Maxaad kala socotaa sida loogu kala Guuleeystay Gooldhalinta Horyaalada ugu caansan Qaarada Yurub iyo sida loo kala galay ilaa Kaalinta 3-aad ee dhanka Gooldhalinta??, * (Halkaan ka Daawo Qeeybtii 2-aad Laacibiinta ugu caansan Xiligii eey caruurta ahaayeen,* Waxaad kaloo Halkaan ka daawan kartaa Kulankii uu Ronaldo Da Lima Ciyaaraha Caalamiga ah kaga fadhiistay & Xulka Poland oo Dhagaha ka tumay Qaranka Argentina)
Barnaamishkeena Falaqeeynta dhanka Gooldhalinta oo bil kaste aanu soo saarno waxaa maanta ku Bilaabeeynaa Horyaalka Ingiriis iyo Premier League oo 2 Ciyaaryahan eey xanjo isku dhegan noqdeen.
1-Dimitar Berbatov, Man Utd 21-Gool
2-Carlos Tevez, Man City 21-Gool
3-Robin van Persie, Fc Arsenal 18-Golas
HORYAALKA TALYAANIGA EE SERIE A-GA:
1-Antonio Di Natale, Udinese Calcio 28-Gool.
2-Edinson Cavani, Napoli 26-Gool.
3-Samuel Eto'o,Inter Milan 21-Gool.
HORYAALKA SPAIN EE LA LIGA:
1-Cristiano Ronaldo,Real Madrid 40-Gool.
2-Lionel Messi,Fc Barcelona 31-Gool.
3-Kun Agüero,Atletico Madrid 20-Gool.
HORYAALKA FARANSIIS:
1-Moussa Sow,Lille 25-Gool.
2-Kevin Gameiro,FC Lorient 22-Gool.
3-Youssef El Arabi, Caen 17-Gool.
HORYAALKA BUNDESLIGA EE GERMANY:
1-Mario Gomez,Fc Bayern Munchen 28-Gool.
2-Papiss Demba Cisse, Fc Freibrug 22-Gool.
3-Milivoje Novakovic,Fc Koln 18-Gool.
***Halkaan ka Daawo Qeeybtii 2-aad Ciyaartooyda Caalamka ugu caansan xiligii eey Caruurta ahaayeen oo aad qaar badan ka garan dooto : http://www.youtube.com/watch?v=JjZFmJDTqAs&feature=related
*** Halkaan ka Daawo kulankii uu Ronaldo Ciyaaraha caalamiga ah kaga fadhiistay iyo Qarankiisa Brazil xulka Romania garaacay: http://www.youtube.com/watch?v=wSwYSlxU8QI
*** Halkaan ka Daawo Poland oo Xulka Argentina Dhagaha ka tuntay: http://www.youtube.com/watch?v=VPPQnTupEpI .
Filo maanta Barnaamishka La Yaab iyo Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News+Kawaanka Ciyaartooyda.
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , Fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com