HomeSportsContactSawiroWararkiihorecars

Halkaan waxaa kala socon kartaa Mucjisooyinka Caalamka & Barnaamishka Ila Qosol.

... No Links Defined ...
Videos - barnaamijka layaab
... No Links Defined ...
      coach

    Maxaad ka taqaan 15-ka Tababare ee Dunida ugu wanaagsan? yaa 1-aad ilaa 15-aad soo buuxiyey ?? (Halkaan ka Daawo Macalimiintaan kuwa ugu Xamaasada badan)

    Telefishinka Caalamiga ah ee dhanka Sportiga ku hor maray ee loo yaqaan Canal-plus kana dhisan Dalka Faransiiska ayaa waxa uu qaaday Cod bixin socotay mudo ka badan bil oo loogu magac daray Yaa ugu wanaagsan ama ugu Qabiirsan Macalimiinta Kooxaha ama Qaramada ee Caalamka ka jira??
     
     
    15-Tababare ayaa isla markiiba loo codeeyey, wexeeyna Kaalimaha ugu kala hormareen sidan:
     
     
    1- Jose Morinho Ex Inter, New Real Madrid.
     2- Vicente del Bosque, Qaranka Spain.
     3- Sir Alex Ferguson, Manchester United.
    4-Josep Guardiola , Fc Barcelona.
    5- Luis Van Gaal, Fc Bayer München.
    6- Carlo Ancelotti , Fc Chelsea.
    7-Joachim Löw, Qaranka Germany.
    8-Roy Hodgson, Ex Fulham, New Liverpool.
    9-Arsene Wenger, Arsenal.
    10- Rafael Benitez, Ex Liverpool, New Inter.
    11-Laurent Blanc, Macalinka Cusub ee Qaranka France.
    12- Frank Rijkaard, Galatasaray, Ex Barcelona.
    13-Fabio Capello, Qaranka England.
    14-Didier Deschamps, Marseille.
    15-Milovan Rajevac, Qaranka Ghana.
     
     
    Halkaan hoose ka daawo kuwa Macalimiintaan ugu Xamaasada badan:
     
    Morinho: http://www.youtube.com/watch?v=fK3LPJUldxA&feature=player_embedded
     
    Ferguson: http://www.youtube.com/watch?v=QV2GHOx3V7E
     
    Wenger: http://www.youtube.com/watch?v=DyZ4iQvCC8Y
     
    Van Gaal: http://www.youtube.com/watch?v=aKNxgjj5T8Q&feature=PlayList&p=B68E16EAF5421348&playnext=1&index=65
     
    : http://www.youtube.com/watch?v=aKNxgjj5T8Q&feature=PlayList&p=B68E16EAF5421348&playnext=1&index=65
     
    Benitez, Ex Liverpool: http://www.youtube.com/watch?v=ahujcbEGyM4&feature=related
     
     
    BY: Omar Ali Omar
    Xiriiriyaha  sportiga
    http://www.xiriiriye.com/
    omarjuva9@hotmail.com

     
    zinadin
    Basket
    yaa
    Feedback
    Qiso
    spain2
    final
    Taariikh
    robinho2
    philip
    arjen
    yaya
    auto
    karton
    suuqa
    cole
    hoyo
    van
    ikar
    kaka
    totti
    turkiga
    4
    Mas
    raul
    mata
    coach
    jimmy
    aguero
    tartan
    amir
    an
    cr
    mofarah2
    ag
    cup
    mb
    Gerrard
    ar
    fifa
    jaabir
    gh
    cf
    dd
    el
    k
    m
    rk
    ivan
    diego
    yb
    deco
    valencia
    bilad
    moscow
    sp
    cole
    dublin
    p
    c
    wr
    peter
    s
    som
    stefi
    gool
    sa
    live
    talo
    3geesood
    sansiro
    cl
    iq
    sharci
    nani
    obama
    keevin
    mesut
    ribery
    ramo
    wargeys
    xaj
    miki
    cars
    bayern
    qasaaro
    faalo
    guul
    rk
    axad
    rayi
    vodka
    david
    carlos
    ibra
    alex
    italy
    neymar
    jm
    wahiba
    qorituur
    pele
    frank
    sky
    sigaar
    warar
    hapy
    forlan
    bo
    ceni
    uk
    been
    knaan
    saaxiibo
    kalasaar
    guul
    dheel
    euro2012
    94
    Halkaan waxaad kala socon kartaa heeso cusub (new songs) oo u badan heesaha cayaaraha.
    Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
     Chelsea
     Arsenal
     Manchester united
     Liverpool
     Manchester City
     Tottenham


    Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
     Inter
     Juventus
     Milan
     Roma
     Fiorentina
     Napoli


    Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
     Barcelona
     Real Madrid
     Valencia
     Sevilla
     Deportivo La Coruna
     Atletico Madrid


    Heeso video ah

    Xiriiriye.com