FAALO : Robinho Qosol badanaa, Rooney Xoog & Xanaaq badanaa, Messi Gaabni badanaa, Gattuso Faan & Booto badanaa, Balotelli Kibir & Qaabdaro badanaa,Xavi Kubad xukun badanaa,Özil Amaan badanaa,C.Ronaldo Orad badanaa,Van Persie Wacdaro badanaa, Sergio Ramos Qeeylo Badanaa (Akhri qeeybtii 1-aad Xiddigaha Caalamka ugu caansan iyo wax yaabaha ay Caanka ku noqdeen)
(Faalada Xiriiriye.com & Qiimeeynta hab dhaqanka Ciyaartooyda) Waa Qeeybtii 1-aad iyo Xiddigaha Dunida ugu caansan & Waxyaabihii lagu soo xasuusto Sanadkii tagay 2011 Bye Bye 2011,Well come 2012.
1-Robinho Qosol & ila Sheekeeyso badanaa.
2-Rooney Xoog & Xanaaq badanaa.
3-Messi Gaabni & Aamusnaan badanaa.
4-Gattuso Faan & Booto badanaa.
5-Balotelli Kibir & Qaabdaro badanaa.
6-Xavi Kubad xukun badanaa.
7-Mesut Özil Amaan & Duco badanaa.
8-Van Persie Wacdaro badanaa.
9-C.Ronaldo Orad & Kaftan badanaa.
10-Sergio Ramos Qeeylo Badanaa .
11-Pato Madaxfaluuq & iloowsho badanaa.
12-Pique is Jiid Jiid badanaa.
13-Ribery Paassas & Qardajeex Badanaa.
14-Kaka Kaalmo badanaa.
15-Podolski Caay & Aflagaado badanaa.
16-Del Piero Darbooyin badanaa.
17-Ibrahimovic eed badanaa.
18-Rio Ferdinand Faaido badanaa.
19-Nasri Shukaansi badanaa.
20-Terry Tayo xumo & Kubad Taraarax badanaa.
21-Schneijder Shuut badanaa.
22-Berbatov Binji badanaa.
23-Robben Dhaawac badanaa.
24-Inzaghi Dhac Dhac & is tuur tuur badanaa.
25-Iniesta ka dhex siibasho & Indho badana.
26-Pirlo Bilisiyoon badanaa.
27-Mario Gomez Gool Toogasho badanaa.
28-Lampard Kubad Dafid & u Qeeybin badanaa.
29-David Villa Qaraw badanaa.
30-Fernando Torres Jiif badanaa.
31-Drogba Dhuumasho badanaa.
32-Carlos Tevez Talo xumo & Yaa i fiirshay badanaa.
33-Luis Nani Awood badanaa.
34-Diego Milito Caajis badanaa.
35-Prince Boateng Team kor u qaadis badanaa.
36-Raul Gonzalez Miskiinimo badanaa.
37-Samuel Et´o Taaageero badanaa.
38-Arshavin Vodka badanaa.
39-Totti Qiyaano cad badanaa.
40.Sergio Agüero Fudeed & Gool ugaarsi badanaa.
41-Pepe Yaa i taabtay & Buuq noo biloow badanaa.
42-Puyol Gadaal iga fiiri & Ha ii soo dhawaan badanaa.
43-Fabregas koox la Qabsi badanaa.
FILO GOOR DHAW HADII UU ALLE IDMO QEEYBTA 2-aad, 3-AAD IYO 4-AAD OO AAD U XIISO BADAN!!
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! (Xiriiriye.com Xarunta Ciyaaraha iyo Mucjisooyinka Caalamka)!!
xiriiriyesports@hotmail.com