Weeraryahan Didier Drogba oo iskaga tagaayo Fc Chelsea,* halkuu caga dhigan doonaa, yaa la soo xariiray ? (Halkaan ka Akhriso War bixinta) !!
" Kooxo badan ayaa nala soo xariiray waxaana arki doonaa kooxdii Lacag macquul ah heeysato ayuu yiri Wakiilla Weeraryahan Didier Drogba Mr.Thierno Seydi. Weeraryahan Didier Drogba kooxda Fc Chelsea (The Blue) wuxuu ku soo biiray sanadkii 2004 isaga oo xiligaas laga soo iibsaday kooxda Olympique Marseille ee dalka Faransiiska.
Weeraryahan Didier Drogba intii uu la joogay kooxdiisa Fc Chelsea wuxuu u suurto galiyey inuu la qaado 3-jeer oo Horyaalka Ingiriiska ah iyo sidoo kale 3-Jeer oo koobka FA-Cup ah.
Didier Drogba hada waa 33-jir waxaana loo kordhin waayey Qandaraaska uu kula joogo Naadiga Fc Chelsea kaas oo ku eg xili Ciyaareedkaan. Durbadiiba kooxo badan ayaa tartan ugu jira sidii ay ku soo xero galin lahaayeen Weeraryahan Didier Drogba waxaana ka mid ah kooxaha ilaa hada la soo xiriiray Wakiilkiisa Mr.Thierno Seydi kuwaan >>> Ac Milan, L. A. Galaxy oo uu u ciyaaro David Beckham kana dhisan Horyaalka Mareeykanka iyo Anschi Machatschkala oo iyana dhawaan iibsatay Laacib Samuel Eto'o.
Waxaa sidoo kale jira kooxo kale oo doonaya Didier Drogba kuwaas oo ka kala dhisan Horyaalada Qadar, Russia iyo USA. (Hoos kala soco War bixinta) >> Filo wax yar ka dib Warar Top ah oo hawada ku soo jira <<
Drogba verlässt Chelsea mit Saisonende
### Didier Drogba wird den englischen Vizemeister Chelsea im kommenden Sommer verlassen. Der 33-jährige Stürmer von der Elfenbeinküste hat eine einjährige Verlängerung seines auslaufenden Vertrages bei den ?Blues" abgelehnt, wie sein Agent Thierno Seydi am Dienstag mitteilte.
Drogba, der 2004 von Olympique Marseille nach London gewechselt war und mit Chelsea drei Meistertitel sowie drei FA-Cupsiege holte, werde sich nach lukrativeren Angeboten umsehen. ?In Didiers Alter muss er sich als Spieler nicht mehr beweisen. Er wird dorthin gehen, wo er am meisten Geld kassiert", erklärte Seydi.
Deshalb habe sein Klient auch ein Angebot des AC Milan ausgeschlagen. Zur Diskussion stehen Engagements in Russland, Katar oder den USA. Besonders interessiert sein soll L. A. Galaxy, nachdem David Beckham den MLS-Meister Ende Dezember verlassen wird. Auch Anschi Machatschkala aus Russland, der Arbeitgeber von Samuel Eto'o, wurde mit Drogba bereits in Verbindung gebracht.