La Yaab : Kooxda Fc Barcelona oo qarash xoogan ku bixisa Taakuleeynta Ciyaartooy Lugaha ka goŽan oo laga keenay dalka Sierra Leona laguna xanaaneeyo Qeeyb ka mid ah la Masia oo ah halka Fc Barcelona Ciyaartooyda ka soo saarto. (Sidoo kale Halkaan ka Daawo Ciyaartooy badan oo laga keenay Qaarada Africa oo mar dhaw Fc Barcelona soo caan bixin doonto)
Xerada Akdemie La Masia waa halka eey kooxda Fc Barcelona ka soo saartay dhamaan inta badan Ciyaartooyda hada u ciyaarta sida Leo Messi ,Xavi Hernandez, Andreas Iniesta, Gerald Pique, Carlos Puyol iyo kuwo kale oo aad u fara badan. La Masia ayaa waxaa markii ugu horeeysay si weeyn uga soo dhex muuqday Ciyaartooy aad u yar yar oo laga soo kala aruuriyey Qaarada Africa waxaana Mustaqbalka dhaw lagu arki doonaa Garoomada caalamiga ah haduu alle idmo.
Fc Barcelona waa kooxda kaliyah ee qarash xoogan ku bixiso Ciyaartooy Lugaha ka goŽan oo laga keenay ama ku soo halaagsamay dagaaladii dalka Sierra Leona ee Qaarada Africa. Halkaan ka Daawo Qaabka eey u ciyaaraan ama koox Lugo goŽan oo aad u adag looga dhigay >>> http://www.youtube.com/watch?v=Hb75KD2BHS4&feature=relmfu.