Laacibiinta kala ah Frank Bilal Ribery,Mario Gomez iyo Bastian Schweinsteiger oo Jabiyey Iskoor Caalami ah iyo kooxda Fc Bayern Munchen oo guud ahaan dhex dabaalaneeyso Record cusub (Halkaan ka Daawo kana Akhriso War bixin Tarjuman) & Faaqidaada kulamada Caawa ee koobka The Uefa Champions League oo la Ciyaaraayo.
Kooxda kubada Cagta ee Fc Bayern Munchen ayaa Taariikh ahaan wexeey ku jirtaa xiligii ugu wanaagsanaa ee horyaalka Bundesligaha dalka Germany iyo Koobka The Uefa Champions League.
Kulankii ugu dambeeyey Xiddigaha kooxda Fc Bayern Munchen wexeey 12-Daqiiqo gudahood bilowgii Ciyaarta ku dhaliyeen 3-Gool oo xiriir ah kuwaas oo noqday Iskoor cusub (Bayer Vs Hertha 4-0).
Mudo hada laga joogo 28 sano ka hor ayeey eheed xili kooxda Bayern Munchen eey ku dhaliso 3 Gool 12-Daqiiqo gudahood wexeeyna Ciyaartaas dhex martay kooxaha Bayern Munchen Vs Karlsruher SC 6-1 (Hoos ka Ahriso Taariikhdaas oo Tarjuman). Sadexda Laacib ee u suurto galiyey Fc Bayern Munchen ineey Iskoorkaan cusub dhigto waa Laacibiinta kala ah Frank Bilal Ribery,Mario Gomez iyo Bastian Schweinsteiger Halkaan ka Daawo Ciyaarta iyo 3-dii Gool ee Iskoorka cusub lagu Jabshay >>> http://www.youtube.com/watch?v=eTMn1Mt5a2A&feature=related .
Xiddiga bilahaan kacsan waa Frank Bilal Ribery oo Goolasha eey Bayer Munchen ku badisay mid ka mid ah dhaliyey halka uu ka baasay dhamaan sadexda gool ee kale.
Frank Ribery Horyaalka Germany waxaa looga yaqaan labo magac oo kala ah Feuerwehr/Gantaal iyo Blitz/Biriq.
Guud ahaan kooxda Fc Bayern Munchen Horyaalka Germany wexeey dhex dabaalaneeysaa Iskoor kale oo Cusub kaas oo ah Gooasha kooxdaas 748 Daqiiqo oo eey Ciyaareen weli lagama dhalin wax gool ah Horyaalka Bundesligaha balse waxaa Cajiib sii noqotay marka lagu daro kulamadii eey ciyaartay ee Koobka Champions League oo aan weli Gool laga dhalin kaas oo Daqiiqadaha isku dar ka dhigay 1.108 Daqiiqo.
Macalinka kooxda Fc Bayern Munchen Mr.Jupp Heynckes wuxuu amaan balaaran u soo jeediyey goolhayaha Qaranka Germany iyo kooxda Fc Bayern Munchen Manuel Neuer oo uu ku tilmaamay inuu Iskoorkaan cusub sabab u yahay wuxuuna kula kaftay eray uu ku sheegay (so gut wie arbeitslos ) oo macnaheedu yahay qof shaqo la aan ah oo meeshii loo wakiishay aan shaqo ka soo qaban.
Kooxda Fc Bayern Munchen horyaalka Germany ee Bundesligaha oo la ciyaaray 9-kulan wexeey badisay 7-kulan halka biloow horyaalka 1-mar guuldaro lagu iftaxay 1-jeerna Bareejo lagu qabtay.
Bayer Munchen oo la qaban la yahay 25-Gool ayeey dhalisay Horyaalka Germany waxaana laga dhaliyey ilaa hada 1-Gool oo kaliyah halka eey ka aruursatay 22-Dhibcood.
KOOXAHA HORYAALKA GERMANY EE ISBUUCAAN KULMAY AYAA ISKU FARA SAARAY QAABKAAN HOOSE :
|
| Bremen |
Dortmund |
0:2 |
|
| Bayern München |
Hertha BSC |
4:0 |
| Mönchengladbach |
Leverkusen |
2:2 |
| Stuttgart |
Hoffenheim |
2:0 |
| Mainz |
Augsburg |
0:1 |
| Wolfsburg |
Nürnberg |
2:1 |
| Schalke |
Kaiserslautern |
1:2 |
|
| Freiburg |
Hamburger SV |
1:2 |
| Köln |
Hannover |
2:0 |
HORYAALKA BUNDESLIGAHA DALKA GERMANY WAXAA LOO KALA HOREEYAA SIDAN:
| 1. |
FC Bayern München |
9 |
7 |
1 |
1 |
25:1 |
22 |
| 2. |
Borussia Mönchengladbach |
9 |
5 |
2 |
2 |
11:6 |
17 |
| 3. |
Borussia Dortmund |
9 |
5 |
1 |
3 |
15:7 |
16 |
| 4. |
VfB Stuttgart |
9 |
5 |
1 |
3 |
14:6 |
16 |
| 5. |
Werder Bremen |
9 |
5 |
1 |
3 |
16:12 |
16 |
| 6. |
FC Schalke 04 |
9 |
5 |
0 |
4 |
18:15 |
15 |
| 7. |
Hannover 96 |
9 |
4 |
3 |
2 |
11:12 |
15 |
| 8. |
Bayer 04 Leverkusen |
9 |
4 |
2 |
3 |
12:13 |
14 |
| 9. |
1899 Hoffenheim |
9 |
4 |
1 |
4 |
12:9 |
13 |
| 10. |
1. FC Köln |
9 |
4 |
1 |
4 |
15:18 |
13 |
| 11. |
Hertha BSC Berlin |
9 |
3 |
3 |
3 |
12:13 |
12 |
| 12. |
VfL Wolfsburg |
9 |
4 |
0 |
5 |
11:16 |
12 |
| 13. |
1. FC Nürnberg |
9 |
3 |
2 |
4 |
10:12 |
11 |
| 14. |
1. FC Kaiserslautern |
9 |
2 |
2 |
5 |
7:13 |
8 |
| 15. |
1. FSV Mainz 05 |
9 |
2 |
2 |
5 |
12:19 |
8 |
| 16. |
FC Augsburg |
9 |
1 |
4 |
4 |
7:16 |
7 |
| 17. |
SC Freiburg |
9 |
2 |
1 |
6 |
14:24 |
7 |
| 18. |
Hamburger SV |
9 |
2 |
1 |
6 |
11:21 |
7 |
*** Koobka Horyaalada Yurub ee The Uefa Champions League oo Isbuucyadaan laga nastay ayaa waxaa Caawa lagu wadaa ineey Dhulka isla jaraan kooxo badan oo isku dhaarsan.
Kulamada Caawa dhacaya ayaa kooxaha wexeey isku arki doonaan Qaabkaan : Manchester City Vs Fc Villarreal, Napoli Vs Fc Bayer Munchen, CSKA Moscow Vs Trabzonspor, kooxda Lille waxaa Gurigeeda ugu imaan doonto Inter Milan oo Tacbaantay kulankaas waa Alloow amuuraha sahal.
Kooxda heeysata Horyaalka dalka Romania ee Otelul Galati wexeey marti gelin doontaa kooxda Shayaadiinta cas cas ee Man Utd, isla guruubkaan waxaa is arki doona Fc Basel Vs Benfica.
Kulan adag waxa uu dhex mari doonaa Real Madrid Vs Lyon oo mararka qaar xanjo ku noqon jirtay Real Madrid, isla guruubkaan waxaa hilfaha isku qaadi doono Dinamo Zagreb Vs Ajax Amsterdam oo isku heeysta booska 3-aad oo kooxdii gashaa eey si toos ah u aadi doonto koobka Europa League.
# Die Bayern dominieren die deutsche Bundesliga weiter nach Belieben. Nach einem Blitzstart fertigte der Tabellenführer am Samstag Aufsteiger Hertha BSC mit 4:0 ab. Nach zwölf Minuten war die Partie durch Tore von Mario Gomez (5.), Franck Ribery (7.) und Bastian Schweinsteiger (13.) entschieden.#
Beim anschließenden Schaulaufen begnügten sich die Münchner trotz zahlreicher Chancen mit einer Zugabe: Gomez erzielte per Foulelfmeter sein zehntes Saisontor (69.). Bayern-Goalie Manuel Neuer war dagegen einmal mehr so gut wie arbeitslos und ist in der Meisterschaft seit bereits 748 Spielminuten ohne Gegentor.
ÖFB-Jungstar David Alaba wurde bei den Münchnern von Trainer Jupp Heynckes in der 73. Minute eingewechselt und holte sich so ebenfalls noch seine Siegprämie ab. Die Berliner dagegen setzten ihre 34-jährige Sieglosserie in München fort. Der Auftritt beim Ex-Club war besonders für Hertha-Coach Markus Babbel sowie die früheren Bayern-Profis Andreas Ottl, Christian Lell und Keeper Thomas Kraft ernüchternd.
Ribery an allen Toren beteiligt
Die Bayern legten los wie die Feuerwehr - allen voran Ribery, der an allen Toren beteiligt war. Während der verletzte Arjen Robben von Heynckes in den Urlaub geschickt worden war, erledigte der Franzose seinen Job bravourös. Nach Zuspiel von Ribery zielte Teamstürmer Gomez aus rund 18 Metern zum 1:0 ins linke Eck. Schlag auf Schlag ging es weiter: Nach einer Hereingabe von Jerome Boateng war Ribery vor Lell am Ball. Und am präzisen Flachschuss von Schweinsteiger ins linke Eck war Ribery als Passgeber ebenfalls beteiligt.
3:0 nach zwölf Minuten - so einen Blitzstart hatten die Bayern zuletzt vor 28 Jahren beim 6:1 gegen den Karlsruher SC hingelegt. Für die Hertha konnte es nur noch um Schadensbegrenzung gehen. Vor allem hatten die Berliner aber Glück, dass die Bayern bei der Effektivität nachließen. Erst als Ribery nach über einer Stunde einen Strafstoß herausholte, konnte Gomez nachlegen. Am Ende konnten die Bayern noch viel Kraft für das Champions-League-Spiel am Dienstag bei SSC Napoli sparen.
W/D Tarjumay Mohamed Abdulle Mohamed
(Jakatoore Aanjabno)