 |
|
| |
|
|
|
ChelseaBareejo
Gazzetta dello Sport" Qaabdaradii Zlatan Ibrahimovic oo soo rogaal celisay iyo Horyaalnimada Ac Milan oo qatar ku jirta" (& Wararkii ugu dambeeyay ee WORLD SPORT NEWS HALKAAN KA DAAWO) *** Jaraaidyada ugu caansan dalka Talyaaniga ayaa waxeey daba dhigteen Xiddiga Qaranka Sweden iyo kooxda The Rossoneri (Ac Milan) Zlatan Ibrahimovic oo si la Yaab leh Dharbaaxyo ugu kacshay ciyaaryahan Salvatore Aronica oo u safta kooxda Napoli (Milan Vs Napoli 0-0). Gazzetta dello Sport wuxuu Laacib Zlatan Ibrahimovic ku tilmaamay Qiyaanoole qatartiisa xambaarsan oo muhiim ay tahay in Xiriirka Kubada cagta ee dalka Talyaaniga ay si wanaagsan ula socdaan dhaqamada xun xun ee uu caadada ka dhigtay Xiddigaan xanaaqa badan. Zlatan Ibrahimovic ayaa kulankii Ac Milan Vs Napoli waxa uu iska dhigay qof cuskanaya ama Garabka heeysta Ciyaaryahan kale oo naadiga Ac Milan u safta ka dibna waxa uu Dharbaaxyo qabadsiiyay Ciyaaryahan Salvatore Aronica oo u safta kooxda Napoli. Xiligii Zlatan Ibrahimovic uu ficilkaan qaabka daran ku kacayey Alabiitaraha wuu mashquulsanaa balse waxaa si toos ah ula socday Qiyaanada IBRAHIMOVIC Calanwadihii Ciyaarta oo ka yaabsaday Bahda Ciyaaraha ka dib markii uu ku soo yiri Xiddig ka tirsan kooxda Napoli oo dhankiisa u cararay " Wax walba oo dhacay si toos ah ayaan ula socday,Ibra rooso ayuu leeyahay " !! Roosada la siiyay marka laga soo tago Zlatan Ibrahimovic waxaa lagu wadaa Xiriirka Kubada cagta ee dalka Talyaaniga inay ganaaxaan ugu yaraan 3-kulan. Hadii Laacib Zlatan Ibrahimovic wax ka badan 2-kulan la ganaaxo taas macnaheeda waa isaga oo ka maqnaan doona kulanka adag ee dhamaadka Bishaan dhex mari doona kooxaha isku heeysta xili Ciyaareedkaan horyaalka Serie A waa Ac Milan Vs Juventus. Halkaan ka Daawo Fadeexada iyo Ceebta uu dhigay Zlatan Ibrahimovic oo lagu tiriyo inuu ka mid yahay Xiddigaha Caalamka looga yaqaan Quuqlayaasha >>> http://www.youtube.com/watch?v=Vi8SSeuqTR0 . HORYAALKA TALYAANIGA OO LA CIYAARAY KULANKIISII 22-AAD KOOXAHA WEXEEY ISKU MACSALAAMEEYEEN QAABKAAN :
| AXAD : |
| Genoa |
Lazio |
3:2 |
| Juventus |
Siena |
0:0 |
| AC Milan |
Napoli |
0:0 |
| AS Roma |
Inter Milan |
4:0 |
| Fiorentina |
Udinese |
3:2 |
| Palermo |
Atalanta |
2:1 |
| Lecce |
Bologna |
0:0 |
| Novara |
Cagliari |
0:0 |
| Chievo Verona |
Parma |
1:2 | Kooxda As Roma oo dharka ka dhigtay Inter Milan Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=XtonrX9hejY. HORYAALKA TALYAANIGA WAXAA LOO KALA HOREEYAA QAABKAAN :
| 1. |
Juventus |
21 |
12 |
9 |
0 |
33:13 |
45 |
| 2. |
AC Milan |
22 |
13 |
5 |
4 |
43:19 |
44 |
| 3. |
Udinese |
22 |
12 |
5 |
5 |
33:20 |
41 |
| 4. |
Lazio |
22 |
11 |
6 |
5 |
34:22 |
39 |
| 5. |
Inter Milan |
22 |
11 |
3 |
8 |
34:29 |
36 |
| 6. |
AS Roma |
21 |
10 |
4 |
7 |
35:25 |
34 |
| 7. |
SSC Napoli |
22 |
7 |
9 |
5 |
36:24 |
31 |
| 8. |
US Palermo |
22 |
9 |
4 |
9 |
32:32 |
31 |
| 9. |
FC Genoa |
21 |
9 |
3 |
9 |
31:38 |
30 |
| 10. |
AC Fiorentina |
21 |
7 |
7 |
7 |
23:19 |
28 |
| 11. |
Cagliari |
22 |
6 |
9 |
7 |
20:23 |
27 |
| . |
FC Parma |
21 |
7 |
6 |
8 |
27:34 |
27 |
| 13. |
Chievo Verona |
22 |
7 |
6 |
9 |
19:28 |
27 |
| 14. |
Atalanta Bergamo * |
21 |
7 |
8 |
6 |
25:27 |
23 |
| 15. |
Catania |
19 |
5 |
8 |
6 |
22:28 |
23 |
| 16. |
Bologna |
21 |
5 |
7 |
9 |
18:26 |
22 |
| 17. |
AC Siena |
21 |
4 |
7 |
9 |
21:22 |
20 |
| 18. |
US Lecce |
22 |
4 |
5 |
13 |
22:38 |
17 |
| 19. |
AC Cesena |
21 |
4 |
4 |
13 |
13:31 |
16 |
| 20. |
Novara |
22 |
2 |
7 |
13 |
19:42 |
13 |
*** " aad iyo aad ayaan u xanaaqay, Wax kasta iyo awoodii Ciyaarta gacanta ayaanu ku dhignay balse si loo difaacdo weey garan waayeen Ciyaartooyda Fc Chelsea ayuu yiri Macalinka kooxdaas Mr.Andre Villas-Boas . >> (Chelsea-Trainer Andre Villas-Boas war sauer. ?Das ist eine riesige Enttäuschung. Wir haben es aus unseren Händen gegeben", sagte der Portugiese.)<< Macalin Andre Villas-Boas oo u warameyey Skysport waxa uu ku eedeeyey qaar ka tirsan Ciyaartooydiisa ineey ceeb u soo jiideen weliba ay dhabarka u saareen Taariikh madoow oo ma harto ah ka dib markii ay 3-0 kala hormareen Man Utd balse lagu qabtay Bareejo 3-3 ah. "Intaan Tababaraha ahaa waligeey intaan koox 3-0 kala hor marnay wali la ima bareejeen laakiin Xiddigaha Chelsea inteey 3-0 gacanta ku dhigeen ayeey hadane hadiyad ahaan u dhiibeen ayuu yiri Macalinka kooxdaas Fc Chelsea Mr.Andre Villas-Boas oo wajigiisa caro xoogan ay ka muuqtay xili uu la hadlayey Tv-ga Skysport. Halkaan ka Daawo kulankii Fc Chelsea Vs Man Utd >>> http://www.youtube.com/watch?v=UqSmrMHNTdg . HORYAALKA INGIRIISKA KOOXAHA WAXEEY KU KALA BEXEEN ISBUUCAAN NATIIJADAAN :
| SABDI : |
| Arsenal |
Blackburn |
7:1 |
| West Bromwich |
Swansea |
1:2 |
| Wigan |
Everton |
1:1 |
| Queens Park Rangers |
Wolverhampton |
1:2 |
| Stoke |
Sunderland |
0:1 |
| Norwich |
Bolton |
2:0 |
| Manchester City |
Fulham |
3:0 |
| AXAD : |
| Newcastle |
Aston Villa |
2:1 |
| Chelsea |
Manchester United |
3:3 |
| ISNIIN : |
| Liverpool |
Tottenham |
0:0 | HORYAALKA ENGLAND KOOXAHA WAXEEY U KALA HOREEYAAN QAABKAAN :
| 1. |
Manchester City |
24 |
18 |
3 |
3 |
63:19 |
57 |
| 2. |
Manchester United |
24 |
17 |
4 |
3 |
59:24 |
55 |
| 3. |
Tottenham Hotspur |
23 |
15 |
4 |
4 |
44:25 |
49 |
| 4. |
Chelsea |
24 |
12 |
7 |
5 |
44:29 |
43 |
| 5. |
Newcastle United |
24 |
12 |
6 |
6 |
36:31 |
42 |
| 6. |
Arsenal |
24 |
12 |
4 |
8 |
46:34 |
40 |
| 7. |
Liverpool |
23 |
10 |
8 |
5 |
28:21 |
38 |
| 8. |
Sunderland |
24 |
9 |
6 |
9 |
33:24 |
33 |
| 9. |
Norwich City |
24 |
8 |
8 |
8 |
34:39 |
32 |
| 10. |
Swansea City |
24 |
7 |
9 |
8 |
26:29 |
30 |
| 11. |
Everton |
24 |
8 |
6 |
10 |
24:27 |
30 |
| 12. |
Stoke City |
24 |
8 |
6 |
10 |
23:36 |
30 |
| 13. |
Aston Villa |
24 |
6 |
10 |
8 |
29:33 |
28 |
| 14. |
Fulham |
24 |
6 |
9 |
9 |
29:35 |
27 |
| 15. |
West Bromwich Albion |
24 |
7 |
5 |
12 |
24:34 |
26 |
| 16. |
Queens Park Rangers |
24 |
5 |
6 |
13 |
25:41 |
21 |
| 17. |
Wolverhampton Wanderers |
24 |
5 |
6 |
13 |
27:44 |
21 |
| 18. |
Bolton Wanderers |
24 |
6 |
2 |
16 |
28:49 |
20 |
| 19. |
Blackburn Rovers |
24 |
4 |
6 |
14 |
34:54 |
18 |
| 20. |
Wigan Athletic |
24 |
3 |
7 |
14 |
21:49 |
16 | *** Kooxda Fc Sevilla oo ka tirsan kooxaha ugu tunka weeyn horyaalka La Liga ee dalka Spain waxeey ku qara baxeen Macalinkoodii Marcelino Garcia ka dib markii ay iska arkeen kaalinta 11-aad ee horyaalka dalka Spain. Sevilla waxaa kulankii ugu dambeeyey ee horyaalka La Liga 1-2 ku suul daartay kooxda Fc Villareal. Fc Sevilla ayaa iminka keensatay Macalin cusub kaas oo ah Xiddigii hore ee kooxda Real Madrid Michel oo 48 jir ah. Naadiga Fc Seviila waa Macalinkoodii 3-aad oo ay mudo 2 sano gudahood ah iska buriyaan waxeeyna koobka Europa League Ex Uefa Cup heeystaan Sanadihii 2006 iyo 2007. *** Kooxda As Roma ee horyaalka Talyaaniga waxeey si la Yaab ah Qandaraaska ugu kordhiyeen Xiddiga Qaranka Talyaaniga Daniele de Rossi oo mar qura saxiixay heshiis ku kacaya ilaa sanadka 2017-ka. Daniele de Rossi waa 27 jir dhanka qadka dhexe mintid ku ah waxaana Toosh la daba taagnaa kooxaha kala ah Fc Bayer Munich, Juventus, Fc Valencia iyo kooxda Celtic Glasgow. *** Kooxda Fc Bayer Munchen ee horyaalka Bundesligaha dalka Germany waxeey si toos ah u xiratay booska beeca Ciyaaryahan Xherdan Shaqiri oo u safta kooxda Fc Basel oo heeysata Horyaalka dalka Switzerland welib ay isku aadan yihiin koobka Champions League isla kooxda Fc Bayern Munchen. Xherdan Shaqiri waa mucjiso cusub oo ku soo biirtay Ciyaaraha kubada cagta wuxuuna u saftaa Qaranka Switzerland iyo kooxda Fc Basel in kastoo asal ahaan uu ka soo jeedo Jamuuriyada dalka KOSOVO. Xherdan Shaqiri waa 20 jir cel celis ah oo ka Ciyaari kara Lugta bidix iyo tan Midigba wuxuuna ka mid ahaa Xiddigihii koobka Champions League ka reebay kooxda Shayaadiinta Cas Cas ee Man Utd wexeeyna kooxda Bayern Münich ku xiratay booska Xiddigan, xili Ciyaareedka soo socda Aduun gaaraya 12 Milyan oo Euro. >> (Der Schweizer Nationalspieler Xherdan Shaqiri vom FC Basel soll nach einem Medienbericht der erste Neuzugang von Bayern München für die kommende Saison werden. Der 20-jährige Mittelfeldspieler vom Münchner Achtelfinal-Gegner in der Champions League steht nach Angaben des Fachmagazins ?kicker" kurz vor der Vertragsunterzeichnung bei den Bayern. Trainer Jupp Heynckes bestätigte indirekt seine Wertschätzung für den talentierten Linksfüßler, der bei Basel im rechten Mittelfeld zum Einsatz kommt und zehn bis zwölf Millionen Euro Ablöse kosten soll. ?Ich habe mir Basel schon einmal angeschaut. Es ist doch klar, dass man da Spieler sieht, die herausragen", sagte Heynckes am Montag. Shaqiri hat beim amtierenden Schweizer Meister noch einen Vertrag bis 2014.)<< !! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! (Xiriiriye.com Xarunta Ciyaaraha iyo Mucjisooyinka Caalamka)!!
|
|
| |
|  |
Heeso iyo cayaaro video ah
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
| |
|
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
| |
|
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
| |
|
|
|