Ashley Cole & Florent Malouda oo ku biiray Shirkada uu Drogba dharka u Xayeysiiyo (Iyo Magacyada Wadamada eey ka shaqeeyso Shirkadaan)
Ciyaar yahan Didier Drogba ayaa ku guuleeystay inuu Kooxda Chelsea ku celiyo ama u sii dheelo Ashley Cole oo Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid si aad ah u doonayeen. Drogba oo mudo 2-sano ku dhaw Dharka Fashion-ka ah u xayeysiiyo Shirkad laga leeyahay Dalka Ingiriiska ayaa waxa uu u soo qal qaaliyey ineey Shaqadaas la qabtaan Saaxiibadiisa kala ciyaara Kooxda Chelsea Ashley Cole iyo Florent Malouda. Shirkadaan oo Dunida ku leh qeeybo badan oo Dharka lagu xayeey siiyo ayaa waxaa ugu waa weeyn meelaha eey Baranji ama Xafiisyada ku leedahay USA, Canada, Germany, France Spain, Japan & Holland waxaana la yiraahdaa One of The Model Posted in Fashion (search model) Cole ayaa si aad ah ugu mahad celiyey Drogba waxaana uu sheegay in uu waligiis ku Riyoon jiray Shaqaan fudud ee xayey siinta Dharka isagoo si kaftan ah u yiri : waxaanu isku arki doonaa Xayey siinta Dharka Nelly oo ah Heesaa caan ah oo aan saaxiibo qaali ah nahay.
Nelly ayaa Model-ka Koob ku qaaday sida Buuga Flava R & B Divas.