HomeSportsContactSiiSiiSomband2011Bye20112012Naceeyb1RonaldoRiyo1
 Mucjiso iyo La Yaabka Dunida. Wiil Yar oo madaxa ku socda - Daawo video
 Ciyaaryahan Zlatan Ibrahimovic oo noqday Xiddiga ugu Mucaaradnimada xoogan maslaxa ciyaaraha, Taageerayaasha Fc Barca, Juve & Inter Ma jecla Ibra  - Halkaan ka Daawo waxa eey ka sameeyeen Video
 Weli ma aragtay Eeey Kushineeto sidii Beniaadamka camal u wata oo weliba la soo jiireen kara ? - Halkaan ka Daawo Video
 Maajaajilo Mr Bean oo af Reer waqooyi ku hadlaayo halkaan ka Daawo - Video
 Halkaan ka Daawo Real Madrid oo Koobka Spain sidii Championka ineey qaaday camal ugu dalaabdegtay (Abaar Koob) - Video
 Halkaan ka Daawo Goolasha Serie A 2010/2011 Part 1 - Video
 Man City & Yaya Toure oo Man Utd Dhulka la simay inta ka Daawo  - Video
 Halkaan ka Daawo Heesta Dhibaatada uu leeyahay Facebooka laga sameeyey - Video
 Soomaalida hadeey tagtay Wadamadii Ciyaaraha kubada cagta laga soo gaaray weli wexeey ka dhamaan la yihiin ku ciyaarista Saraawiisha lugaha dhaa sheer & Kabo la aan - Video daawo yaabkaan
 Halkaan ka daawo Waayeel Jaceyl dartiis Wiil yar isku badalay ! - Video
 Halkaan ka daawo 15- Gool oo Top ah oo eey dhalinayaan Laacibiin caan ah  - Video ku raaxeeyso Golashaan
 Inta ka Daawo Heesta Safar oo Buuraha la isla koray - Video
 Halkaan ka Daawo Xiddigii Ebid ugu nasiibka badnaa, Ciyaartiisii ugu horeesay oo safay ayuu Goolkii Sanadka dhaliyey - Video Daawo
 Halkaan ka Daawo Heesta Canab oo Jaceyl dartiis Cuntada lagu kor fakaray - Daawo Mirahaan Caashaqa !
 Eric Abidal oo noqday Xiddiga eey ugu jecel yihiin Ciyaartooyda & Taageerayaasha FC Barcelona - Daawo Cadeenta !
 Halkaan ka Daawo qaabka uu Eric Abidal u duceeysto una Difaaco kooxdiisa Fc Barcelona - Video Murugo ah
 Halkaan ka Daawo Ciyaartooyda Caalamka ugu Caansan xiligii eey Caruurta ahaayeen Qeybtii 4-aad - Video
 Laacibiinta Caalamka xiligii eey Caruurta ahaayeen halkaan ka Daawo Qeeybtii 2-aad - Video
 Mario Ballotelli oo mararka qaar eey Maskaxdiisa gadal gadaal u shaqeeyso - Halkaan ka Daawo Qaabdarada uu sameenaayo
 Halkaan ka Daawo Nin Mareeykan ah oo Af Soomaaliga si wanaagsan u bartay hadana la baxay magaca Jabriil ! - Daawo Video
 Halkaan ka Daawo Wariyaha Tv-ga qaranka Japan oo Taageero isla qarin waayey ka dibna qeeylo ku dhaqaaqa - Video
 Hablaha ama Gabdhaha Soomaaliyeed oo la sheegay ineey Hablaha kale ee Qaarada Africa aad uga Qurux badan yihiin welib shaqo ka hela mar kasta xayeeysiinta Dharka - Video Daawo dumarkeena Soomaaliyeed Quruxdooda
 C.Ronaldo oo Ceejo dhakab ku siiyey xiddiga eey hada iskugu jecel yihiin Ciyaartooyda ee Marcelo & C.Ronaldo oo Qadariya Laacibiinta eey Dagaalka isku bartaan ka soo biloow xiligii W.Rooney !! - Daawo Saqiir Suujintaan 1
 Halkaan ka Daawo Xulka Qaranka Germany oo 1993-kii ka dib markii ugu horeeysay si Dirqi ah uga badiyey Xulka Qaranka Brazil ! - Video
 Saqiir yar oo Cabista Sigaarka Iskoor cusub jabshay Inta ka Daawo yaabkaan - Video
 Gabar Soomaaliyeed oo Su´aal si toos ah u weeydiisay Madaxweeynaha Mareeykanka Mr. Barack Obama halkaan ka Daawo - Video
 Caasi waalidiinoow Xaal qaado. Halkaan ka Daawo dhalinta Yurub ku kortay sida eey Waalidkood uga inkaarsadaan ! - Video Tiiraanyo
 Qixii iyo Kala cararkii Shabaab ku dhacay ka dib markii eey Mamnuuceen Ciyaaraha kubada Cagta Daawashadooda Hees lagu alifay Halkaan ka Daawo Cuqubaa qabsatay Sport Naceeybkooda - Daawo Video
 Halkaan ka Daawo Fc Barcelona Fc Porto ka qaaday Super-Kobaha Yurub 2011 - Video
 Maxaad kala socota sida eey isku Jeclaayeen xiligii eey Caruurta ahaayeen Laacibiinta kala ah Cesc Fabregas iyo Gerald Pique : Inta ka Daawo  - Video
 Halkaan ka Daawo 11 Septembar Dhibkii dhacay iyo Dhiigii daatay - Video
 Halkaan ka Daawo Taageerayaasha Fenerbahce oo garoonkooda laga mabnuucay halka Dumarkii & Caruurtii loo ogolaaday eey soo xaadireen 46-kun oo Taageere ka dibna Garoonkii waxaa is qabsaday Qeeylo aan horay loo arag - Video
 Yaab : Ronaldinho oo Qalay Cristiano Ronaldo halkaan ka Daawo  - Video
 Hooyada Dhashay Mesut Özil iyo Walaashiis sida eey ugu egyihiin halkaan ka Daawo  - Video
 Halkaan ka Daawo kooxaha Isku magaalada ah ee Ifka iskugu neceb iyo qaabka eey isku Jilaafeeyaan  - video
 Wacdaraha & Mucjisooyinka Laacib Frank Bilal Ribery Halkaan ka Daawo - Top Video
 Halkaan ka Daawo kulan Xaraarad badan oo dhex maray Germany Vs Turkiga & Laacibiin Saaxiibo ahaa oo is jilaafay - Video
 Halkaan ka Daawo Qosolkaan C.Ronaldo oo Difaaca Qaranka Spain inta is dul saaray suu gambis ugu waday iyo Goolkii Sanadka oo uu dhali lahaa ayaa waxaa si qaab daran Hobseet uga galiyey Nani ka dibna Taageerayaasha C.Ronaldo wexeey Nani ku tilmaameen Stupid !! - Video : Taageerayasha C.Ronaldo oo Nani Stupid ku tilmaamay !
 Mucjisooyinka Caalamka : Halkaan ka Daawo Libaax si toos ah u Cunay Ninkii Xanaaneeyn jiray & Askar goobtii timid oo Libaaxii Xabad la dhacday !! - Digniin :Ha isku Daawan hadaad ka nixi doonto !!
 francesco Totti oo Horyaalka Talyaaniga ka dhaliyey in ka badan 201 Gools, Halkaan ka Daawo kuwii ugu wanaagsanaa ! - 201 Totti Goals
 Halkaan ka daawo wiilka zidane enzo zidane oo wacdaro cusub la soo baxay iyo aabihiis oo markasta kor ka waardiyeeya - video daawo
 Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee serie A 2010/2011 - DAAWO VIDEO GOOLAL RAAXO AH !!
 Halkaan ka daawo Goolashii horyaalka Ingririiska ugu Xaraarada badnaa 2010/2011 - Video ku Raaxeeyso from Xiriiriye
 Halkaan ka Daawo Goolal Mucjiso ah qaasatan kuwa Biriqda ah oo uu dhalinaayo Robin Van Persie - Video Daawo Goolasha Biriqda
 Weeraryahan Luis Suarz oo Caalamka looga yaqaan Shaydaankii Qaniinyada halkaan ka Daawo Balaayada uu dhigay - Vedeo Luis Suarez waa Xiddig jiran
 Mararka qaar falalka uu ku kaco Weeraryahan W.Rooney Caruurta xitaa kuma fakaraan - Daawo Video Ceebta uu dhigay W.Rooney
 Yaab : Xiddigii Qaranka Italy ee dhanka Tartanka Mootooyinka Caalamka oo Taageerayaashiisa ka dalbaday ineey Websetkiisa cusub ku darsadaan Daqiiqado yar ka dibna si Live ah u geeriyooday - DAAWO Marco SiImoncelli oo si Live ah u geeriyooday
 Weli ma aragtay Odayaal Weekiyo Waayeel ah oo inta Ciyaar eey ka badiyeen Koox Dhalinyaro ah ka dib Bakoorado soo qaatay Ciyaartiina qanaday !! - DOO XAYEEYSIIN TOP AH
 Halkaan ka daawo Ujeedo xun  - video
 Halaan ka Daawo C.Ronaldo Wiil uu abti i u yahay, Walaashiis iyo Eeeygisa - video
 Taageerayaasha Leo Messi oo C.Ronaldo ku tilmaamay sigaar yacab hubeeysan Halkaan ka Daawo - Video
 Halkaan ka Daawo Goolashii ugu wanaagsanaa Uefa Champions League 2010/2011 - Muuqaa Video
 C.Ronaldo & Leo Messiga cusub halkaan ka Daawo Mucjisada soo socota  - Video
 Qosolkii ugu yaabka badnaa Calaamka >> Halkaan ka Daawo Niman Cadaan iyo Madoow ah oo Dadka waalay ka dib markii ay iskaga dhigeen ineey hal Ruux yihiin (Yaaab) - Qosolkaan Daawo hadaad rabto inaad Madax Xanuunka iyo Xanaaqa iska iloowdid !!
 Halkaan ka Daawo Laacibiin caan ah oo laga dhigay Dhirta ay ka baxdo Paastada loo yaqaan Nudel-ka Spaghetti  - Muuqaal Video
 Weli ma daawatay Baashaalkii ugu kululaa ee Leo Messi iyo Lamaanihiisa? Inta ka Daawo Messi oo Qosol ka bixi la  - Video Baashaalkii Leo Messi
 Taladii Toora Boora >> halkaan ka Daawo Ruwaayad Qosol badan oo Qaraxyada Shabaab laga sameeyey  - Video
 Weeraryahanka Man City & Qaranka Argentina Sergio Aguero oo Wiilkiisa Benjamin Aguero isaga oo aad u yar ku bilaabay barista Darbooyinka kulul - Daawo muuqaal Video
 halkaan ka daawo muuqaal aad naxdin badan oo wariyaha Aljazeera uu ka soo diray dalka somalia gaar ahaan Muqdisho iyo nawaaxigeeda  - Video Naxdin iyo Murugo xambaarsan
 Neymar oo lagu wado mustaqbalka dhan inuu ku biiro Real Madrid kana dhiciyo Barca iyo Messi oo iska bartay - Daawo Video
 Ninkii Taksiilaha ahaa muxuu sameeyey markii ay damceen Leo Messi iyo Mascherano ineey gaarigiisa ka degaan - Daawo Yaabka Video-ga
 Daawo Goolal aad u qurxoon - Daawo Goolal aad u Qurux badan
 Fc Barcelona oo qaaday Koobkii Qaaradaha > Daawo - Daawo Barca oo qaaday Koobkii Qaaradaha
 Daawo Wacdaraha Laacib Benzema - Video
 Daawo Pass-kii Waalida ee David Beckham - Video
 Giggs iyo Henry oo isku faanay, mexeey isku sameeyeen halkaan ka daawo - Video
 Fernando Torres muxuu ku soo kordhiyey Fc Chelsea? Aaway Lacagtii faraha badneed? Wuxuu ka bixi la yahay Xayeeysiin iyo Lacag aruursi kale Halkaan ka Daawo yaabkaan  - Video
 Gambis aad u Xaraarad badan halkaan ka Daawo - Video
 Farxadii & Dabaaldegii Diyaarada Dusheeda >> Iniesta,Messi, Pique, Puyol iyo Xavi Hernandez DAAWO - Video
 Halkaan ka Daawo QosolkaanLaacibiinta ugu caansan Caalamka ma yaqaaniin Luuqada Engliash-ka - Video Muuqaal
 Daanyeer Caalamka ka yaabsaday Daawo yaabka uu sameenaya. - Video Yaab Daawo
  Clfn2011

Saadaashii Xiriiriye.com oo Fiinaal soo Caga dhigatay, Yaa Qaadi doono Koobka? <>Taageerayaasha & Ciyaartooyda Fc Barcelona oo Eric Abidal Taageere weeyn u noqday,* Xabi Alonso iyo C.Ronaldo oo Hadal la la yaabay Saxaafada siiyey, * Man Utd Fiinaalaha Champions League ma ka aarsan doontaa Fc Barcelona ? * Raúl González oo sheegay in Taageerayaasha Old Trafford eey Ciyaartooyda ManU ka soo horjeeda Qal qal galiyaan, * (Halkaan ka Daawo Faaqidaada Champion-ka &Taageere Fc Barcelona ah oo Rabay inuu C.Ronaldo Koofida Barca Madaxa u galiyo) 

 (War Bixin Fc Barcelona Vs Real Madrid ) Kooxda kubada cagta ee Catalonia Fc Barcelona ayaa xaqiijisay ineey taagan tahay Ciyaarta kama dambeeysta ah ee Koobka Uefa Champions League oo lagu wado in lagu qabto 28.5.2011 Garoonka Wembley Stadium oo ku yaal Magaalada London. Fc Barcelona wexeey 1-1 la gashay kooxda Real Madrid oo eey Ifka iskugu neceb yihiin.
 
Kulankii hore ee ka dhacay guriga kooxda Real Madrid oo ku soo dhamaaday 0-2 iyo kan hada ka dhacay Guriga Fc Barcelona oo labada kooxood eey ku kala bexeen 1-1 ayaa isku dar waxa uu ka dhigayaa Goolasha eey kooxda Barcelona ka dhalisay Real Madrid 3-1. Goolka Fc Barcelona waxaa Daqiiqadii 54-aad ee ciyaarta qeeybteedii dambe u saxiixay Ciyaaryahan Pedro Eliezer Rodríguez Ledesma balse 10-daqiiqo ka dib waxaa Real Madrid goolka Bareejada u dhaliyey Ciyaaryahan Marcelo Vieira da Silva Júnior Daqiiqadii 64-aad. Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=A8b-4hhxmVc .
 
*** Taageerayaasha iyo Ciyaartooyda kooxda Fc Barcelona ayaa si weeyn ula dabaal degay ama u soo dhaweeyey Xiddiga Qaranka France & kooxda Fc Barcelona Eric Abidal oo dhawaan maray Qaliin halis ah oo dhanka Caloosha ama beerka looga sameeyey, Eric Abidal waxa uu badal ku soo galay ciyaarta Daqiiqadii 91-aad wuxuuna badalay Carles Puyol.
 
*** Ciyaarta intii eey socotay waxaa Garoonka weeyn ee Camp-Nou soo dhex galay Taageere lagu sheegay inuu Dhiigiisa midabka Fc Barcelona noqday wuxuuna Ninkaan wareersan doonayey inuu Cristiano Ronaldo u galiyo Koofi ka sameeysneed Midabka Barca.
 
*** Xiddigaha kooxda Calaktikos Real Madrid ee kala ah Cristiano Ronaldo iyo Xabi Alonso wexeey wareeysiyo aan horay looga baran oo xambaarsan Fadeexo hawada u marsiiyeen qqar ka mid ah Garsoorayaasha ama Alabiitarayaasha.
 
Cristiano Ronaldo waxa uu yiri sidan : " Qaar ka mid ah Alabiitayaasha wexeey qarsan waayeen Taageeradooda Fc Barcelona hadaan ogaan leheen ineey waxaan dhacayaan halkii aan ka nimid kama soo dhaqaaqi laheeyn oo Fc Barcelona Kubada kaligood ayaan u deeyn leheen waxaana Alabiitarayaasha ugu dari leheen Koobka Spain ee aan heeysano si eey Fc Barcelona isagana farta uga saaraan, Cristiano Ronaldo oo hadal kiisa sii wata waxa uu yiri Garsoore iyo Shaqsi adag Pierluigi Collina ayaan u aqaan "
 
*** Xabi Alonso oo isna dhankiisa eey ka muuqatay murugo baaxad weeyn ayaa waxa uu yiri sida tan : " Waxaa hubaal ah in uu Firimbiga/Seeriga uu na reebay oo Ciyaar aanan na lagu reebin wax kastoo dhacay-na qaladkeeda waxaa lahaa Alabiitarayaasha sida tooska ah ula saftay Fc Barcelona oo inta badan Ciyaartooyda kooxda Real Madrid Dhaawacyo aan qarsooneyn u wada geeystay.  Alabiitarihii Ciyaarta Fc Barcelona Vs Real Madrid dhex dhexaadinaayey waxaa lagu maga caabaa Frank de Bleeckere wuxuuna u dhashay dalka Beljimka. Garoonka kooxda Fc Barcelona ee Camp Nou waxaa soo xaadirtay 98.000 kun oo Taageere.
 
Kooxaha Fc Barcelona Vs Real Madrid wexeey isku qaabileen qaabkaan :
Barcelona: Valdes - Dani Alves, Mascherano, Pique, Puyol (91./Abidal) - Xavi, Busquets, Iniesta - Villa (74./Keita), Messi, Pedro (92./Afellay)
 
Real Madrid: Casillas - Arbeloa, Carvalho, Albiol, Marcelo - Lass Diarra,
Alonso - Ronaldo, Kaka (60./Özil), Di Maria - Higuain (55./Adebayor)
 
Waxaa Jaale lagu Aamusiyey Ciyaartooyda kala ah Pedro oo Fc Barcelona u ciyaara iyo Carvalho, Lass Diarra, Alonso, Marcelo, iyo Adebayor oo dhamaantood Real Madrid u safta.
 
***  Kooxda Manchester United wexeey isku dar 6-1 Hawada kaga qarisay kooxda Fc Schalke oo Germany ka socotay.
 
 
Manchester United oo horay 0-2 guriga Fc Schalke (Gelsenkirchen) ugu soo badisay ayaa mar labaad wexeey Schalke ugu dhameeystirtay 4-1.
Kooxda Man Utd waxaa Goolasha u kala saxiixay Ciyaartooyda kala ah Xiddiga Qaranka Ecuador Antonio Valencia Daqiiqadii 26-aad  . Ciyaaryahan Darron Thomas Daniel Gibson Daqiiqadii 31-aad iyo Xiddiga reer Brazil Anderson Luis de Abreu Oliveira oo labo Gool kala dhaliyey Daqiiqadihii 72-aad iyo 76-aad.  Kooxda Man Utd ayaa lagu wadaa ineey Ciyaarta Finaalka ah ee Koobka Champions League 2010/2011 ka aarsato kooxda Fc Barcelona oo Sanadkii 2009-kii Man Utd Dharka ka dhigtay iyada oo qaawan-na u soo dirtay dalka England ka dib markii eey 2-0 kaga fara marooqsatay koobkii Ciyaartii Fiinaalaha Champions League 2009 oo ka dhacday Magaalada Roma ee Caasimada dalka Talyaaniga.
 
Garsoorihii dhex dhexaadinayey Kooxaha ManU Vs Fc Schalke waxa uu ahaa Proenca oo u dhashay dalka Portugal. Garoonka Kooxda Shayaadiinta Cas Cas ee The Red Devils Man Utd (Old Trafford ) waxaa soo xaadirtay 74.607 Taageereyaal ah. Halkaan ka Daawo Ciyaarta Man Utd Vs Fc Schalke >>> http://www.youtube.com/watch?v=nE8UwT4fY40
 
Kooxaha Man Utd Vs Fc Schalke wexeey isku arkeen qaabkaan :
 
Manchester: Van der Sar - Rafael (60./Evra), Smalling, Evans, O'Shea - Nani, Anderson, Scholes (72./Fletcher), Gibson - Valencia, Berbatov (77./Owen)
 
Schalke: Neuer - Uchida, Höwedes (70./Huntelaar), Metzelder, Escudero - Papadopoulos - Farfan (75./Matip), Jurado, Baumjohann (46./Edu) - Raul, Draxler
 
Garoonka waxaa ugu wanaagsanaa oo Fak faktooda la celin waayey Ciyaartooyda kala ah Valencia, Anderson, iyo Smalling oo dhamaantood ka tirsan Ciidamada ManU halka Fc Schalke uu ugu wanaagsanaa Ciyaaryahan Jurado wexeeyna Ciyaarta ka jiiftay Weeraryahan Raul Gonzalez oo horay u sheegay intii eeysan ciyaarta bilaaban inuu ku dhex wareero Garoonka Old Trafford xiliga eey Taageerayaasha kooxda Man Utd Qeeylada la daba galaan Ciyaartooyda ka soo horjeeda kooxda Shayaadiinta Cas Cas.
 
Waxaa Jaale lagu sagootiyey Ciyaaryahanada kala aha Gibson, Anderson, iyo Scholes oo dhamaantood Man Utd ka tirsan iyo Escudero oo Fc Schalke u safta.  Ugu dambeentii Fiinaalka Koobka The Uefa Champions League 2010/2011 ayaa lagu wadaa ineey 28.5.2011 Maalin Sabdi ah Magaalada London ee Caasimada dalka Ingiriiska isku Meeyd garaacaan kooxaha Manchester United Vs Fc Barcelona oo isku qaba Xarash aan caadi aheeyn.

Waxaa weli si sax ah ku socoto Saadaashii Xiriiriye.com waxaana koobka Sanadkaan u saadaalinay ineey Xalaaleeysan doonto kooxda Catalonia Fc Barcelona oo run ahaantii dhinac kaste Derbi aan la dhaafi karin ka ah weliba ku darsatay Dheg dheg iyo Spirit inkastoo waxaanu eey Kubad tahay lagana yaabo ineey Man Utd Ciideeda hooyo ee London Cidiyaha ku dirirto !!

Halkaan ka Daawo Champions League Finale 2009 sidii loo Silciyey Man Utd oo iska ilaalin weeysay Samuel Eto´o & Leo Messi balse hada Eto´o oo dhuumasho badnaa ma joogee yaa ka celin doona Shayaadiinta Cas Cas David Villa & Aaw Gaaboow Leo Messi oo Xiddig ka dhuumasho badan Maslaxa Ciyaaraha laga waayey >>> http://www.youtube.com/watch?v=IDHiDdxSFW4
 
Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!

Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , Fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com
 
LukasPo
MesutGer
MessiTiiraanyo
FabregasAlaalax
SportNewsxaf
FaqriDimaria
WurstGar
RobinhoShow
Fadeexo5
CalankaBjk
NewsAfp5
BilicSky4
WorldNews411
MvsR
Cl11
Xaalqaado
Tacsi2
nabad1
somalia1
X2
News890
Sweden4
Lulyo1960
Clfn2011
Clrb
CelticBambo
lust
somalia1
22
yaab
fabiano
Top11
bs
r
JohnR
cars
Fcbh
LeoGoal
Faallo91
Aroos31
133
world
fcc
KunAguero11
Heeso iyo cayaaro video ah
 Shakira Waka waka - 
 Kow laba dheh kow - 
 Knaan waving flag - 
 Qaran dumay calanka saar - 
 Knaan America live - 
 Halkaan ka Daawo Laacibiinta caalamka oo Rigoore dhali kari waayey, waana Pepsi Cola ayeeysiin  - video
 halkaan kala soco Ciyaartooyda islaamka ah ee salaada tukada - video
 Halkaan ka Daawo Libaax ilmihiisa Dameer faroow ku quudinaayi, iyo ilmihii oo caloosha Damer falowga ka dhex baxay - Video
 Yaab, Halkaan ka daawo Qaabka dadka ugu boodaan Eeyaha tababaran ee halista ah - video
 Halkaan ka daawo Ruwaayadii labo daran mid dooro Qeeybtii 1.aad  - video
 Halkaan ka daawo Qeeybtii 2-aad ee Labo daran mid dooro - video
 Halkaan ka daawo Wacdaraha Luis Nani With Xiriiriye Music - video
 Inta ka Daawo 10.kii Gool ee World Cup ugu wanaagsaneyd With Xiriiriye Music - 
 Halkaan ka daawo Hees World Cup 2010 ah oo Farxad & Murugo labadaba xambaarsan - video
 Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee LaacibSamuel Eto'o With Xiriiriye Music  - video
 Halkaan ka daawo Wiil 5-sano jir ah oo Bahda kubada cagta ee Caalamka ka yaabsaday. - video
 Inta ka daawo Hees Macaan oo Africaan ah, waxaana la qaaday World Cup 2010 - video
 Halkaan ka Daawo wacdaraha Cristiano uu la yimid Real Madrid - 
 Inta ka dhageyso Heesta wardheer oo Dhaanka aan wax la iskula harin ah  - 
 Inta ka dhageyso Wardheer Dhaanto Party 2  - Video
 Heesta Cida inta ka Daawo  - Video
 Lionel Messi sida eey kooxda barcelona ugu hagar baxday yaraantiisii halkaan ka daawo - video 2
 Halkaan ka Daawo Laacibiin badan oo caan ah xiligii eey caruurta ahaayeen sida Rooney, Henry, Lampard, Ibrahimovic iwm - Video
 Nuucyada Gawaarida ugu qaalisan ee Ciaartoyda kala wataan halkaan ka Daawo  - Video
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
 Chelsea
 Arsenal
 Manchester united
 Liverpool
 Manchester City
 Tottenham


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
 Inter
 Juventus
 Milan
 Roma
 Fiorentina
 Napoli


Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
 Barcelona
 Real Madrid
 Valencia
 Sevilla
 Deportivo La Coruna
 Atletico Madrid



Xiriiriye.com