1985 ka dib kooxda Manchester Utd oo Biloow wanaagsan Horyaalka Ingiriiska dhex dabaalaneeysa,* Man City oo jiifatay,* Emmanuel Adebayor oo Liverpool Lafaha ka tumay,* Juventus oo Hogaanka Horyaalka Talyaaniga isku dhajisay,* Lazio iyo Klose oo Gurigooda lagu ceebeeyey,* Fc Bayern Munchen oo Schalke gurigeeda Sharafta uga soo qaaday (Faaqidaadada Horyaalada Qeeybtii 2-aad + Warar kale)
Horyaalka England ee Premier League oo la ciyaaray kulankiisii 5-aad waxaa biloow wanaagsan dhex dabaalaneeysa kooxda Shayaadiinta cas cas ee Man Utd. Horyaalkii oo biloow ah 5-kulan oo eey Man Utd ciyaartay weey wada badisay waxaana ilaa iyo hada laga dhaliyey 4-Gool halka eey ka dhaliyeen 21-Gool wexeeyna aruursadeen 15-dhibcood.
Waxqabad nuucaan la mid ah oo ku saabsan biloowga Horyaalka England waxaa ugu dambeeysay kooxda Man Utd sanadkii 1985-kii. Fc Chelsea oo ku jirta kooxaha loo saadaaliyey Horyaalka Ingiriiska ee xili ciyaareedkaan waxaa kulankii maanta 3-1 kaga badisay ManU. Sadexda gool Man Utd waxaa u kala saxiixay Chris Smalling (daqiiqadii 8-aad), Nani (daqiiqadii 37-aad) iyo Weeraryahanka mudooyinkaan dambe la baxay magaca Warshada Goolasha waa Wayne Rooney (daqiiqadii 45-aad) wuxuuna sidoo kale iska qasaariyey Rooney Rigoore daqiiqadii 77-aad.
Arinta ugu yaabka badan wexeey ka taagan tahay Fernando Torres oo fadhi ku dirir noqday ama Jiif dheer ku jira. Fernando Torres (daqiiqadii 46-aad) ayuu kooxdiisa Fc Chelsea gool u saxiixay balse waxa uu ka qasaariyey Fursado qaali ah sida Daqiiqadihii 72-aad iyo 84-aad. Fernando Torres oo la ogaa Lacagtii tirada badneed ee Fc Chalsea kala soo baxday waxa uu ilaa iyo hada u dhaliyey marka laga soo bilaabo bishii Janaayo 2-gool oo kaliyah.
Dhanka Gooldhalinta Horyaalka England waxaa isku dhegan Wayne Rooney oo 9-gool leh iyo Kun Sergio Aguero 8-Gool dhaliyey.
Kulankii galabta ee kooxaha Fulham Vs Man City waxa uu ku dhamaaday 2-2 waxaana jiif gashay oo Barkinta dheereeysatay kooxda Man City oo guusha isasiiay ka dib markii eey Ciyaarta Qeeybteedii hore 0-2 Fulham kaga hor mareen.
Goolasha Man City waxaa u wada dhaliyey Xiddiga reer Argentin ee Qaba gabadha Diego Armanda Maradona waa Sergio Kun Aguero (daqiiqadihii 18-aad iyo 46-aad). Goolasha bareejada ah ee Fulham waxaa u kala dhaliyey Bobby Zamora (daqiiqadii 56-aad) Danny Murphy (daqiiqadii 75-aad).
Kooxda Tottenham Hotspur oo horyaalka Ingiriiska Guuldarooyin dhabarka loo saaray dib ayeey ka soo kacsatay wexeeyna wada badisay kulamadii ugu dambeeyey. Tottenham Hotspur wexeey ka faaideeysatay isku dhex yaaca Fc Liverpool oo horyaalka England guulo ku biloowday balse dib ka bariiqatay ama boolo ka noqotay.
Tottenham wexeey Fc Liverpool kaga badisay 4-0 waxaana Goolasha u kala dhaliyey Luka Modric oo ah Xiddig ku dhashay waxa eey Soomaalida u taqaan Dhicisnimada ama qofka aan ku dhalan 9-ka bilood una ciyaara Qaranka Croatia (daqiiqadii 7-aad), Jermain Defoe (daqiiqadii 66-aad) iyo Xiddiga Buuqa iyo dhirirka isku darsaday waa Emmanuel Adebayor oo u ciyaara Qaranka Togo (daqiiqadihii 68-aad iyo 92-aad ) .
HORYAALKA INGIRIISKA KOOXAHA WEXEEY ISBUUCAAN ISKU MACSALAAMEEYEEN SIDAN :
|
| 17.09. |
13:45 |
Blackburn Rovers |
4:3 |
FC Arsenal |
| 17.09. |
16:00 |
Aston Villa |
1:1 |
Newcastle United |
| 17.09. |
16:00 |
Swansea City |
3:0 |
West Bromwich |
| 17.09. |
16:00 |
Wolverhampton |
0:3 |
Queens Park Rang. |
| 17.09. |
16:00 |
FC Everton |
3:1 |
Wigan Athletic |
| 17.09. |
16:00 |
Bolton Wanderers |
1:2 |
Norwich City |
| 18.09. |
14:30 |
Tottenham Hotspur |
4:0 |
FC Liverpool |
| 18.09. |
16:00 |
FC Fulham |
2:2 |
Manchester City |
| 18.09. |
16:00 |
AFC Sunderland |
4:0 |
Stoke City |
| 18.09. |
17:00 |
Manchester United |
3:1 |
FC Chelsea |
HORYAALKA ENGLAND WAXAA LOO KALA HOREEYAA QAABKAAN
| 1 |
Manchester United |
5 |
5 |
0 |
0 |
21:4 |
17 |
15 |
| 2 |
Manchester City |
5 |
4 |
1 |
0 |
17:5 |
12 |
13 |
| 3 |
FC Chelsea |
5 |
3 |
1 |
1 |
8:6 |
2 |
10 |
| 4 |
Newcastle United |
5 |
2 |
3 |
0 |
4:2 |
2 |
9 |
| 5 |
Stoke City |
5 |
2 |
2 |
1 |
3:5 |
-2 |
8 |
| 6 |
Aston Villa |
5 |
1 |
4 |
0 |
6:4 |
2 |
7 |
| 7 |
FC Everton |
4 |
2 |
1 |
1 |
6:4 |
2 |
7 |
| 8 |
FC Liverpool |
5 |
2 |
1 |
2 |
6:7 |
-1 |
7 |
| 9 |
Wolverhampton |
5 |
2 |
1 |
2 |
4:6 |
-2 |
7 |
| 10 |
Queens Park Rang. |
5 |
2 |
1 |
2 |
4:6 |
-2 |
7 |
| 11 |
Tottenham Hotspur |
4 |
2 |
0 |
2 |
7:8 |
-1 |
6 |
| 12 |
AFC Sunderland |
5 |
1 |
2 |
2 |
6:4 |
2 |
5 |
| 13 |
Norwich City |
5 |
1 |
2 |
2 |
5:7 |
-2 |
5 |
| 14 |
Swansea City |
5 |
1 |
2 |
2 |
3:5 |
-2 |
5 |
| 15 |
Wigan Athletic |
5 |
1 |
2 |
2 |
4:7 |
-3 |
5 |
| 16 |
Blackburn Rovers |
5 |
1 |
1 |
3 |
7:10 |
-3 |
4 |
| 17 |
FC Arsenal |
5 |
1 |
1 |
3 |
6:14 |
-8 |
4 |
| 18 |
FC Fulham |
5 |
0 |
3 |
2 |
4:7 |
-3 |
3 |
| 19 |
Bolton Wanderers |
5 |
1 |
0 |
4 |
8:13 |
-5 |
3 |
| 20 |
West Bromwich |
5 |
1 |
0 |
4 |
3:8 |
-5 |
3 |
|
*** Horyaalka Talyaaniga ee Serie A waxaa hogaanka isku dhejisay oo kulankii 2-aad guul gaartay kooxda Juventus oo xili Ciyaareedkaan Duqooshinkii iska dirtay soona xera galisay Laacibiin da´yar. juventus wexeey 0-1 ku soo garaacday kooxda Siena waxaana goolka u saxiixay Weeraryahanka Cusub ee Qaranka Talyaaniga Alessandro Matri. Halkaan ka Daawo Siena Vs Juve Macalin Antonio Conte oo la amaanay http://www.youtube.com/watch?v=a43FlvWPJ1Y .
Kooxda SS Lazio oo xili ciyaareedkaan Weeraryahano Weekiyo ah soo iibsatay sida Djabril Cisse iyo Miroslav Klose waxaa gurigeeda 1-2 ku suul daartay kooxda Genoa. Udinese kulankii labaad ee Serie A wexeey 2-0 ku garaacday kooxda Fiorentina . Kooxda Ac Milan oo Napoli aaday waxaa dhulka la soo simay Weeraryahanka Qaranka Uruguay Edinson Roberto Cavani Gomez.
Napoli ayaa Ac Milan oo daal farabadan uu ka muuqday wexeey u dhiibtay 3-1 waxaana sadexda gool ka wada dhaliyey Edison Cavani halka goolka agoonka ah ee Ac Milan uu u saxiixay Alberto Aquilani .
HORYAALKA TALYAANIGA KOOXAHA WEXEEY DHIBCAHA U KALA TIRSADEEN QAABKAAN :
| 17.09. |
18:00 |
Cagliari Calcio |
2:1 |
Novara Calcio |
| 17.09. |
20:45 |
Inter Milan |
0:0 |
AS Roma |
| 18.09. |
12:30 |
Atalanta Bergamo |
1:0 |
US Palermo |
| 18.09. |
15:00 |
AC Siena |
0:1 |
Juventus |
| 18.09. |
15:00 |
FC Parma |
2:1 |
AC Chievo |
| 18.09. |
15:00 |
Lazio |
1:2 |
CFC Genua |
| 18.09. |
15:00 |
Catania Calcio |
1:0 |
AC Cesena |
| 18.09. |
15:00 |
FC Bologna |
0:2 |
US Lecce |
| 18.09. |
15:00 |
Udinese Calcio |
2:0 |
AC Fiorentina |
| 18.09. |
20:45 |
SSC Napoli |
3:1 |
AC Milan |
HORYAALKA TALYAANIGA WAXAA LOO KALA HOREEYAA SIDAN :
| 1 |
SSC Neapel |
2 |
2 |
0 |
0 |
6:2 |
4 |
6 |
| 2 |
Juventus Turin |
2 |
2 |
0 |
0 |
5:1 |
4 |
6 |
| 3 |
Udinese Calcio |
2 |
2 |
0 |
0 |
4:0 |
4 |
6 |
| 4 |
Cagliari Calcio |
2 |
2 |
0 |
0 |
4:2 |
2 |
6 |
| 5 |
CFC Genua |
2 |
1 |
1 |
0 |
4:3 |
1 |
4 |
| 6 |
Catania Calcio |
2 |
1 |
1 |
0 |
1:0 |
1 |
4 |
| 7 |
US Palermo |
2 |
1 |
0 |
1 |
4:4 |
0 |
3 |
| 8 |
AC Florenz |
2 |
1 |
0 |
1 |
2:2 |
0 |
3 |
| 9 |
US Lecce |
2 |
1 |
0 |
1 |
2:2 |
0 |
3 |
| 10 |
FC Parma |
2 |
1 |
0 |
1 |
3:5 |
-2 |
3 |
| 11 |
Novara Calcio |
2 |
0 |
1 |
1 |
3:4 |
-1 |
1 |
| 12 |
Lazio Rom |
2 |
0 |
1 |
1 |
3:4 |
-1 |
1 |
| 13 |
AC Chievo |
2 |
0 |
1 |
1 |
3:4 |
-1 |
1 |
| 14 |
Inter Mailand |
2 |
0 |
1 |
1 |
3:4 |
-1 |
1 |
| 15 |
AS Rom |
2 |
0 |
1 |
1 |
1:2 |
-1 |
1 |
| 16 |
AC Siena |
2 |
0 |
1 |
1 |
0:1 |
-1 |
1 |
| 17 |
AC Mailand |
2 |
0 |
1 |
1 |
3:5 |
-2 |
1 |
| 18 |
AC Cesena |
2 |
0 |
0 |
2 |
1:4 |
-3 |
0 |
| 19 |
FC Bologna |
2 |
0 |
0 |
2 |
0:4 |
-4 |
0 |
| 20 |
Atalanta Bergamo |
2 |
1 |
1 |
0 |
3:2 |
1 |
-2 |
Horyaalka Bundesliga ee dalka Germany waxaa dhanka hogaanka dib ugu soo laabatay kooxda Fc Bayern Munchen oo Schalke 0-2 ku soo garaacday. Goolasha Bayer Munchen waxaa u kala saxiixay weeraryahankooda cusub Nils Petersen (daqiiqadii 21-aad) iyo Thomas Müller (daqiiqadii 75-aad)
Halkaan ka Daawo Wariyihii Ciyaarta soo tabinayey oo Alllaah Allaaah ka bixi waayey >>> http://www.youtube.com/watch?v=b7FllM-6c7A . HORYAALKA GERMANY KOOXAHA WEXEEY KOOXAHA ISBUUCAAN ISKU MACSALAAMEEYEEN SIDAN :
|
| Freiburg |
Stuttgart |
1:2 |
|
| Nürnberg |
Bremen |
1:1 |
| Hamburger SV |
Mönchengladbach |
0:1 |
| Hoffenheim |
Wolfsburg |
3:1 |
| Leverkusen |
Köln |
1:4 |
| Hertha BSC |
Augsburg |
2:2 |
| Kaiserslautern |
Mainz |
3:1 |
|
| Hannover |
Dortmund |
2:1 |
| Schalke |
Bayern München |
0:2 |
HORYAALKA JARMALKA WAXAA LOO KALA HOREEYAA QAABKAAN HOOSE:
| 1. |
FC Bayern München |
6 |
5 |
0 |
1 |
18:1 |
15 |
| 2. |
Werder Bremen |
6 |
4 |
1 |
1 |
12:6 |
13 |
| 3. |
Borussia Mönchengladbach |
6 |
4 |
1 |
1 |
8:3 |
13 |
| 4. |
1899 Hoffenheim |
6 |
4 |
0 |
2 |
12:5 |
12 |
| 5. |
Hannover 96 |
6 |
3 |
2 |
1 |
8:8 |
11 |
| 6. |
VfB Stuttgart |
6 |
3 |
1 |
2 |
9:4 |
10 |
| 7. |
Bayer 04 Leverkusen |
6 |
3 |
1 |
2 |
7:7 |
10 |
| 8. |
1. FC Nürnberg |
6 |
3 |
1 |
2 |
6:6 |
10 |
| 9. |
FC Schalke 04 |
6 |
3 |
0 |
3 |
11:10 |
9 |
| 10. |
Hertha BSC Berlin |
6 |
2 |
3 |
1 |
8:7 |
9 |
| 11. |
Borussia Dortmund |
6 |
2 |
1 |
3 |
7:6 |
7 |
| 12. |
1. FC Köln |
6 |
2 |
1 |
3 |
11:15 |
7 |
| 13. |
1. FSV Mainz 05 |
6 |
2 |
1 |
3 |
8:13 |
7 |
| 14. |
VfL Wolfsburg |
6 |
2 |
0 |
4 |
7:12 |
6 |
| 15. |
1. FC Kaiserslautern |
6 |
1 |
2 |
3 |
5:9 |
5 |
| 16. |
SC Freiburg |
6 |
1 |
1 |
4 |
10:18 |
4 |
| 17. |
FC Augsburg |
6 |
0 |
3 |
3 |
6:12 |
3 |
| 18. |
Hamburger SV |
6 |
0 |
1 |
5 |
6:17 |
1 |
*** Dhanka Horyaalka La Liga waxaa guuldaradii ugu horeeysay la laqsiiyey kooxda Real Madrid iyo Xiddigihii Jose Morinho oo maalmahan kacsanaa. Real Madrid waxaa 1-0 kaga badisay Naadiga Levante waxaana goolka u dhaliyey Levante Xiddiga reer Ivory Coast Aruna Kone
Halkaan ka Daawo Ciyaarta >>> http://www.youtube.com/watch?v=Vn2aMCbMtHA. HORYAALKA LA LIGA ISBUUCAAN KOOXAHA WEXEEY KU HESHIIYEEN INEEY SIDAAN KU KALA BAXAAN :
| 17.09. |
18:00 |
RCD Mallorca |
0:1 |
FC Malaga |
| 17.09. |
18:00 |
Sporting Gijon |
0:1 |
FC Valencia |
| 17.09. |
18:00 |
FC Granada |
1:0 |
FC Villarreal |
| 17.09. |
20:00 |
FC Barcelona |
8:0 |
CA Osasuna |
| 17.09. |
22:00 |
FC Sevilla |
1:0 |
Real Sociedad |
| 18.09. |
12:00 |
FC Getafe |
0:1 |
Rayo Vallecano |
| 18.09. |
16:00 |
Real Zaragoza |
2:1 |
Espanyol Barcelona |
| 18.09. |
18:00 |
Atletico Madrid |
4:0 |
Racing Santander |
| 18.09. |
20:00 |
UD Levante |
1:0 |
Real Madrid |
| 18.09. |
22:00 |
Athletic Bilbao |
-:- |
Betis Sevilla |
HORYAALKA LA LIGA WAXAA LOO KALA HOREEYAA SIDAN :
| 1 |
FC Valencia |
3 |
3 |
0 |
0 |
6:3 |
3 |
9 |
| 2 |
FC Barcelona |
3 |
2 |
1 |
0 |
15:2 |
13 |
7 |
| 3 |
FC Sevilla |
3 |
2 |
1 |
0 |
5:3 |
2 |
7 |
| 4 |
Real Madrid |
3 |
2 |
0 |
1 |
10:3 |
7 |
6 |
| 5 |
FC Malaga |
3 |
2 |
0 |
1 |
6:2 |
4 |
6 |
| 6 |
Betis Sevilla |
2 |
2 |
0 |
0 |
2:0 |
2 |
6 |
| 7 |
UD Levante |
3 |
1 |
2 |
0 |
2:1 |
1 |
5 |
| 8 |
Rayo Vallecano |
3 |
1 |
2 |
0 |
2:1 |
1 |
5 |
| 9 |
Atletico Madrid |
3 |
1 |
1 |
1 |
4:1 |
3 |
4 |
| 10 |
Real Sociedad |
3 |
1 |
1 |
1 |
4:4 |
0 |
4 |
| 11 |
Real Zaragoza |
3 |
1 |
1 |
1 |
2:7 |
-5 |
4 |
| 12 |
CA Osasuna |
3 |
1 |
1 |
1 |
2:9 |
-7 |
4 |
| 13 |
Espanyol Barcelona |
3 |
1 |
0 |
2 |
3:4 |
-1 |
3 |
| 14 |
RCD Mallorca |
3 |
1 |
0 |
2 |
1:2 |
-1 |
3 |
| 15 |
FC Granada |
3 |
1 |
0 |
2 |
1:5 |
-4 |
3 |
| 16 |
Athletic Bilbao |
2 |
0 |
1 |
1 |
2:3 |
-1 |
1 |
| 17 |
FC Getafe |
3 |
0 |
1 |
2 |
3:6 |
-3 |
1 |
| 18 |
Racing Santander |
3 |
0 |
1 |
2 |
3:8 |
-5 |
1 |
| 19 |
FC Villarreal |
3 |
0 |
1 |
2 |
2:8 |
-6 |
1 |
| 20 |
Sporting Gijon |
3 |
0 |
0 |
3 |
2:5 |
-3 |
0 |
*** Dhanka Wararka Horyaalada Caalamka ugu waa weeyn waxaa ka mid ah:
Horyaalka Holland kulan adag oo dhex maray kooxaha PSV Eindhoven Vs Ajax Amsterdam wexeey isla dhaafi waayeen 2-2.
Horyaalka dalka Scotland kooxaha waa weeyn ee Rangers Vs Celtic ciyaar adag oo dhex martay waxaa 4-2 looga badiyey Celtic oo marti eheed.
Horyaalka dalka France kooxaha is neceb ee Lyon Vs Marseille oo kulmay waxaa 2-0 loogu awood sheegtay Marseille.
Horyaalka dalka Beljemka kooxaha Gent Vs Anderlecht oo kulmay waxaa 0-1 ku soo badisay Anderlecht oo ka dhisan caasimada Brussels ee dalka Beljemka. Horyaalka dalka Turkiga waxaa goolkiisii ugu horeeyey kooxdiisa cusub u saxiixay Ciyaaryahan Filipo Melo oo dhawaan ka yimid Juventus kuna biiray Galatasaray Istanbul. Galatasaray wexeey 3-1 uga badisay Samsunspor.
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , Fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com