Gabdho Soomaaliyeed oo la sheegay ineey Cabsanaayeen ayaa ku goobtay ama iskugu tagay Lamaane Ingiriis ah >> Booliiska oo goobta si deg deg ah ku soo gaaray markii la isku Ciil baxay ka dib. (Halkaan ka Daawo Dagaal Saf balaaran ah oo dhacay) !!
Hadal heeynta ugu badan dalka Ingiriiska wexeey noqotay Gabdho Soomaaliyeed oo iskugu tagay Lamaane Ingiriis ah ka dib markii ay jidka u galeen iyaga oo iska jirin. Afar gabdhood oo labo walaalo tahay ayaa ku goobtay gabar cadaan ah oo u dhalatay dalka Ingiriiska.
Gabdhahaan oo la sheegay ineey cabsanaayeen waxaa la soo taagay hada Maxkamad waxaana Sawiradooda lagu soo daabacay dhamaan inta badan Jaraaidyada dalka Ingiriiska ugu afka dheer.
Gabdhahaan ayaa lagu kala magacaabaa Hibo iyo Cambaro oo walaalo ah, 24 jir iyo Ayaan & Ifrah oo ilma adeer ah, labaduba waa 28 jiro sida ay shaaciyeen Warbaahinta dalka Ingiriiska.
Goobta Dagaalka uu ka dhacay oo ayaa waxaa soo gaaray Ciidamada Booliiska balse qaar ka tirsan Gabdhihii Soomaalida ayaa sheegay ineey Weerada ama Dagaalka sii wadayaan inta ay ka dhimaneeyso Gabadhii Cadaanka eheed ee ay iskugu tageen.
Halkaan ka Daawo Yaabka dhacay http://www.youtube.com/watch?v=yxooxqqcN4o