Xaasidnimada ka taagan qaar ka mid ah Gobolada dalka China oo la sheegay ineeysan ka jirin Somalia oo Nidaam la´aan ah, dhibkaan dhacay oo noqday mid dad badan argagax ku beeray (Halkaan ka Daawo naxdinta dhacday).
(Xiriiye.com : soo raadiyaha Mucjisooyinka Caalamka iyo Wararka ugu Xiisaha badan maslaxa Ciyaaraha kubada Cagta ) Cuqubada ka taagan qaar ka mid ah Gobolada dalka Shiinaha oo noqotay mid mar qura Dunida oo idil eey ku
mashquushay.Hadaba maxaad kala socotaa Xaasidnimada qaabka daran ee ka taagan Goboladaas?
Dhaqanka ka jira Qaar ka mid ah Goboladaas aanu soo sheegnay ayaa waxaa la sheegay inuu yahay inaan la is caawin oo qof aadan aqoon hadii uu hortaada ku gubanaayo aadan caawin karin.
Dadka is caawiya waa ineey is garanayaan ama Daris yihiin. Dhaqankaan qaabka daran wuxuu ka soo jiray dalka Shiinaha dhankiisa Waqooyi galbeed mudo aad u fog.
Hadii dhaqanka halkaas ka jiro uu yahay inaan la is caawin mexeey galab satay Gabar yar oo Saqiir ah taas oo 2-jeer uu Wadada ku jiiray Gaari. Cunugtaan yar waxaa la waayey cid u soo Gurmata waxaana intii eey dhaawaca eheed labada dhinac u dhaafayey Dad fara badan.
Tv-ga Qaranka Shiinaha ee TV 5 oo Qisadaan soo bandhigay ayaa waxa uu aad u cambaareeyey sababta eey wax uga qaban la yihiin Maamulada ka jira Goboladaas oo dhoor jeer balan qaaday ineey badali doonoon dhaqamada Fircooniga ah ee laga isticmaalo Goboladaas. Cunugtaan yar oo 2-jeer iyada oo Dhulka taal uu gaari ka maray qaarka dambe ayaa waxaa la sheegay ugu dambeeytii ineey ku geeriyootay Isbitaalkii la dhigay waxaana magaceeda lagu sheegay Yueyue (2-Sano Jir).
Dalka Somalia oo intiisa badan aan laheeyn Maamul iyo kala dambeeyn ayaa Xaasidnimada nuucaan ah wexeey ka tahay mid mabnuuc ah oo aan weli ka dhicin Ciida Soomaaliyeed.
Halkaan ka Daawo Xaasidnimadii ugu Xumeeyd oo ka taagan Dalka Shiinaha >>> http://www.youtube.com/watch?v=T0Zj8IntpQ4 .
WARKA OO TARJUMAN HOOSTAAN KA AQRISO .
Die zweijährige Yueyue wurde in China auf einer belebten Straße zweimal überfahren. Niemand half dem Kind
Ein zweijähriges Mädchen ist in China von einem Lieferwagen auf einer belebten Marktstraße angefahren worden. Weder der Fahrer des Wagens noch Passanten halfen der kleinen Yueyue, so dass sie von einem weiteren Auto erfasst wurde. Erst eine Müllsammlerin brachte das schwerstverletzte Kleinkind rund zehn Minuten nach dem zweiten Aufprall in Sicherheit und holte Hilfe.
Staatlichen Medienberichten zufolge halten die behandelnden Ärzte eine Genesung von Yueyue für unwahrscheinlich. Das Mädchen wird zurzeit in einem Militärhospital in der Stadt Guangzouh behandelt, es liegt mit Hirnschwellungen im Koma. Die Ärzte bezweifeln, dass die Zweijährige das Bewusstsein wiedererlangt. Yueyue habe keine Augenreflexe mehr und es gebe auch keine Hirntätigkeit, berichtete die
seitdem millionenfach angesehen.
Rund zwanzig Passanten waren an dem blutenden Mädchen vorbei gegangen, ohne es zu beachten. Die Eltern des Kindes betreiben ein Geschäft an der belebten Straße. Sie hatten im Laden gearbeitet und nicht bemerkt, dass Yueyue das Haus allein verlasen hatte und auf die Fahrbahn gelaufen war.
Inzwischen rechtfertigten sich die Passanten, die an dem verletzten Mädchen einfach vorbeigegangen waren, im chinesischen Fernsehen für Verhalten, wie die Shanghai Daily News berichtet.
Frau schämt sich für Tatenlosigkeit
Fast alle behaupteten, sie hätten das Kind nicht bemerkt. Nur eine Frau gab zu, die reglose Yueyue gesehen, ihr aber nicht geholfen zu haben. Die Frau, die mit ihrer fünfjährigen Tochter unterwegs war, sagte, sie schäme sich sehr für ihr Verhalten. Ihre Tochter habe aber äußerst verängstigt auf das viele Blut auf der Straße reagiert, deshalb sei sie weitergegangen. Sie habe nicht gewusst, dass Yueyue überfahren worden sei, sondern geglaubt, das Kind habe sich bei einem Sturz verletzt.