Xiriiriye & Mucjisooyinka Caalamka : Dalka Shiinaha Meelna Farxad ,Meelna Murugo, Weli ma aragtay Tariin eey dhexdiisa marayaan kumanaan gaari isaga oo socdo,* Dhanka Murugada > Daadad ku dhuftay Dalka Shiinaha iyo Dadkii oo Mehradahooda Ganacsi ka cararay ka dibna fuulay Buundooyin dhaadheer (Halkaa ka Daawo 2-Muuqaal Mucjisada Tareenka iyo Daadka Roobka !)
Dalka Shiinaha waxa uu Caalamka kaalinta 2-aad kaaga jiraa Mucjisooyinka dhanka Fatahaadaha Biyaha nuuceey doonaan ha ahaadeene marka laga reebo dalka Mareykanka oo Duufaano iyo Dabeeylo eey Daris la noqdeen.
Hadaba dalka Shiinaha dhankiisa Koonfureed waxaa maanta ka dhacay Fatahaad sababtay in lagu kala cararo Mehradihii Ganacsiga ka dib Naf laga raadiyo ama la fuulo Buundooyin dhaadheer oo dadka qaar eey qabaan ineey kaga bad baadi karaan Daadadkii xawliga ku socday.
Waxaad muuqaalkaan ka Daawan doonta oo mucjisooyinkaan ku arki doontaa Daadadka oo qaar Guryaha qaaday iyo hal guri oo Nasiib u yeeshay ineey Daadadkii ka qaleeyeen ama eeysan qaadin maadaama wax kasta Nasiib iyo wax qoran yhiin. Daadadkaan wexeey socdaan maalintii 4-aad waxaana sii badanaya qasaaraha eey geeysteen iyo Dhimashada dadka.
Halan ka Daawo Daadadkaan cusub http://www.youtube.com/watch?v=7qpu3WQB450 .
Dhanka waxaa wax la la yaabo noqotay Qisada Tareenka magaalada dhex mushaaxaayo isaga oo dhexdiisa si caadi ah u marayaan gawaarida yar yar marka laga reebo Basaska waa weeyn iyo Gawaarida Xamulka ah oo laga mabnuucay ineey dhex maraan Tareenkaan Wadada eey ka dhex furan tahay !!
Halkaan ka Daawo Mucjisadaan >>> http://www.youtube.com/watch?v=TKaEAmDqQyg .
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , Fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com