La Yaab : Aktarada Aida Yespica oo 4-Ciyaaryahan oo Caan ah Jaceeyl la soo jishay & Mid ka mid ah Laacibiintaas oo Wiil ka dhalay, Maxaad kala Socotaa Xiddiga eey hada ugu dambeentii Jeclaatay ,Muxuusa ku xujeeyey Laacibkaas? ( War Bixin Tarjuman) !!
Barnaamishka La Yaab waxa uu Maanta halkaan idinkugu hayaa Qisadii uu horay idinkaga balan qaaday ee eheed Haweeney Aktarad ah oo 4-Ciyaaryahan Jaceyl kulul la soo Jishay ugu dambeentiina mid ka mid ah Laacibiintaas si dhab ah u jeclaatay.
Qeeyb ka Mid ah war Bixinadii eey Saxaafada Sportiga ee Caalamka ka qoreen oo Tarjuman ka Akhriso Barta ugu hooseeyso ee Beejkaan kuu furan. !!
*** Saxaafada Sportiga & mida Arimaha Bulshada ee Caalamka ayaa waxaa qabsatay Qiso aad loo la yaabay oo ku cusub dhanka Ciyaaraha Kubada Cagta. Hadaba waa maxay Qisadaan hadal heeynteedu Saxaafadu u badatay ?
Aida Yespica waa Haweeneey 28-jir ah oo Xayeeysiisa Dharka Fashion-ka ah wexeeyna Jishaa sidoo kale Filimaanta.
Haweeneeydaan ayaa Jaceeyl nuuciisa la la yaabay wexeey la soo Jishay Laacibiinta kala ah Xiddiga Ac Milan Filippo Inzaghi, Xiddiga kooxda Besiktas Matteo Ferrari, Xiddiga Juventus Mohamed Sissoko iyo ugu dambeentii oo hada eey la Saaxiibtay ama wada socdaan Laacibka Qaranka Germany & Kooxda Real Madrid balse asalkiisu ka soo jeedo Turkiga waa Mesut Mustafa Ozil.
Aida Yespica oo Laacibiintaan midka ugu yar mudo 2-Sanadood ah la soo nooleed ayaa waxaa Fursadiisa ka faaideeystay oo inta eeysan Laacib kale ka raacin Wiil hada 2-sano jir ah ka dhalay Ciyaaryahanka kooxda Besiktas Matteo Ferrari .
Ciyaaryahan Matteo Ferrari waxa uu horay ugu soo Ciyaaray kooxaha kala ah Inter Milan, As Roma, As Bari, Lecce & Everton wuxuuna hada u saftaa kooxda Besiktas oo ka dhisan Horyaalka dalka Turkiga . Xiddigaan waxaa iska dhalay Aabe Talyaani ah iyo Hooyo ka soo jeeda dalka Guinea wuxuuna ku dhashay 5-tii Dezembar Sanadkii 1979-kii Magaalada Aflou oo ku taal dalka Aljeeriya.
Saxaafada Caalamka oo daba dhigatay Haweeneeydaan Ciyaartooyda isku baas baastay ayaa waxaa ugu Yaab badneed markii la arkay Aida Yespica oo Ciyaaryahan Mesut Ozil waqtigeeda ku ag dhameeysay Jaceyl kulul oo eey u qaaday dartiis.
Saxaafada ayaa wexeey Caalamad Su´aal buuran saareen cida ama Laacibka ku xigi doona Ciyaaryahan Mesut Ozil waa hadii eey ka tagto. Aida Yespica waxaa aad uga helo Shirkado badan oo inta badan u dhiibta Dharka Fashion-ka ah si eey ugu xayeeysiiso.
Filimka ugu caansan dalka Talyaaniga oo eey sameeysay Aida Yespica waxaa lagu magacaabaa (?L'isola dei Famosi") .
Qaar ka mid ah Jaraaidyada Dalka Jarmalka ayaa qoray inuu Ciyaaryahan Mesut Mustafa Ozil ka aqbalay Aida Yespica Jaceeylka cusub ee dhanka Ozil ka haleelay balse waxa uu dhankiisa u soo jeediyey ineey Aida Yespica Qamaar qaadato oo Madaxa Asturato.
Ciyaaryahan Mesut Mustafa Ozil waxa uu ka mid yahay Ciyaartooyda fara ku tiriska ah ee dhanka Diinta ku wanaagsan wuxuuna inta badan xiliyada uu Goolasha dhaliyo ama inta Ciyaaraha eeysan bilaaban si weeyn u Caabudaa Allahiisa abuurtay.
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga , Fanka & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com
Aida Yespica: Sie verdreht Kickern den Kopf : Nicht das erste Mal, ... Mit Besiktas-Profi Matteo Ferrari hat die Schauspielerin (?L'isola dei Famosi") einen zweijährigen Sohn. Auch JuveAbräumer Mohamed Sissoko und Milan-Urgestein Filippo Inzaghi ... Yespica dementiert den Liebes-Klatsch mit Özil: ?Mesut ist ein.
Ein Model mit Fußballer-Tick: Aida Yespica soll das neue Herzblatt von Mesut Özil sein - zuvor schlug ihr Herz für mehrere Kicker
Nicht das erste Mal, dass die kurvige Venezolanerin mit einem Kicker-Star Doppelpass spielt. Mit Besiktas-Profi Matteo Ferrari hat die Schauspielerin (?L'isola dei Famosi") einen zweijährigen Sohn.
Auch JuveAbräumer Mohamed Sissoko und Milan-Urgestein Filippo Inzaghi schossen scharf, tappten dann aber in die Abseitsfalle. Yespica dementiert den Liebes-Klatsch mit Özil: ?Mesut ist ein charmanter Mann, ."