Weeraryahan Miroslav Klose oo Ceebeeyey Taageerayaasha nuuca Wasaqiinta & Cunsuriyiinta loo yaqaan ee kooxda SS Lazio iyo arintaan oo eey aad u soo dhaweeyeen Saxaafada Dalka Germany (Halkaan ka Akhriso dhoor war bixin oo aanu idiin soo aruurinay kana Daawo Sawirka gudaha Sheekada eey bilaabeen Taageerayaasha SS Lazio)
Dalka Germany iyo Jaraaidyada Caalamka ayaa mar qura waxaa is qabsatay hadal heeynta Fadeexo la la doonayey Weeraryahanka Qaranka Germany iyo kooxda SS Lazio Miroslav Klose .
Kooxda SS Lazio oo ka dhisan caasimada dalka Talyaaniga ee Roma waa naadiga ugu cunsuriyiinta badan Caalamka dhanka Taageerayaasha wexeeyna si aan qarsooneeyn u Taageeraan Aabihii weeynaa ee Cunsuriyiinta Caalamka waa Mr.Hitler.
Miroslav Klose waa Xiddigii Isbuucaan u suurto galiyey kooxda SS Lazio ineey dhibcaha ka tirsadaan naadiga eey ifka iskugu neceb yihiin ee As Roma ka dib markii uu gool ka dhaliyey ilbiriqsidii ugu dambeeyey ee ciyaarta Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=cFjNWz9Xg7E.
Miroslav Klose oo Isbuuc walba kooxda SS Lazio gool u saxiixo hada waxa uu noqday Xiddig eey jecel yihiin Cunsuriyiinta Fashtiistaha loo yaqaan ee Taageera mar kasta Mabaadii´dii Hitler.
Taageerayaasha SS Lazio wexeey boorar ku soo qorteen sidan (Klose mit uns) oo macnaheedu yahay anaga Cunsuriyiinta ah ayaad naga mid tahay. Arintii ugu yaabka badneed wexeey noqotay markii mid ka tirsan Taageerayaasha Cunsuriyiinta ah ee kooxda SS Lazio uu korka ama Madaxa ka saaray Weeraryahan Klose Shaal eey labada Dhinac uga taalay Lazios Ultras & Calaamada Hitler.
Miroslav Klose oo Shaalkaas si deg deg ah is kaga dajiyey ayaa hada markii ugu horeeysay waxa uu dhiibay wareeysi kulul oo baaq u ah Taageerayaasha Anshax darada la soo raadsaday.
Hadaladii ugu muhiimsanaa Weeraryahan Miroslav Klose hadaanu soo qaadano waxaa ka mid aha kuwaan : Miroslav Klose " Taageere Lazio is Ok laakiin marnaba ma dhici doonto inaan Taageerayaashaas ku amaano ficilkooda qaabka daran waana ogaa ineey ila soo raadsan doonaan waxyaabo qaabdaran oo ka baxsan Sharciyada Ciyaaraha kubada cagta, Waxaan leeyahay Siyaasada iyo Cunsuriyada meelna kama soo galaan Ciyaaraha kubada cagta ee garoomada banaanka ha ka joogeen,,
Hadalka Miroslav Klose oo soo jiitay Shacabka dalka Germany waxa uu si weeyn kaga duwanaaday moowqif ahaan Ex Lazio Player Weeraryahan Paolo Di Canio oo Taageerayaasha SS Lazio Cunsurinimada ku taageeray weliba dhoor jeer u dabaal degay Qaabkii Hitler oo kale Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=zwZ1Yn0F8Bk&feature=related .
Arinta ugu yaabka badan ayaa sidoo kale wexeey eheed Klose oo war bixintiisa sidan ku yiri " Saxaafada hada ayeey Ciyaal suuqiinta warkooda buun buuninayaan aniga mar hore ayaan la socday ineey sheekadaan iila imaan doonaan laakiin kooxda Lazio waxaan u saxiixay heeshiis ku eg ilaa iyo 2014-ka waxaana filayaa ineey iila imaan doonaan wax ka sii xun Shaalkii eey Madaxa iga saareen,, (Shaalkii Cunsuriiyiinta ama Caalaamada Hitler eey ku taalay).
Xiriirka kubada cagta ee dalka Talyaaniga oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan (FIGC) ayaa hada wexeey bilaabeen baaritaan weeyn oo la xiriirta dhibaatooyinka eey geeysteen Taageerayaasha Cunsuriyiinta ah ee kooxda SS Lazio.
HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WARARKII EEY JARAAIDYADA KA QOREEN KLOSE VS CUNSURIYIINTA CIYAAL SUUQIINTA AH :
# seinem Siegtreffer im Römer-Derby hat sich Nationalstürmer Miroslav Klose bei den Lazio-Fans unsterblich gemacht. Doch die Feierlichkeiten um den Deutschen haben einen extrem faden Beigeschmack.
Das musste ja so kommen. In diesen Kreisen sowieso. Und wahrscheinlich war"s nur der Anfang. Als Miroslav Klose mit der S.S. Lazio am Sonntag Abend zum Lokalderby gegen die A.S.Roma antrat, hielten die ?unbeugsamen" Fans aus der Nordkurve ein Transparent in die Kameras: ?Klose mit uns" stand drauf. Auf deutsch natürlich.
So wie es - ?Gott mit uns" - zu Hitlers Zeiten auf den Koppelschlössern der deutschen Wehrmacht stand. Und damit kein Zweifel aufkommen konnte, woran die Lazio-Tifosi tatsächlich dachten, hatten sie die beiden ?s" in dieser Wendung auch noch als Runen-S geschrieben. Wie Hitlers ?SS" das seinerzeit tat.
Gut, die Lazio-Fans sind ruhiger geworden in den vergangenen Monaten. Insgesamt haben gewalttätige Ausschreitungen abgenommen, seit das italienische Innenministerium in der vergangenen Saison den ?Fan-Pass" eingeführt hat. Gerade den ?Laziali" waren die dadurch enorm verstärkten Überwachungsmöglichkeiten und die neuen, massiven Polizeikontrollen entschieden zu viel; aus Protest kauften sie um 80 Prozent weniger Dauerkarten fürs Stadion - und zwischendurch lösten sie sogar ihre traditionelle, berühmt-berüchtigte Nordkurve auf.
Dabei ist der Kern der siebtgrößten Fangemeinde der italienischen Serie A im Herzen das geblieben, was er immer schon war: rechts bis rechtsextrem. Das zeigen Sonntag für Sonntag die Transparente in den Stadien; das bewiesen am Sonntag Abend die Sprechchöre gegen den ?Feind" von der A.S.Roma: ?Und jetzt alle zusammen: die Gelb-Roten sind Juden, sind Juden..."#
Stürmer Di Canio outete sich als "Faschist"
# Von historischer Sensibilität natürlich keine Spur: Just am selben Kalendertag, dem 16. Oktober 1943, waren die 2000 Juden Roms von den Nazis gesammelt und in die Konzentrationslager gekarrt worden; nur eine Handvoll von ihnen kehrten zurück. Und während die Lazio-Fans am Sonntag im Stadion gröhlten, zogen tausend Menschen im Gedenkmarsch schweigend durch die Innenstadt.
Zu Lazio gehörte bis 2006 der berüchtigte Stürmer Paolo Di Canio, der es sich trotz wiederholter Abmahnung und internationaler Entrüstung nie nehmen ließ, seinen Fans den erhobenen rechten Arm zum ?römischen Gruß" entgegenzurecken. ?Faschist bin ich, Rassist aber nicht", war das äußerste, was Di Canio sich als Entschuldigung entlocken ließ.
Wie er und der Verein diesen Haltungen gegenübertreten oder sich im Eskalationsfall davon distanzieren, das werden die nächsten Monate zeigen - oder die nächsten Jahre, denn Klose will bis 2014 bei Lazio bleiben. Und er weiß, was ihn erwartet.
Von einem immerhin ist die Welt bisher verschont geblieben: Trotz Kloses phänomenalem Siegtreffer, 20 Sekunden vor Schluss, wagte am Montag keine italienische Zeitung die Schlagzeile: ?Klose über alles". Normalerweise haben sie mit der ?über-alles"-Formulierung bei deutschen Themen entschieden weniger Hemmungen.#
#Lazio Roms neuer Torjäger Miroslav Klose hat sich von faschistischen Fans distanziert. Er sei ?wütend" darüber, dass einige Lazio-Fans beim Stadtduell am Sonntagabend gegen die AS Roma ein Spruchband mit der Aufschrift ?Klose mit uns" mit zwei runenartigen ?S" hochhielten.
?Die Politik muss aus dem Stadion bleiben", zitierten Italiens Sporttageszeitungen Klose am Mittwoch.
Runenschriftzeichen wurden von den Nationalsozialisten für die Abkürzung SS verwendet. Lazios Ultras sind seit Jahren für ihre faschistischen Parolen berüchtigt. Der italienische Fußballverband (FIGC) hat jedenfalls eine Untersuchung des Vorfalls im Derby eingeleitet.#