FC Barcelona oo Hogaanka u qabatay Kooxda loogu Jecel yahay Qaarada Yurub, Ibrahimovic oo Naadiga & Taageerayasha Inter God dheer ku riday, (Aqri warar kaan oo Tarjuman iyo warar kii ugu dambeeyey ee Sport+Heesaha Ciida)
CIID WANAAGSAN OO WACAN DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO EEY DUNIDA KA JOOGAAN GAAR AHAAN MAAMULKA WWW.XIRIIRIYE.COM WAXA EEY SI QAAS AH HAWADA SALAAN AAD U QIIMO BADAN U MARINAYAAN BAHDA CIYAARAHA EE KU XIRAN WAR BAAHIYAHA SPORTIGA EE XIRIIRIYE, MAR LABAAD CIID WANAAGSAN OO WACAN WALAALAYAAL DHAMAANTIIN !!!
Kooxda kubada cagta ee FC Barcelona ayaa 6-sano ka dib waxa eey cod buuxo iyo dhibco aan la gaari karin kaalinta 1-aad kula wareegtay Naadiga loogu jecel yahay Qaarada Yurub.
Qiimeeyntaan oo eey isla sameeyaan Xiriirka qaarada yurub ee Uefa iyo Sport+Markt ayaa waxa eey Barcelona Cod aan marnaba la gaari karin kula wareegtay kaalinta 1-aad sidan:
1-Fc Barcelona waxaa Qaarada Yurub Taageero Hiil iyo Hoo ah u haya 57,8-Milyan oo Dad ah.
2-Kooxda Real Madrid waxaa Qaarada Yurub Taageero u ah 31,3-Milyan oo Qof.
3-Kooxda Manchester Utd waxaa Qaarada Yurub si buuxda u Taageera 31,3-Milyan oo Taageerayaal ah.
4-Kooxda FC Chelsea ayaa waxaa Qaarada Yurub Taageerayaal Jalbeeysan u ah 21,4-Milyan oo Qof.
5-Kaalinta 5-aad ayaa waxaa soo cariirsatay Kooxda eey Hor boodayasha u yihiin Ribery & Robben waa FC Bayer München oo heshay Codka 20,7 -Milyan oo qof .
6-Inter ayaa waxaa taageero u ah 17,5-Milyan oo qof
7-Juventus oo 2000 ilaa 2006 mar kasta kula tar tami jirtaan qiimeeytaan kooxda Real Madrid ayaa waxa eey cod u heshay 17,3-Milyan oo taageere.
8-Milan ayaa hoos u dhac ku yimd markii uu Laacib Kaka ka tagay balse hada ayeey Taageeradeeda kor u soo kici doontaa maxaa yeelay waxaa u yimid Laacibiinta kala ah Robinho & Ibrahimovic hadana waxa eey cod u heshay sidan15,4-Milyan oo taageere.
( Akhristoow Halka ugu hooseeyso ka Aqriso Warkaan & Qiimeeyntaan oo Tarjuman).
** LAACIB ZLATAN IBRAHIMOVIC OO TAAGEERAYSHA IYO MAAMULKA INTER NACEEYB EBED KII UGU XUMAA DABADA U QABTAY**
Zlatan Ibrahimovic oo ayaan taan si weeyn uga helay Naadiga AC Milan ayaa yiri galabtay sidan: Soo dhaweeyn weeyn ayaan kala kulmay Taageerayasha Milanello ee Milan, Funaanada Quruxda badan ee AC Milan waligeey ma xiran mid la mid ah nuuceeda , Waa koox weeyn oo Otamaatik lagu noqdo, waana koox ku xisaabtanto Champions League oo kaliyah, waxaan doonayaa inaan Koobab badan la qaado hadii taas eey suurtoobi weeysana waa qalad xageeyga ka yimid ee ma ahan mid eey AC Milan yeelan doonto, Aniga run ahaantii waxaan hada dareemayaa Baahi weeyn oo aan u qabo sidii Koobab heer sare ah aan Milan ula qaadi lahaa mana sugi karo kulanka aan Inter oo Milan eey isku magaalo yihiin aan kala hortagi doono.
Ibrahimovic oo hadal kiisii Duqeeynta ahaa sii wata ayaa waxa uu yiri sidan: Aniga waxba igama gelin waxa eey Suuqyada la fadhiyaan Dadka Taageersan Inter interees-na ma siinayo hantaatacooda waxaa Mustaqbalkeeyga ah AC Milan iyaga ayaana Guulo Taariikhi ah la qeeybsan doonaa waxaana shaqsi ahaan Ibrahimovic isku qabaa Kalsooni weeyn. Xiligii aan u soo ciyaaray Inter iyo Juventus mid ka sii wanaagsan ayaan dareemayaa waana la arki doonaa cadeenteeda. ( Akhristoow Warka Zlatan Ibrahimovic oo Tarjuman hoos ka aqriso iyada oo Af Jarmal ah)
** Warakii ugu dambeeyey ee Shabakada www.xiriiriye.com soo gaaraya ayaa sheegaya in Laacibkii eey Dhawaan soo iibsatay Kooxda Man City Mario Bolotelli uu Jilib ka dhaawacmay waxaana uu Garoomada ka maqnaan doonaa 6-Isbuuc. warkaan ayaa waxaa shaaciyey Homepage-ka Manchester City.
** Cristiano Ronaldo oo sheegay inuu dareemayo in sanadkaan Kooxda Real Mad oo Abaar koobab la aan eey ku dhacday eey qaadi doonto ugu yaraan 2-Koob.
** Kooxda Inter oo la cadeeyey in Bisha Janaayo marka uu dib u furmo Suuqa Kawaanka ciyaartooyda eey soo wataan Weeraryahan Diego Forlan oo u ciyaara Qaranka Urugauy iyo Kooxda Ath.Madrid ee dalka Spain.
** Ciyaaryahan Alberto Aquilani oo kooxda Juventus ka soo iibsatay Naadiga Liverpool ayaa sheegay in Juventus sanadkaan wacdaro dhigi doonto oo weliba si weeyn uu ula yaabay sida Macalinka cusub ee Juventus Del Neri sida uu ugu sharaxo ciyaartooyda marka uu sabuurada wax ugu dhigaayo.
Halkaan ka Daawo kana dhageeyso Heesta Ciida : http://www.youtube.com/watch?v=KBJr7WlwOs4
Heesta Ciida Party 2: http://www.youtube.com/watch?v=C_Fr4xuGZ74&feature=related
Heesta Taariikhiga ah ee Maalinta Ciida: http://www.youtube.com/watch?v=f-bgqyNr280&feature=related
Wax ya kar dib filo Barnaamishkii ILA QOSOL SPORT OO AAD AXAD IYO QAMIIS WALBA KALA SOCON JIRTEEN www.xiriiriye.com
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
By: Omar Ali Omar (Omar Sii Sii )
Xiriiriyaha sportiga
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com
Halkaan ka aqriso Warkii aan idinkaga soo tarjunay Barcelona ineey tahay Kooxda loogu jecel yahay Qaarada Yurub , Hoos ka Aqri:
Barca das Maß aller Dinge
Messsi & Co. dürfen sich allein seit der vergangenen Spielzeit über einen Zuwachs von 13,6 Millionen Fans erfreuen, was eine Gesamtanzahl von 57,8 Millionen Anhängern bedeutet. Die ?Königlichen" aus der Hauptstadt können diesbezüglich nicht Schritt halten und müssen sich mit 31,3 Millionen Sympathisanten begnügen.
ManUtd und Chelsea jagen Iberer
Gefolgt wird das Duo von zwei Inselteams. Manchester United verzeichnet eine Anhängerschaft von 30,6 Millionen, während der englische Double-Sieger Chelsea London mit 21,4 Millionen Fans Vorlieb nehmen muss.
Bayern steigert sich um vier Plätze
Knapp hinter den ?Blues" folgen die ?Roten" aus München, die sich somit vom neunten auf den fünften Rang verbessern konnten. Arjen Robben, Franck Ribery & Co. werden von 20,7 Millionen Fans bejubelt. Diese Zahl spaltet sich in zehn Millionen Begeisterte in Deutschland, sowie 10,7 Millionen Getreue auf dem Restkontinent.
Halkaan ka Aqriso Warkii uu Ibrahimovic maanta ku Duqeeyey Ex-Kooxdiisii hore waa Inter:
Zlatan Ibrahimovic (Neuzugang vom FC Barcelona):
?Die ersten Tage in Milanello waren fantastisch, alle haben mich toll aufgenommen. Ich bin endlich hier und ich finde, dies ist das schönste Trikot, in dem ich je gespielt habe. In jedem Jahr will ich immer alles gewinnen. Wenn man in einer großen Mannschaft wie der von Milan spielt, dann ist man automatisch Favorit auf die Champions League und den Scudetto. Nun, da ich in Italien zurück bin, bin ich hungriger, als ich es beim letzten Mal war. Ich spiele immer, um zu gewinnen und wenn das nicht gelingt, dann habe ich etwas falsch .
Ich kann es nicht erwarten, gegen Inter zu spielen. Ich hatte sowohl in Barcelona, als auch bei Inter eine tolle Zeit, aber das sind nun meine Gegner und ich freue mich auf das Derby. In dieser Saison geht es in der Serie A zwischen zwei Klubs um den Titel: Das sind Milan und Inter. Wir werden Erster und sie werden Zweiter. Ich bin nun ein Spieler von Milan und was die Leute von Inter sagen, interessiert mich nicht. Milan ist meine Zukunft. Ich hoffe, dass ich hier noch besser spiele, als ich es bei Juventus und Inter getan habe. Wir wollen den Fans eine tolle Saison bieten. Wo ich hingehe, da gewinne ich und ich bin sicher, dass ich auch hier gewinnen werde."