Fc Chelsea oo Tayo Xumadii Kaptan John Terry Talo wanaagsan u heshay,* Manchester United oo diidan ineey Sahal ku bixiso Weeraryahan Dimitar Berbatov ,* Macalin Morinho oo isku dhex yaacay iyo Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News) !!
*** Jaraaidyada dalka Ingiriiska ayaa Maqaalo amaan u badnaa waxeey ka qoreen kooxda Fc Chelsea oo soo buuxisay Booskii ay ka jilicsaneed iyo halkii looga soo guuri jiray. Difaaca Fc Chelsea Kaptan John Terry waa Xiddig aan laga maarmin balse Bilihii ugu dambeeyey wuxuu Balaayo ku dhigay in Kubada laga dafo isaga oo is leh Weeraryahanda u gambi.
Difaaca Xariifka ah waa Xiddiga aan gadaal ku Gambin ee Kubada iska geeya Afka hore (Dhanka Weerarka). Kooxda Fc Chelsea wexeey gacanta ku soo dhigtay Difaac ay aad ugu baah naayeen oo lagu magacaabo Gary Cahill kaas oo u Ciyaara Qaranka England iyo kooxda Bolton Wanderers .
Gary Cahill oo 26 jir ah ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka bar bar Ciyaaro Kaptan John Terry oo maalmahaan Kubad Dafid raaxada looga qaaday waxaana Xiddigaan cusub laga soo baxshay Aduun lagu sheegay 8,4 Milyan oo Euro.
Macalinka kooxda Bolton Wanderers Mr.Owen Coyle wuxuu qirtay ineey iyagaba u baahnaan lahaayeen sidii uu ula sii joogi lahaa Gary Cahill balse wax kasta ay soo da dajisay Lacagta faraha badan ee ka timid dhanka kooxda Fc Chelsea. Ciyaaryahan Gary Cahill wuxuu Qaranka England u saftay ilaa hada 7-jeer.>> (Der FC Chelsea hat sich mit den Bolton Wanderers auf einen Transfer des englischen Nationalspielers Gary Cahill geeinigt. Der Verteidiger werde in der kommenden Woche mit Beginn der Transferperiode zu den Londonern wechseln, bestätigte Bolton-Trainer Owen Coyle am Freitag.
Der 26-Jährige soll bei Chelsea an der Seite von Kapitän John Terry die Abwehr verstärken. Beide kennen sich bereits aus dem Nationalteam. Cahill hat bisher sieben Länderspiele bestritten. Sein Vertrag in Bolton läuft am Saisonende aus. Für den vorzeitigen Wechsel zahlt Chelsea angeblich eine Ablöse von rund 8,4 Millionen Euro).<<
*** Weeraryahanka kooxda Manchester United iyo Qaranka Bulgaria Dimitar Berbatov oo ay si aad ah iskugu Kooleeysay kooxdiisii hore ee Bayer Leverkusen oo ka Ciyaarta horyaalka Bundesligaha dalka Germany ayaa waxaa arinkaas diidmo ka keenay xili la iska iibin rabay Macalin Sir Alex Fergusen. Berbatov oo kulankii ugu dambeeyey ee Man Utd Vs Wigan 5-0 3-Gool u saxiixay kooxda ManU ayaa waxaa lagu wadaa inuu kooxdiisa la sii joogo ilaa dhamaadka Bisha Maarso sanadka 2012 . >> (Manchester United will Stürmer Dimitar Berbatow nun doch halten und hat damit alle Spekulationen um eine Rückkehr des Bulgaren zu Bayer Leverkusen beendet. Der englische Rekordmeister werde Berbatow über dessen Vertragsende 2012 hinaus binden, bestätigte Trainer Sir Alex Fergusen am Freitag).<<
*** Macalinka Kooxda Real Madrid Mr.Jose Morinho Saxaafada Caalamka wexeey ku tilmaameen nin aan Qoowl leheen oo wixii hada ka bilaabma iska Hantaataca. Dhoor Cisho ka hor wuxuu BBC-da qeeybteeda English-ka Wareeysi ku siiyey inuu aad u xiiseeynayo ku laabashada Horyaalka Ingiriiska.
Jose Morinho oo lagu yaqaan is bad badalka faraha badan Sheekadii wuu badalay wuxuuna isaga oo ka hadlayey Websat-ka kooxda Real Madrid yiri sidan " Yaan Qalad la ii fahmin, dabcan Horyaalka Ingiriiska aad ayaan uga helay laakiin 100% Real Madrid ayaan jeclahay inaan Qandaraaskeega ku dhameeysto ilaa sanadka 2014-ka, 20 sano ayaan Tababare waqti aan ku sii ahaado heeystaa kamana wadin inaan waqti xaadirkaan u wareego dhanka horyaalka Ingiriiska ayuu yiri Macalin jose Morinho oo loo baxshay Aabihii is bad badalka.
Sadex Cisho ka hor hadalkii uu Jose Morinho siiyey Warbaahinta durbadiiba qaar ka tirsan Saxaafada dalka Ingiriiska ayaa qoray inuu badali doono mustaqbalka dhaw Macalin Sir Alex Fergusen oo lagu wado maanta inuu 70 jirsado.
Jose Morinho sanadkii 2007 wuxuu ka yimid dhanka kooxda Fc Chelsea wuxuuna mudo 3 sano ah ilaa 2010-ka la soo joogay kooxda Inter Milan , Intaas ka dib Macalin Morinho kooxda Real Madrid ayuu ku soo biiray. >> (Real Madrids Trainer Jose Mourinho hat versucht, die Wogen wegen seiner Äußerungen über eine mögliche Rückkehr nach England zu glätten. Der Portugiese sagte am Freitag, er sei 100-prozentig sicher, dass er seinen bis 2014 laufenden Vertrag beim spanischen Fußball-Rekordmeister erfüllen werde. Der BBC hatte er vor einigen Tagen gesagt, sein Herz hänge noch an England.
?Jeder weiß, wie sehr es mir in England gefallen hat", sagte Mourinho auf der Real-Website und bezeichnete England als ?natürliches Ziel" im Laufe seiner Karriere, die 20 Jahre oder länger dauern solle. ?Aber jetzt ist nicht die Zeit, darüber nachzudenken, weil ich bei Real Madrid bin", sagte Mourinho weiter. Er erläuterte, mit seinen Worten über einen möglichen Wechsel ?in ein paar Jahren" seien nicht genau zwei Jahre gemeint gewesen. Dieses Zitat sei in Spanien falsch verstanden worden.
Mourinho hatte bis 2007 Chelsea trainiert und war nach drei Jahren bei Inter Mailand 2010 zu Real gekommen. In britischen Medien wird er als möglicher Nachfolger von Sir Alex Ferguson bei Manchester United gehandelt. Ferguson wird am Silvestertag 70 Jahre alt).<<
*** Kooxda Real Saragossa ee Horyaalka La Liga wexeey Dharkiisa banaanka dhigtay oo iska Burisay Macalin Javier Aguirre oo u dhashay dalka Mexico.
Macalin Javier Aguirre xili Ciyaareedkaan kooxda Real Saragossa 16 kulan oo ay Ciyaareen wuxuu farta ka saaray 10-Dhibcood oo kaliyah waana Tababarihii 5-aad oo mudo bil gudaheed ah kooxdiisa iska buriso .
Horyaalka dalka Spain ee Primera Division La Liga Tababarayaasha kooxahooda laga buriyey mudo Bil gudaheed ah wexeey kala yihiin Michael Laudrup oo Denmark u dhashay lagana buriyey kooxda RCD Mallorca , Hector Cuper oo Argentina u dhashay lagana ceeyriyey kooxda (Racing Santander), Juan Carlos Garrido oo isna Naadiga (Villareal) laga ceeyriyiey iyo Gregorio Manzano oo ay Atletico Madrid iska burisay . >> (Der spanische Erstligist Real Saragossa hat seinen Trainer Javier Aguirre entlassen. Angesichts der schwierigen sportlichen Lage des Tabellenletzten sei ?eine Kursänderung" dringend notwendig geworden, teilte der Verein am späten Donnerstagabend auf seiner Website mit.
Aguirre hatte mit seinem Team in 16 Spielen nur zehn Punkte gesammelt und stand seit längerem in der Kritik. Real Saragossa hatte den früheren mexikanischen Nationalspieler in der vorigen Saison verpflichtet. Damals war es Aguirre gelungen, den drohenden Abstieg des Vereins abzuwenden.
Der Mexikaner ist bereits der fünfte Trainer, der seit Beginn der Saison in der Primera Division seinen Posten räumen muss. Der Däne Michael Laudrup musste bereits nach fünf Pflichtspielen beim RCD Mallorca gehen. Danach folgten der Argentinier Hector Cuper Racing Santander, Juan Carlos Garrido Villareal und Gregorio Manzano Atletico Madrid).<<
*** Kulan adag oo la ciyaaray Horyaalka dalka Ingiriiska ayaa waxa uu dhex maray kooxaha Fc Liverpool Vs Newcastle Utd. Ciyaartaan waxaa 3-1 lagu qararamsaday kooxda Newcastle waxaana Fc Liverpool goolasha u kala saxiixay Laacibka Qaranka Weles Craig Bellamy oo labo Gool ku tuurtay Daqiiqadihii 29-aad iyo 67-aad. Goolka 3-aad The Reds Fc Liverpool waxaa u saxiixay Daqiiqadii 78-aad Kaptan Ma-daale Steven Gerrard.
Goolka kooxda Newcastle wuxuu ahaa mid uu kooxdiisa Fc Liverpool ka xareeyey Difaaca Qaranka Denmark iyo Fc Liverpool Daniel Agger Daqiiqadii 25-aad.
KOOXAHA HORYAALKA INGIRIISKA AYAA LAGU WADAA MAANTA IYO BERI INEEY QAABKAAN CAGAHA ISKAGA TUMAAN :
| SABDI : |
| Manchester United |
Blackburn |
13.45 |
| Swansea |
Tottenham |
16.00 |
| Chelsea |
Aston Villa |
16.00 |
| Arsenal |
Queens Park Rangers |
16.00 |
| Bolton |
Wolverhampton |
16.00 |
| Norwich |
Fulham |
16.00 |
| Stoke |
Wigan |
16.00 |
| AXAD : |
| West Bromwich |
Everton |
13.30 |
| Sunderland |
Manchester City |
16.00 Uhr |
FILO GOOR DHAW WARAR SPORT IYO QUBANAYAAL TOP AH !!
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! (Xiriiriye.com Xarunta Ciyaaraha iyo Mucjisooyinka Caalamka)!!