Halkaan ka Daawo Laacibiin fara badan oo aad garan doontit Muqaalkooda Markii eey Ciyaalka ahaayeen (Daawo xiligaas iyaga oo aan Kubada aqoon hadana Taajiriin ah ) Waa Xusuus iyo Waayo Adduun oo Wacan !!!! Yaad ka garan doontaa Laacibiitaan oo markeey yaraayeen Kubada aanan sidaas wax awood badan ugu leheen...Hadana Hogaanka u haya Suuqa Taajirnimada Caalamka Saxiixooda ama Kabaha eey xayey siiyaana Dunida ka gadma. Hoos ka Daawo Akhristoow : http://www.youtube.com/watch?v=B2Qh0whY_wU&feature=related http://www.youtube.com/watch?v=5O_gXODBgLE&feature=related http://www.youtube.com/watch?v=fBsZ1wM7YZM&feature=related W/D Omar Ali OmarXiriiriyaha sportigahttp://www.xiriiriye.com/ omarinnho@hotmail.