Mucjiso Rabaani ah : Bisad ama Mukulaal Cunug yar oo ooynaya Seexisay ilaa uu ka gam´o iyo Arintaan oo ka yaabsatay Dad badan (Halkaan ka Daawo Mucjisadaan Rabaaniga ah)
Waa wax aad loo la yaabo in maalin kasta Soomaalidu Madaafiic isla dhacayaan Caruurtiina ka seexan la´dahay Hugunka Madaafiicdaas halka Xayawaankii uu ka gartay Naxariista iyo u nixida ilmaha yar yar.
Mukulaasha ama Bisada waa mid ka mid ah Xayawaanaadka lagu xanaaneeysto Guryaha kuwooda ugu Baarisan ama ugu wax maqalka dhaw.
Muuqaalkaan hoose waxaad ka Daawan doontaa Cunug yar oo Baby ah kaas oo Hurdo u baahan balse ay Naas Nuujin la´aan seexisay Bisad.
Caruurta yar yar ayaa inta badan marka ay baahan yihiin ama Hurdo heeyso wexeey u ooyaan si xad dhaaf ah ilaa uu Waalidkooda kor u qaado ama Hooyada ay Naas Nuujin ku seexiso.
Bal qaabka ay u seexisay Bisadaan Cunuga barooranayey & Mucjisadaan Rabaaniga ah Halkaan ka Daawo >>> http://www.youtube.com/watch?v=PWXigjFm4TM