Dhibka iyo Yaabka ka taagan dalka Somalia mid la mid ah oo ka dhacay dalka Jarmalka iyo arintaan oo dad badan ka yaabsatay (Daawo kala Cararka dhacay)
In ka badan 20 Sananadood dalka Somalia waxaa ka taagan qalalaase iyo Qarbudaad waxaana maalin kasta si bareer ah loo Dilaa dad aan waxba galabsan kuwaas oo siyaabo kala duwan loo toogto ama nafsadooda ku waaya.
Qiso aad loo la yaabay ayaa wexeey ka dhacday dalka Germany oo dhanka Nabada lagu tiriyo wadamada ugu wanaagsan Caalamka gaar ahaan dalalka Yurub. Nin 54-jir ah oo lagu magacaabo Rudolf ayaa si lama filaan ah waxa uu Maxkamadii dambigiisa qaadeeysay ugu dhex toogtay Qareenkii ama Xaakimkii Dawlada oo 31 jir ahaa kaas oo lagu magacaabi jiray Tilman.
Ninka wax toogtay oo lagu soo eedeeyey wax is dabamarsiin ayaa waxa uu soo qarsaday Hub wuxuuna si bareer ah Madaxa uga toogtay Garsoore Tilman oo intii Isbitaalka loo la sii cararayey ku geeriyooday wadada.
Kiiskaan ayaa waxa uu buuq fara badan ka dhaliyey gudaha dalka Germany maxaa yeelay Dadka la Maxkamadeenayo waxa ay soo maraan goob looga soo baaro ineey Hub ama wax yaabo kale oo qatar ah wataan balse Ninka wax toogtay ayaa ilaa hada waxaa ku socoto baaris iyo qaabkii uu Hubka ugu soo dhex qarsaday Gudaha Maxkamada magaalada Dachau oo ah halkii uu dhibka ka dhacay.
Ein Mann hat am Mittwochnachmittag während eines Prozesses am Amtsgericht Dachau in Deutschland einen Staatsanwalt erschossen. Dies teilte das Justizministerium in München mit. Zuvor hatte der Angeklagte nach Polizeiangaben auch auf den Richter geschossen.
Nach ersten Ermittlungen des Polizeipräsidiums Oberbayern Nord in Ingolstadt zog der 54-Jährige während der mündlichen Verhandlung am Amtsgericht - es war gegen 16.00 Uhr - plötzlich eine Waffe. Er schoss damit wie wild um sich. Zunächst zielte er auf den Richter, danach streckte er mit drei Schüssen den 31 Jahre alten Staatsanwalt nieder. Das Opfer stammte nach Polizeiangaben aus München. Das Amtsgericht in Dachau liegt im Zuständigkeitsbereich der Staatsanwaltschaft München 2. Der Täter ist aus Dachau.