HomeSportsContactSawiroWararkiihorecars

Halkaan waxaa kala socon kartaa Mucjisooyinka Caalamka & Barnaamishka Ila Qosol.

... No Links Defined ...
Videos - barnaamijka layaab
... No Links Defined ...
      Basket

    Michael Jordan(Air Jordan) oo la wareegay Maamulka NBA, Basketball News.
     
    LAACIBKA WEEYN EE MUCJISADA AHAA MICHAEL JORDAN AYAA LA WAREEGAY MAAMULKA NBA.
     
    CIYAAR YAHAN MICHEAL JORDAN OO LOOYAQAAN AIR JORDAN AYAA LAGU SOO XASUUSTAA WACDARIHII UU KA SOO DHIGAY CIYAARTA BASKETBALL-KA XILIGII CHICAGO BULLS.
     
    EX NBA PLAYER AYAA DA DIISU WAXA EEY HADA TAHAY 47 JIR, WAXAANA ILAA IYO HADA UU KU LEEYAHAY CAALAMKA TAAGEERO-YAAL AAD U FARA BADAN TAAS OO KUU CADEENEYSO SIDA WELI LOOGA IIBSADO AMA DUKAAMADA UGU WAA WEEYN QAARADA YURUB, ASIA, AFRIKA & AMERIKA KABIHIISA IYO DHARKIISA QAALIGA UGA YIHIIN.
     
    MR. JORDAN AYAA WAXA UU CAAN KU YAHAY ILAA HADA KABAHA LOO YAQAAN AIR JORDAN OO KU MUTEYSTAY MAGAACAAS XILIGII UU SIDA DIYAARADA CAMAL U BOODI JIRAY.
     

    AIR JORDAN: DHARKA IYO KABAHA UGU QAALISAN XILGAAN OO MICHAEL JORDAN LAGU SOO XASUUSAN DOONO AYAA WAXAA LAGU IIBIYAA WADAMADA KALA AH USA, GERMANY, HOLLAND, FRANCE, ITALY, SPAIN, SWEDEN,AUSTRIA, ENGLAND,RUSSIA,  BRAZIL,MEXICO,  JAPAN, INDONESIA, CHINA, SOUTH AFRIKA, KENYA, NIGERIA & MAROCO OO DHAMAAN UU KU LEEYAHAY TAAGERAYAAL XOOGAN KUWAAS OO INTA BADAN U LABISTA SIDA LAACIB JORDAN.
     
    DARAASAD BAARTAY DHANKA TAAGEERADA UGU BADAN EE SPORTIGA & FANKA AYAA WAXA UU MICHAEL JORDAN KA GALAY KAALINTA 2-AAD WAXANA KA HORMARAY OO KALIYAH FANANKII GEERIYOODAY MICHAEL JACKSON, HALKA 5-TA KALEE EE UGU TAARO BATAY CAALAMKA EEY DARAASADU KU SHEEGTAY PELE, MARADONA, ZIDANE & MADONA.
     
    MAR LA WEEY DIIYEY SIDA UU U ARKO SHAQADAAN CUSUB AYUU JORDAN YIRI: MA FUDUDA LAAKIIN QIBRAD AYAAN U LEEYAHAY, WAXAA KALOO LA WEEY DIIYEY SIDA UU U ARKO XILIYADII LOO BAXSHAY AIR JORDAN,  WAXA UU YIRI MR.JORDAN : QOF KASTA OO ISKU DAYO IN UU SPORT AMA KOR U BOODO WUU KU GUULEYSAN DOONAA, MAXAA YEELAY AYUU YIRI JORDAN CID KU DHALATAY BOODIDA MA JIRTO" .  HADAL KAAN AYAA SOO JIITAY TAAGERA YAAL FARA BADAN OO MICHAEL JORDAN ILAA IYO HADA DHARKIISA IYO SAWIRADIISA KU NOOL.
     
    UGU DANBEYNTII MICHAEL JORDAN AYAA LOO QIRSAN YAHAY INUU AHAA LAACIBKII UGU WANAAGSANAA XAGA BASKETBALL-KA EE SOO MARA DUNIDA INTA LA OGYAHAY TAAS OO ILAA IYO HADA EEYSAN JIRIN WAX SIDII JORDAN CAMAL DAQIIQAD KASTA SIDII DIYAARADA CAMAL U KICI KARA.
     
     
     
    BY: Omar Ali Omar
    omarjuva9@hotmail.com
    http://www.xiriiriye.com/

     

     
    zinadin
    Basket
    yaa
    Feedback
    Qiso
    spain2
    final
    Taariikh
    robinho2
    philip
    arjen
    yaya
    auto
    karton
    suuqa
    cole
    hoyo
    van
    ikar
    kaka
    totti
    turkiga
    4
    Mas
    raul
    mata
    coach
    jimmy
    aguero
    tartan
    amir
    an
    cr
    mofarah2
    ag
    cup
    mb
    Gerrard
    ar
    fifa
    jaabir
    gh
    cf
    dd
    el
    k
    m
    rk
    ivan
    diego
    yb
    deco
    valencia
    bilad
    moscow
    sp
    cole
    dublin
    p
    c
    wr
    peter
    s
    som
    stefi
    gool
    sa
    live
    talo
    3geesood
    sansiro
    cl
    iq
    sharci
    nani
    obama
    keevin
    mesut
    ribery
    ramo
    wargeys
    xaj
    miki
    cars
    bayern
    qasaaro
    faalo
    guul
    rk
    axad
    rayi
    vodka
    david
    carlos
    ibra
    alex
    italy
    neymar
    jm
    wahiba
    qorituur
    pele
    frank
    sky
    sigaar
    warar
    hapy
    forlan
    bo
    ceni
    uk
    been
    knaan
    saaxiibo
    kalasaar
    guul
    dheel
    euro2012
    94
    Halkaan waxaad kala socon kartaa heeso cusub (new songs) oo u badan heesaha cayaaraha.
    Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
     Chelsea
     Arsenal
     Manchester united
     Liverpool
     Manchester City
     Tottenham


    Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
     Inter
     Juventus
     Milan
     Roma
     Fiorentina
     Napoli


    Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
     Barcelona
     Real Madrid
     Valencia
     Sevilla
     Deportivo La Coruna
     Atletico Madrid


    Heeso video ah

    Xiriiriye.com