ILA QOSOL SPORT & Axad walba, Maanta waxa uu ku saabsan yahay waxyaalo aan Garoomada looga baran oo eey Ciyaartooyda sameenayaan (Halkaan ka Daawo)
Barnaamishka ILA QOSOL SPORT waxa uu www.xiriiriye.com ka baxaa Maalmaha Qamiista & Axada oo kaliyah.
ILA QOSOL SPORT : ayaa maanta ku saabsan waxyaabo eey sameenayaan ciyaartooyda balse Camerada Joornaaliistayasha eey ka faaideysato iyaga oo sawiradaas markeey doonan waxyaalo kale u fasiran kara ama fadeexeen kara qaar ka mid ah Ciyaartooydaas.
Wargelin: wax yar ka dib waxa bilaabaneyso sidii aan horay idinkaga balan qaadnay U Codeenta 10-Gool oo ah kuwii ugu wanaagsanaa ee la dhaliyey World Cup 2010. Filo goor dhaw.
W/Q Sharci ilaaliyaha Shabakada Sportiga ee Xiriiriye Kaafi Deeq Yacquub (Kaafi Yare) Norway Oslo xiriiriyesports@hotmail.com