Fadeexo iyo Ceeb loo huwiyey Cesc Fabrigas & Carles Puyol . (Halkaan ka daawo iyaga oo sarqaansan oo Camera lagu xaday) Laacibiinta kala ah Fabrigas & Puyol ayaa waxa weli saai u sii caan baxaayo Filim laga qaaday iyaga oo Sarqaansan oo aanan waxba kala ogeeyn. Cesc Fabrigas ayey heeysata ceebta ugu weeyn maxaa yeelay waxa uu sameenayaa wax guud ahaan Sport caalamka ka mamnuuc ah. Fabrigas ayaa Gacanta lagalay ama kula jiro surweel kiisa hoose, waxaana uu gacanta ku wataa dhalo Qamri ah taas oo Mamnuuc ka ah Maslaxa kubada cagta. Emanuel Aleves oo ah ninkii Camerada ka qaaday Fabrigas iyo Puyol ayaa sheegay in hada eey la xumaatay waxa eey horay gacanta kula jireen uuna ka xun yahay in Film-kaas soo shaaac baxo. Cesc Fabrigas oo Taageeroyaal xoogan ku leh dhanka kubada cagta ayaa waxaa laga yabaa ineey tan ceeb iyo fadeexo weeyn ku noqoto inkastoo qof sarqaansan uusan ogeyn waxa uu markaas sameenayey ka dibna ka shalaayo. Halkaan ka daawo: http://www.youtube.com/watch?v=VmvZPDA8TMI&feature=player_embedded#! Omar Ali OmarXiriiriyaha sportigahttp://www.xiriiriye.com/ omarinnho@hotmail.com