LA YAAB : " Canaasiirta Borussia Dortmund Buuqooda iyo Qeeyladooda ayaa badatay waana ugu tala galnay ineey Baahi ku tagaan ilaa Magaalada Dortmund,, Taageerayaasha kooxda Borussia Dortmund oo lama arag iyo lama maqal lagu dhigay (Halkaan ka Daawo kana Akhriso War bixinta oo Tarjuman iyo Bililiqadii dhacday) !!!
Barnaamishka LA YAAB SPORT oo soo raadiya aalaaba Qisadii ugu hadal heeynta badneed Maslaxa Ciyaaraha kubada Cagta waxaanu maanta idiin kugu heeynaa Taageerayaasha kooxda Borussia Dortmund oo seey tahay beerta loo galiyey iyo Kiiskaan oo si buuxdo eey ula wareegeen Ciidama Booliiska dalka Jarmalka.
Kulan adag oo dhex maray shalay kooxaha ugu Tunka weeyn Horyaalka Germany ee kala ah VfB Stuttgart Vs Borussia Dortmund (1-1) ayaa waxaa Bililiqo iyo boob aan horay loo arag nuuciisa lagula dhaqaaqay Baskii banaanka u taagnaa Taageerayaasha kooxda Borussia Dortmund .
Taageerayaasha kooxda Borussia Dortmund waa kuwa ugu tirada badan Qaarada Yurub marka laga reebo Taageerayaasha kooxda Fc Barcelona oo Ciyaar kasta eey soo xaadiraan Garoonkeeda 98-kun oo Taageere halka Garoonka Borussia Dortmund eey Ciyaarkasta soo xaadiraan 81-Kun oo Taageere.
Taageerayaasha kooxda Borussia Dortmund Gurigooda kuma ciyaareen oo wexeey aadeen Magaalada Stuttgart oo aad uga fog halkii eey ka soo haajireen Taageerayaasha kooxda Borussia Dortmund . Gawaaridii Basaska ahaa ee waday Taageerayaasha kooxda Borussia Dortmund waxaa la dhigay meel wax yar u jirtay Garoonka kooxda Stuutgart.
Halkaan ka Daawo Labada Taageere iyo qaabkii eey Ciyaarta uga qeeyb galeen iyo waxa dhici doona >>> http://www.youtube.com/watch?v=fCm-4z_PxXw .
Ciyaarta oo aan dhamaan kana dhiman tahay 10-Daqiiqadood ayeey qaar ka tirsan Taageerayaasha Stuttgart inteey tashteen wexeey ku yaaceen Basaskii Taageerayaasha kooxda Borussia Dortmund oo goob wax yar ka fog Garoonka yaalay wexeeyna kula dhaqaaqeen Bililiqo nuuceeda lagu sheegay Xaasidnimo iyo Naceeyb eey u qabaan kooxda Borussia Dortmund oo iyada heeysta Horyaalka dalka Germany.
Wax alle iyo wixii eey wateen Tageerayaasha kooxda Borussia Dortmund waxaa ka Bililiqeeystay Taageerayaasha kooxda Stuttgart laakiin arinta ugu yaabka badan wexeey tahay Raashinkii iyo Cabitaankii eey wateen Taageerayaasha kooxda Borussia Dortmund waxaa si Xaasidnimo ah dhulka ugu qubay oo goob ka fog halkii eey Basaska yaaleen ku soo daadshay Taageerayaasha Stuttgart oo nacay buuqa iyo Tirada Taageerayaasha kooxda Borussia Dortmund .
Home-beejka Taageerayaasha Stuttgart waxaa lagu soo qoray qoraal Af Soomaali ahaan ahaa sidan " Canaasiirta Borussia Dortmund Buuqooda iyo Qeeyladooda ayaa badatay waana ugu tala galnay ineey Baahi ku tagaan ilaa Magaalada Dortmund,,
Hadalkaas macnihiisa ayaa waxa uu ka tarjumayaa Cunto la´aan iyo Lacag la´aan la iskugu daray Taageerayaasha kooxda Borussia Dortmund oo Ciyaar darteed uga yimid Gobol aad uga fog Magaalada Stuttgart oo qiyaas ahaan aanu ku matali karno Muqdisho ilaa Boosaaso oo kale.
Ciidamada Booliiska dalka Germany oo kiiskaan Baaritaan kula dhaqaaqay ayaa waxa uu noqon doonaa Kiis aan fududeeyn oo dad badan loo soo xir xiro maadaama dadka dhibka geeystay eey yihiin Taageerayaal fara badan oo si lagu soo wada qabto eey aad u adag tahay.
Wararkii ugu dambeeyey ee laga soo xigtay Telefishinada Ciyaaraha dalka Jarmalka wexeey sheegayaan in nin u hadlay Booliska uu sheegay Cunto iyo Lacag la Bililiqeeystay eey tahay Kiis fudud laakiin eey baadi goob ugu jiraan Taageerayaasha Stuttgart kuwooda Musaamiirta u dhigay Taayarada Basaska kooxda iyo Taageerayaasha B.Dortmund wexeeyna Booliiska sheegeen in dadka waxaas sameeyey eey haligeen Nolasha Boqolaal qofood sida ugu dhaqsiyaha badana lagu soo qab qaban doono !! HOOSTAAN KA AKHRISO WAR BIXINTA OO TARJUMAN :
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! (Xiriiriye.com Xarunta Ciyaaraha iyo Mucjisooyinka Caalamka) !!
Stuttgarter Anhänger überfallen Dortmunder Fanbus
Vermummte Anhänger des VfB Stuttgart haben am Samstagmittag einen Reisebus mit Fans von Borussia Dortmund überfallen. Das teilten die Staatsanwaltschaft Heilbronn und die Polizei Stuttgart am frühen Sonntagmorgen mit. Zu der Attacke kam es auf einer Autobahnraststätte nahe Stuttgart (Baden-Württemberg). Die Dortmunder Fans hatten gerade ihre Pause beendet und wollten weiterfahren, als plötzlich zehn bis zwölf Vermummte auf den Bus zustürmten. Als der Bus anfuhr, traten die Angreifer gegen das Fahrzeug und öffneten den Kofferraum, um an Fanutensilien zu gelangen.
Anschließend kam es laut Polizeiangaben auf der Autobahn 81 in Richtung Stuttgart zu einer Verfolgungsjagd: Drei Autos mit Heilbronner Kennzeichen, in denen sich vermutlich die Angreifer befanden, rasten hinter dem Fanbus her. Verletzt wurde niemand. Die Polizei nahm einen 21-jährigen Mann fest, der inzwischen wieder auf freiem Fuß ist. An dem Reisebus entstand ein Sachschaden von etwa 3.000 Euro. Die Polizei sucht nach Zeugen.