Maxaad ka Taqaan nuucyada Baabuurta eey hadba la Jaan qaadaan Ciyaartooyda ugu Magaca dheer Kubada Cagta ? ku biiri Aqoontaada Sport (Halkaan ka Daawo Party 1,2 & 3)
Sida aanu horay idinkugu balan qaadnay hadaad Bahda Xiriiriye ku xiran tihiin waxaanu halkaan indinkugu heeynaa Nuucyada Gawaarida eey jecel yihiin ama caan ku Yihiin Ciyaartooyda kubada Cagta ee caalamka gaar ahaan kuwa ka ciyaara Naadiyada Qaarada Yurub.
Akhristoow waxaa la yaab leh kuma ad keestaan ama kuma negaadaan Ciyaartooyda gawaarida cusub ee qaaliga ah balse waxa eey mudo bilo yar ah hada soo iib sadaan nuuc ka dambeeyey gaarigii uu awal lahaa.
Halkaan hoose ka Daawo Laacibiinta & Gawaaridooda kala xiran :