Karim Benzema oo Shukaansi dharka kaga dhigay Gabar yar oo 14 sano Jir ah & Gabadhaan yar oo Benzema is kaga dhigtay ineey 19-Jir tahay,* (Yaab Jaraaidyada Jarmalka oo Benzema Ceebtiisa iyo Shaxaarinimadiisa banaanka soo dhigay,* (Akhri Liiska 15 Ciyaartooy oo lagu sheegay ineey Xaasas & Lamaane leeyihiin oo hadane Dumar kale maaro looga waayey+Xiddigahaan kooxaha eey u Ciyaaraan) !!!!
*** Kiis iyo Dacwo mudo labo Bilood ah soo jiitameeysay ayuu markii ugu horeeysay si Nasiib ah ugu Guuleeystay Xiddiga Qaranka France iyo kooxda Real Madrid Karim Benzema.
Fadeexadaan oo intii eey socotay si weeyn looga Qariyey Saxaafada ama Warbaahinta waxaa markaan Kiiskaan Banaanka soo dhigay Jaraidyada dalka Jarmalka gaar ahaan Bild Sport.
Waxaa Cadaatay in Benzema Gabar 14-Jir ah uu Qadka Aalada Internetka ku Shukaansan jiray weliba uu u diray Sawiro isaga oo Qaawan ah taas oo Karim Benzema ku noqon leheed Dambi weeyn waxa uu Fadeexadaas kaga bad baaday Inantii ama Gabadhii Shukaan jirtay oo uu ka helay Benzema ayaa wexeey u sheegatay Da´been ah taas oo eheed 19-sano jir.
Gabadhaan oo lagu magacaabo Anita muuqaal ahaan waxaa la sheegay ineey tahay Gabdhaha ka weeyn Da´dooda oo yacni sida deg dega ah ku kora. Kiiskaan oo markiisii hore aan Cadeeyn loo helin waxaa Shaaciyey Jaraaidka The Sun oo ka soo baxa dalka Ingiriiska.
Qooyskii gabadhaan dhalay oo wax kasta oo Cadeen ah u geeyey Ciidamada Booliiska waxaa la ogaaday in Benzema Gabadhaan uu kala Sheekeeysan jiray Aalada Facebooka qaasatan Qadka Chat-ka ee Telfoonkiisa Gacanta. Sharciyada Yurub waxaa mabnuuc ka ah oo la isku Ganaaxaa Raga waa weeyn ineey ula kac u Shukaansadaan Gabdhaha yar yar ee Caqli ahaan aan Qaarin waxaana uu hada Ciyaaryahan Karim Benzema ku Fakaday Gabadhaan oo isaga Magac Da´weeyn ku shukaansan jirtay.
Halkaan ka Aqriso Maqaalo ka mid ah Kiiskii laga qoray Karim Benzema oo siktay :
## Neues Ungemach für Karim Benzema: Der Franzose soll einer 14-Jährigen ein Nackfoto von sich geschickt haben. (Über Anita14 als 19 jahre alt).
Der Nächste, bittere Der französische Nationalspieler Karim Benzema soll gemäss der englischen Zeitung «The Sun» per Handy einem 14-jährigen Mädchen ein Nacktbild von sich geschickt haben.
Die Eltern des Mädchens sollen die Polizei alarmiert haben, nachdem eine Person names «Karim Benze» im Facebook-Chat mit ihrer Tochter Kontakt aufgenommen hätte. Im Verlauf dieses Chats habe sie zweideutige Mitteilungen und das Nacktfoto erhalten.
Benzema hat sämtliche Anschuldigungen gegen seine Person zurückgewiesen. Dennoch erhärtet sich der Verdacht gegen ihn. Das Handy, von dem das Foto verschickt wurde, gehöre nämlich eindeutig zu einer Gruppe von Telefonen, die Offizielle und Spieler von Real Madrid benutzen ##
*** Dhanka kale Bild-Sport waxa uu soo bandhigay 15-Ciyaaryahan oo lagu sheegay ineey yihiin Shaxaariyiinta ama Ciyaartooyda jecel mar kaste ineey Dumar cusub bartaan iyaga oo Xaasas ama Lamaane Gabdho Saaxiibo ah leh. Xiddigahaan waxa uu leeyahay Bild-Sport weey yartahay sidii eey ku socdaali lahaayeen ama ku tagi lahaayeen dalal kale iyaga oo aan la Socon Xaasaskooda ama Lamaanahooda.
Bild Sport ayaa waxa uu leeyahay Ciyaartooydaan oo inta badan laga Aaamin baxay wexeey isku dayaan ama xiiseeyaan ineey mar kaste isku bad badalaan Gabdho cusub waxaana dhacda mararka qaar oo adkaato sidii eey ku ogaan lahaayeen Xaasaskooda ama Lamaanahooda in kastoo Laacibiintaan badankooda eey ahaayeen kuwo Ficiladaas Shaxaarinimada ah ku Fashilmay.
LIISKA XIDDIGAHA LAGU SHEEGAY INEEY SHAXAARIYIINTA YIHIIN AMA ISKA HAWEEYSTA OO DAMCA DUMARKII KA SOO HOR BAXO AYAA WEXEEY KALA YIHIIN SIDAN :
1-Antonio Cassano ,Ac Milan Qaranka Italy.
2-Ryan Joseph Giggs,Man Utd Qaranka Wales.
3-Francesco Totti,As Roma Qaranka Italy.
4-Sergio Ramos.Real Madrid Qaranka Spain.
5-Peter James Crouch,Stoke City Qaranka England.
6-Adrian Mutu, AC Cesena Qaranka Romania.
7-Karim Benzema,Real Madrid Qaranka France.
8-Wayne Mark Rooney,Man Utd Qaranka England.
9-Cristiano Ronaldo dos Santos Aveiro ,Real Madrid Qaranka Portugal.
10-Marco Materazzi,Inter Milan Qaranka Italy.
11-Bastian Schweinsteiger,Fc Bayer Munich Qaranka Germany.
12-Zlatan Ibrahimovic ,Ac Milan Qaranka Sweden.
13-Dimitar Ivanov Berbatov,Manchester United Qaranka Bulgaria.
14-Luis Alberto Suarez Diaz,Fc Liverpool Qaranka Uruguay.
15-Andrei Sergeyevich Arshavin,Fc Arsenal Qaranka Russia.