Edin Dzeko " Aniga waan raali galiyey Macalin Roberto Mancini si weeyn ayuuna iiga aqbalay laakiin waxaan leeyahay Carlos Tevez Kiiskeeyga yuusan ku mar marsiyoon ee Balaayada uu dhigay sidii uu Xal uga gaari lahaa ha ka shaqeeyo,, (Halkaan ka Aqriso war bixinta oo Tarjuman iyo Coach Roberto Mancini oo qash qashaad eey Raaxada uga qaadeen qaar ka tirsan Laacibiinta Man City,* Sidoo kale Daawo Qiso la la yaabay oo Jaraaidka dalka Germany eey isku mashquuliyeen !!) !!
Weeraryahanka Darbooyinkiisa kulul laga qeeyliyey ee Qaranka reer Bosnia iyo kooxda Manchester City ee Horyaalka Ingiriiska Edin Hussein Dzeko ayaa markii ugu horeeysay waxa uu Guul ka gaaray inuu iska maslaxeeyo Macalinka Man City Mr.Roberto Mancini .
Edin Dzeko ayaa yiri sidan :
?Ich weiß, dass meine Reaktion nicht gut war. Ich habe mich entschuldigt, und der Trainer hat es akzeptiert und gesagt, dass alles okay ist", berichtete der Stürmer auf der City-Website.
,, Waan ogahay Falkii aan sameeyey inuu Qalad ahaa.Waan ka cudurdaartay,Tababarahana wuu iga aqbalay oo waxa uu i yiri wax kaste waa Ok,, Warkaan oo Af German lagu tarjumay waxaa laga soo xigtay(City-Website).
Tan iyo Xiligii uu ku soo biiray Weeraryahan Edin Dzeko Man City wax Qalad ah kama uusan dhex sameeyn kooxdaas, Qaladka hada lagu heeysatana waxa uu yahay Ciyaartii Fc Bayern Munchen Vs Man City (2-0 Champions League) mar la badalay Edin Dzeko Daqiiqadii 55-aad ayuu waxa uu Salaanta ka qaadi waayey Macalin Roberto Mancini.
Weeraryahan Edin Dzeko oo arintaan mar labaad ka hadlaya ayaa yiri sidan :
?Es ist nicht gut für uns gelaufen. Deshalb war ich besonders frustriert", sagte der Bosnier.
Ma aheeyn Habeen dhamanteen noo wada wanaagsanaa .Taas ayaana ugu wacneed inaan Xadka Kontaroolka dhaafo.
Macalin Robert Mancini oo arinta Dzeko ka Jawaabay waxa uu yiri sidan " Dzeko wuu soo hoyday qaladkiisii yaraane wuu qirtay wuuna Safan doonaa kulanka ugu soo horeeya ee Blackborn,, (Barta ugu hooseeyso Beejkaan ka Aqriso war bixinta) !
Edin Dzeko oo sidoo kale u waramayey Tv-ga Sportiga ee SPORT1.de ayaa mar la weeyn diiyey inuu Carlos Tevez yiri marba hadii Edin Dzeko Qaladkii uu galay laga cafiyey anigana waan soo hoyday oo waa la iga cafin doonaa ayaa Edin Dzeko oo hadalkaas ka xanaaqay waxa uu si Caro leh u yiri sidan :
" Carlos Tevez waa la wada ogyahay Saacad kaste ayuu Dambi galaa ee waxaan leeyahay Kiiskeeyga yuusan ku mar marsiyoon ee Dhibka uu dhigay sidii uu Xal uga gaari lahaa ha ka shaqeeyo,,
Coach-ka Man City Mr. Roberto Mancini oo Lacagtii uu doono farta laga saaray si uu ugu soo iibsado Laacibiinta ugu caansan Caalamka ayaa taas badalkeeda wexeey noqotay inuu mar kaste ku Mashquulo ama eey Qoorta isla galaan Laacibiin la sheegay ineey kala wataan Dhaqamo kala duwan.
Mudo hada laga soo wareegay 3-Bilood ka hor waxaa Macalin Mancini nafta u keenay oo ugu yaraan 3 Kiis oo waxa loo yaqaan Scandal-ka galay Xiddiga u Ciyaara Qaranka Talyaaniga balse Asal ahaan ka soo jeeda dalka Ghana waa Mario Balotelli Barwuah.
Jaraaidka Mirror Sport.co.uk waxa uu qoray Xiddigaha Man City ugu degan ee aan Buuqa iyo dhibka jecleeyn ineey kala yihiin Yaya Toure, David Silva iyo James Milner wuxuuna Jaraaidka War bixintiisa sii daba dhigay in Ciyaaryahan Samir Nasri oo ka yimad dhanka koox Nidaam iyo kala dambeeyn uu ka jiray (Fc Arsenal) uu hada ku soo biiray meel Ciyaartooy badan la kala ilaalinaayo .
Ugu dambeeyntii Raali gelinta Weeraryahan Edin Dzeko ayaa wexeey noqotay mid eey qaateen Maamulka kooxda Man City & Macalin Mancini balse Raali galinta la diiday oo loo qabtay ineey socon doonto 2-Isbuuc waa mida falkii Carlos Tevez .
Weeraryahan Edin Dzeko waxaa Horyaalka Germany ee Bundesligaha looga yaqaanay Edin-Gooal wuxuuna Horyaalka dalkaas si la yaab ah kula soo guuleeystay kooxda Wolfsbrug oo eey leedahay Shirkada caanka ah ee Gawaarida ( Volkswagen ).
Ciyaaryahan Edin Dzeko waa weeraryahanada Caalamka kuwooda ugu Siibashada badan ama ka dhex dhuunta Difaacyada halista ah. Dzeko kulamadii ugu dambeeyey ee Horyaalka Ingiriiska wexeey iskugu baxday oo uu aad uga helay Paasaska qorsheeysan ee kaga imaanayey Laacib Samir Nasri Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=eqdrpN20JFw .
*** Dhanka kale qaar ka tirsan Saxaafada dalka Germany ayaa wexeey daba dhigteen Ciyaaryahan Edin Dzeko ka dib markii eey soo bandhigeen Muuqaal Shil ahaa oo dhex maray Difaaca oradka badan ee Qaranka Germany & Kooxda Fc Bayer Munchen Philipp Lahm oo dalkaas looga yaqaan (Flieg Vogel) oo macnaheedu yahay (Shimbirtii Duuleeysay).
Sawirada Qisadaan oo qaar ka tirsan Saxaafada dalkaas Calaamad Su´aal kulul saareen ayaa Xiriiriye.com waxa uu idiin hayaa Muuqaal ahaan sidii eey wax u dhexeen kulankii Fc Bayer Munchen Vs Man City gaar ahaan Shilkii dhex maray Philipp Lahm Vs Ciyaaryahan Edin Dzeko >>> Halkaan ka Daawo http://www.youtube.com/watch?v=xLtSUUNLAaA .
http://www.xiriiriye.com/
Halkaan ka Aqriso Raaligalintii iyo warkii Weeraryahan Edin Dzeko :
Edin Dzeko hat sich für die heftige Reaktion nach seiner Auswechslung im Champions-League-Gruppenspiel von Manchester City bei Bayern München entschuldigt.
?Ich weiß, dass meine Reaktion nicht gut war. Ich habe mich entschuldigt, und der Trainer hat es akzeptiert und gesagt, dass alles okay ist", berichtete der Stürmer auf der City-Website.
Dzeko hatte auf seine Auswechslung in der 55. Minute mit einer abfälligen Handbewegung reagiert und war wortlos an Coach Roberto Mancini vorbeigegangen. ?Es ist nicht gut für uns gelaufen. Deshalb war ich besonders frustriert", sagte der Bosnier.
Sein argentinischer Teamkollege Carlos Tevez war wegen der Weigerung, sich bei der 0:2-Niederlage in München einwechseln zu lassen, von den ?Citizens" für zwei Wochen suspendiert worden.
Trainer Roberto Mancini erklärte die Angelegenheit für längst beendet. «Wir hatten kein Problem mit Edin. Am Donnerstag war das erledigt, wir konzentrieren uns auf Blackburn», sagte Mancini mit Blick auf das nächste Premier-League-Spiel am Samstag. Dzeko hatte auf seine Auswechslung in der 55. Minute mit einer abfälligen Handbewegung reagiert und war wortlos an Mancini vorbeigelaufen. «Es ist nicht gut für uns gelaufen. Deshalb war ich besonders frustriert», sagte der Bosnier.
Sein Teamkollege Carlos Tevez war wegen der Weigerung, sich bei der 0:2-Niederlage in München einwechseln zu lassen, von den «Citizens» für zwei Wochen suspendiert worden. Der Torjäger werde bei ihm keine Rolle mehr spielen, hatte Mancini erklärt. Vor seiner Pressekonferenz wurde eine Erklärung mit dem Hinweis verlesen, bei Fragen nach Tevez werde die Runde abgebrochen.
Mancini äußerte sich dann doch, spielte den Vorfall aber herunter. «Es ist normal, dass ein Spieler nicht zufrieden ist, wenn er das Feld in einem wichtigen Spiel verlassen muss oder auf der Bank sitzt. Das ist eine normale Situation für jeden Trainer», sagte der Italiener und bestritt, dass er die schwierigste Woche seiner Trainerlaufbahn durchmache. Das einzige Problem sei die Niederlage in München. Tevez unterstrich, er sehe keinen Grund für eine Entschuldigung. Er rechnet mit Unterstützung durch die Teamkollegen.
Trainer-Legende Sir Alex Ferguson vom Lokalrivalen Manchester United lobte die «Charakterstärke» von Mancini. Ferguson hatte Tevez beim englischen Meister ab 2007 selbst für zwei Jahre betreut