WORLD SPORT NEWS : LA YAAB >> Xiddigihii ugu caansanaa Ciyaaraha Kubada cagta oo Baaq Guubaabo ah hawada u soo mariyey Laacib Antonio Cassano si uusan uga cabsan Qaliinka Qatarta ah ee dhanka Wadnaha looga sameeyn rabo. Maxaad kala socotaa mexeey yiraahdeen Laacibintaan? (Halkaan ka Akhriso War Bixin Tarjuman oo Top Ah)
Maslaxaha Ciyaaraha kubada Cagta marka uu Laacib caan ah Qatar galo ama nolashiisa eey u dhexeeyso Geeri iyo Nolol ayaa waxaa durbadiiba Qeeylo dhaan ka soo yeertaa Xiddigaha ugu caansan Ciyaaraha ama kuwa horay loogu qadarin jiray dhanka Laacibnimada.
Xiddiga Qaranka Talyaaniga iyo Kooxda Rosaneri ee Ac Milan Antonio Cassano waxaa laga helay Cudur halis ah oo ka asiibay dhanka Maskaxda (Schlaganfall) balse Daawadiisa qasab eey tahay in laga Qalo dhanka Wadnaha (Herzdefekt). Hadaba waa maxay dhibka isku keenay Maskaxda iyo Wadnaha ?
Mid ka mid ah Xiddidada Dhiiga ka soo qaada Wadnaha ee geeya dhanka Maskaxda ayaa xirmay wuxuuna dhibkaan ku keenay Laacib Antonio Cassano inuu Kubad dheelo iska daayee hadii uu istaag damco wuu wareerayaa wuxuuna ku dhacayaa Dhulka.
jimcaha ayaa lagu wadaa in Antonio Cassano laga Qalo Xanuunkaan halista ah waxaana durbadiiba Guubaabin hawada u soo mariyey Laacibiin caan ah oo eey ka mid ahaayeen kuwaan (Hoos ka Akhriso War Bixinta oo Tarjuman iyo Xiddigihii Antonio Cassano kula taliyey inuu Geesinimo muujiyo una rajeeyey Caafimaad iyo mar kale oo uu Garoomada wacdaro ka dhigo) >>
"Adriano Galliani oo Masuuliyiinta ugu sareeysa Ac Milan ka mid ah waxa uu yiri inta Cassano Xanuunsanyahay Booskiisa cid ka ciyaari doonto ma jirto ,,
" Gianni Petrucci oo ah Madaxa ugu sareeya Olympikada dalka Talyaaniga oo marka magaceeda la soo gaabiyo loogu yeero (CONI) waxa uu u tagay Cassano oo Isbitaalka jiifa ka dibna u sheegay Dhamaan reer Sport oo dhan ineey Xabadka & Boga saarteen kuna heeyn doonaan inta uu ka Caafimaadaayo,,
Diego Armanda Maradona oo warqad ugu soo diray Poostada Isbitaalka uu jiifo Antonio Cassano waxa uu yiri sidan " Caafimaad deg deg ah ayaan kuu Rajeenayaa, Kubada cagta kama maaranto Xiddig sidaada oo kale Fantastic ah,,
Weeraryahankii hore ee Qaranka Brazil iyo kooxaha Fc Barcelona, Inter Milan,Real Madrid iyo Ac Milan Ronaldo De Lima waxa uu yiri hadal soo jiitay Antonio Cassano iyo Bahda Ciyaaraha kubada cagta kaas oo ahaa mid aad u gaaban waana sidan " Forza Cassano,, !! (Hoostaan kala Soco Warka oo Tarjuman) .
FILO GOOR DHAW QISO KA DHACDAY MID KA MID AH GAROOMADA QAARADA YURUB OO NOQOTAY QISO KA YAABSATAY DHAMAAN CAALAMKA OO IDIL (Video muuqaal ah iyo Sawiro Cajiib ah filo wax yar ka dib)
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! (Xiriiriye.com Xarunta Ciyaaraha iyo Mucjisooyinka Caalamka) !!
Mehrmonatige Pause
#Italiens Teamstürmer Antonio Cassano leidet an einem Herzdefekt und fällt voraussichtlich einige Monate aus. Wie sein Verein AC Milan am Mittwoch bekanntgab, hatte der Defekt einen leichten Schlaganfall verursacht. Nach umfangreichen Untersuchungen in einer Mailänder Klinik muss Cassano in den nächsten Tagen operiert werden.
Wie lange der 29-Jährige wegen der Operation und der Rehabilitation genau ausfällt, werde sich erst nach dem Eingriff zeigen. Cassano war am Sonntag mit Seh- und Sprechstörungen ins Krankenhaus gebracht worden. Drei Tage lang hatten weder die Klinik noch der Club zu medizinischen Details Stellung genommen und damit Spekulationen angeheizt.
Milan-Geschäftsführer Adriano Galliani dementierte, dass die Karriere Cassanos zu Ende sei. ?Er wird zwischen vier und sechs Monate ausfallen. Ich habe Antonio gesagt, dass wir ihm den Platz frei halten und auf ihn warten", so Galliani.
Genesungswünsche aus aller Welt
Genesungswünsche erhielt der als ?Enfant terrible" verschriene Fußballer aus aller Welt. ?Lieber Antonio, der ganze italienische Sport umarmt dich", sagte der Präsident des Nationalen Olympischen Komitees (CONI), Gianni Petrucci.
Auch die argentinische Fußball-Legende Diego Maradona wünschte Cassano eine baldige Gesundung. ?Der Fußball braucht deine Fantasie", schrieb Maradona. Nationalteamkollege Giuseppe Rossi von Villarreal twitterte: ?Eine Umarmung für Fantantonio." Auch Brasiliens Stürmerlegende Ronaldo twitterte ?Forza Cassano".