Balaayo Ninkii keenaa baxsha ,Carlos Alberto Tevez horay waxaa looga waardiyeen jiray Taageerayaasha Man Utd hadana waxaa ugaarsi ba´an ku bilaabay Taageerayaashiisii Man City & Ciidamo Booliis ah oo Amaankiisa la wareegay,* Maxaad kala socotaa Balaayada uu dhigay & Carlos Tevez oo lagu sheegay Xiddiga Ciyaartooyda hada jirta ugu Dabaalsan? (Halkaan ka Daawo)
Weeraryahanka Qaranka Reer Argentina & Kooxda Manchester City ee Horyaalka Ingiriiska Carlos Alberto Tevez ayaa waxa uu dhex dabaalanayaa fadeexad sababtay in qaar badan oo ka tirsan Ciyaartooyda Man City eey hadalka ka goostaan.
Saxaafada Sportiga ee Caalamka kuwooda ugu afka dheer Tevez wexeey u Caleemo saaran inuu yahay Xiddiga ugu dabeecada xun uguna Kibirka badan Ciyaartooyda jirta Xiliyadaan dambe. Ciyaartii Koobka Horyaalada Yurub ee The Uefa Champions League Fc Bayern Munchen Vs Man City (2-0) Mar la yiri Tevez is diyaari oo is Kululee sida uu ugu dheel dheelay ama u Yasay Macalin Roberto Mancini Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=fJy2X4zJ3mE .
2006 waxaa kooxda West Ham Utd kala soo wareegay oo qatar ka dhigay Macalinka Man Utd Sir Alex Ferguson, 2009 markii dhibkiisa la heeyn waayey oo loo diray dhanka Man City mar la weey diiyey dhibka uu ka sheegay Sir Alex Ferguson waxa uu Carlos Alberto Tevez ku jawaabay sidan " Sir Alex Ferguson waa Waayeel Camoole ah (Indhoole) mana mudna inuu xumaanteeyda sheeg sheego oo waxa uu ka xumaaday markii aan Man Utd ka soo tagay,,
Isla Sanadkaas waxaa u jawaabtay Ciyaartooy badan oo kooxda Man Utd ka tirsan balse waxaa ugu Xiiso badnaa warkii uu Ciyaaryahan Luis Carlos Almeida da Cunha Nani hawada u mariyey Carlos Tevez ee sidan ahaa :
Luis Nani "Tevez abaal ma leh wuxuuna u dhaqmaa sidii Animal-ka (Xayawaanka), markuu naga tagay ayaa Hurdo wanaagsan iyo raaxo noogu horeeysay maxaa yeelay Saqdii dhexe Ciyaartooyda oo jiif jiifta ayuu Telefoon cod dheer ku Bararaqleeyn jiray markii la isku dayo ama lagu yiraahdo codka Gaabi wuu xanaaqi jiray oo waxa uu furi jiray dood cusub iyo sidee wax la iigu sheegi karaa,,
Qaladaadka faraha badan ee Ciyaaryahan Tevez ma ahan mid halkaan lagu soo koobi karo. 30-kii bishii Oktoorbar 2010 kulan dhex maray Man City Vs Fc Arsenal (0-3) Tevez lama arag iyo lama maqal ayuu dhigay ka dib markii uu diiday in la badalo weliba si kulul u caayey Macalin Mancini.
Xiddigaha Caalamka kuwooda ugu Xariifsan marka eey koox Buuq uga tagaan kuma biiraan koox kale oo isla Magaaladaas ka dhisan iyaga oo ka cabsi qaba ineey dhibaato kaga timaado kooxdii eey ka tageen. Tevez Man Utd ayuu ka tagay wuxuuna ku biiray kooxda eey Ifka iskugu neceb yihiin United oo ah Man City.
Gaariga Xaaskiisa waxaa dhoor jeer Waji Dameer (Doonkey) iyo Wajiyo kale oo loo soo ekeeysiiyey Tivez Sawiro ah ku dhejiyey Tageerayaasha Man oo xiligaas si weeyn ugu kacsanaa.
Hada xiligii kooxda Man City eey ka soo laabatay dalka Germany gaar ahaan kulankii Bayern Munich waxaa Airpoorka ku weeraray Carlos Tevez Taageerayaal careeysan oo Man City ah wexeeyna ugu hanjabeen Dil . Kiiska Carlos Tevez oo Qatar noqday waxaa si toos ah ula wareegay oo Gawaari ku qaatay Ciidamada Booliska dalka Ingiriiska.
Macalinka Man City Mr.Roberto Mancini waxa uu yiri isaga oo ka xanaaqay Ficilada xun xun ee aan dhamaadka laheeyn ee ka imaanaya Weeraryahan Tevez sidan "
(Schon kurz nach der Partie stellte City-Trainer Roberto Mancini fest: "Tevez wird unter mir nie wieder für City spielen. Ich bin mit ihm fertig." Doch es wurde noch schlimmer).
" Ma Dhici doonto mana laga yaabo inuu Tevez safto intaan joogo, sidaas ayeeyna noogu kala dhamaatay, intuu kooxda la joogana waxaa taagnaan doonta Ficilkiisa xun,,
Carlos Alberto Tevez oo hada arkay in meel kasta looga kacay weliba laga waardiyeen la´yahay Taageerayaashiisii Man City ayaa waxa uu bilaabay raali gelin isaga oo sidan leh " Aad ayaan uga xumahay wixii magaalada Munchen ka dhacay maxaa yeelay kutala gal igama aheeyn ee si qalad ah ayaan u fahmay cida uu Macalin Mancini u yeeray,,
Carlos Tevez Soomaalida intooda badan wexeey ku Naaneesaan ama u yaqaanaan (Qaameey ama Qaleey ) oo eey kala jeedaan Dhaawaca kaga yaal Daanka hoose ama Qalka qofka sida uu u yaqaan.
War bixinta cadeeneeyso in Carlos Alberto Tevez Amnigiisa Ciidamo Boolis ah la wareegeen lagana waardiyeenaayo Taageerayaashiisa halka ugu hooseeyso Beejkaan ka aqriso (Sawiradane kor ka fiirii Booliiska oo Gawaari ku qaatay Qaameey) !!
Nach der Ankunft in Manchester musste Tevez den Flughafen unter Polizeischutz verlassen - aufgebrachte Fans wollten dem Superstar an den Kragen. Tevez auf der Flucht vor den Fans!
Was war passiert?
Beim 0:2 bei den Bayern kam es auf der Bank von Manchester City zum Eklat. Superstar Carlos Tevez soll seine Einwechslung verweigert haben, als Roberto Mancini ihn ins Spiel bringen wollte. Arbeitsverweigerung als Protest?
SKANDAL UM TEVEZ!
Die Reaktion von ManCity-Coach Roberto Mancini (46): Er feuert den 40-Millionen-Mann aus dem Kader: ?So lange ich hier bin, wird Tevez nicht mehr für City spielen."
Der Torjäger (53 Tore in nur 91 Spielen) hat sich am Mittwoch bei den Fans entschuldigt: ?Ich möchte mich bei allen Manchester-City-Fans, mit denen ich immer eine enge Beziehung hatte, für ein Missverständnis entschuldigen." Weiter heißt es: ?Ich habe immer mein Bestes für den Klub gegeben. Am Dienstag in München habe ich mich nicht geweigert zu
Damit bezichtigt Tevez seinen Trainer offen der Lüge. Mancini hatte vor laufenden TV-Kameras behauptet, sein Spieler habe sich geweigert, sich warmzumachen, um zu spielen. Der Italiener will nun beim Verein eine Kündigung des bis 2014 gebundenen Argentiniers erwirken.
Kritiker wollen die Tevez-Entschuldigung übrigens nicht anerkennen. ?Er versucht, seine Reputation bei Manchester City zu retten", analysierte die Zeitung ?Daily Mail". Der dreimalige Europacupsieger Graeme Souness nannte Tevez in einem Fernsehkommentar eine ?Schande für den Fußball".
Der Streit zwischen Tevez und Mancini hat eine Vorgeschichte. Vor einem Jahr soll Mancini Tevez vor versammelter Mannschaft wüst beschimpft haben. Da war Tevez noch Kapitän der Citizens. Die Mannschaft stellte sich geschlossen hinter ihren Mitspieler, die Tage von Mancini schienen gezählt. Nach der 0:3-Pleite gegen Arsenal am 30. Oktober 2010 soll es zur offenen Meuterei gekommen sein. The Sun schrieb: ?Die Spieler mögen seinen Konfrontationskurs nicht. Auch taktisch sind sie von Mancini nicht überzeugt."
Die Klubführung gewährte ihrem Italo-Trainer damals eine Gnadenfrist. Als sich Manchester City am Ende als Dritter für die Champions League qualifizierte, durfte der Italiener bleiben.
Jetzt darf man gespannt sein, wie die Klub-Chefs reagieren. In der Vergangenheit haben bei ähnlichen Streitereien zwischen Superstars und Trainern fast immer die Übungsleiter am Ende den Kürzeren gezogen.