Bishii Febraayo waxaa Caalamka ka dhacay Qasaaro iyo Mucjisooyinkii ugu yaabka badnaa ee kala qabsaday Umado kala duwan oo inta Badan Dhaawac ahaan looga xaadiriyey Isitaalada Caalamiga ah (Halkaan ka Daawo)
Inta badan waxaa jiro Dunida aan ku nool nahay Telefishino caan ah oo Shaqo ka dhigtay ineey Bil kasta soo tabiyaan ama soo aruuriyaan wax yaalihii ugu yaabka badnaa ee ka dhacay Dunida dacaladeeda kuwaas oo aalaaba xooga saara sidii eey ku soo heli lahaayeen wax yaalaha u badan Qasaarooyinka ee ku dhamaada Guuldarada.
Barnaamishkaan oo u badan Qasaarooyin iyo isku dhex yaac ayaa waxaa Dunida looga yaqaan sidan ( The Chaos and World Fantasy Awards) .
Bilihi ugu dambeeyey sida Dizembar iyo Janaayo ayaa waxaa aad u yaraa Qasaarooyinka iyo Halaaga eey la kulmaan dadka qaar oo u arka wax yaabahaas Nasiib daro u qorneed.
Hadaba Bishii Febraayo ee aanu soo dhaafnay ayaa wexeey noqotay midii ugu kululeed mudooyinkaan oo dad badan eey la kulmeen wax yaalo eeysan Nolashooda horay u soo arag. Qasaarooyinkaan iyo Dhibaatooyinkaan la magac baxay ( The Chaos and World Fantasy Awards) ayaa wexeey u badan yihiin dhanka Sportiga iyo is Faham la´aanta.