 |
Award2011 |
 |

Liiska 55 Laacib oo ka qeeyb qaadan doona Tartanka Awards 2011 >> FIFA Ballon d'Or oo la soo saaray >> Yaa ku jira , Yaa la iloobay ??? Halkaan ka Aqriso) !!
(Liiska markaad Akhrisato Faalada hoos kala Soco)
Goolhaye/goalkeepers :-Gianluigi Buffon (Italy, Juventus), Iker Casillas (Spain, Real Madrid), Manuel Neuer (Germany, Bayern Munich), Víctor Valdes (Spain, Barcelona), Edwin van der Sar (Netherlands, retired, formerly Manchester United).
Difaac/defenders:-Eric Abidal (France, Barcelona), Dani Alves (Brazil, Barcelona), Ricardo Carvalho (Portugal, Real Madrid), Ashley Cole (England, Chelsea), Patrice Evra (France, Manchester United), Rio Ferdinand (England, Manchester United), Vincent Kompany (Belgium, Manchester City), Philipp Lahm (Germany, Bayern Munich), Lucio (Brazil, Internazionale), David Luiz (Brazil, Chelsea), Maicon (Brazil, Internazionale), Marcelo (Brazil, Real Madrid), Alessandro Nesta (Italy, AC Milan), Pepe (Portugal, Real Madrid), Gerard Piqué (Spain, Barcelona), Carles Puyol (Spain, Barcelona), Sergio Ramos (Spain, Real Madrid), Thiago Silva (Brazil, AC Milan), John Terry (England, Chelsea), Nemanja Vidic (Serbia, Manchester United).
Qadka Dhexe/midfielders:- Xabi Alonso (Spain, Real Madrid), Gareth Bale (Wales, Tottenham Hotspur), Sergio Busquets (Spain, Barcelona), Cesc Fabregas (Spain, Barcelona), Andres Iniesta (Spain, Barcelona), Kaka (Brazil, Real Madrid), Frank Lampard (England, Chelsea), Nani (Portugal, Manchester United), Mesut Ozil (Germany, Real Madrid), Andrea Pirlo (Italy, Juventus), Bastian Schweinsteiger (Germany, Bayern Munich), David Silva (Spain, Manchester City), Wesley Sneijder (Netherlands, Internazionale), Yaya Toure (Ivory Coast, Manchester City), Xavi (Spain, Barcelona).
Weerar/strikers:- Lionel Messi (Argentina, Barcelona), Cristiano Ronaldo (Portugal, Real Madrid), Wayne Rooney (England, Manchester Utd), David Villa (Spain, Barcelona), Samuel Eto'o (Cameroon, Anzhi), Sergio Aguero (Argentina, Manchester City), Neymar (Brazil, Santos), Didier Drogba (Ivory Coast, Chelsea), Zlatan Ibrahimovic (Sweden, AC Milan), Luis Suarez (Uruguay, Liverpool), Radamel Falcao (Colombia, Atletico Madrid), Edinson Cavani (Uruguay, Napoli), Karim Benzema (France, Real Madrid), Mario Gomez (Germany, Bayern Munich), Robin van Persie (Netherlands, Arsenal).
FIIRO GAAR AH : Xiddigaha ugu badan Liiskaan Qaaliga ah ama Qiimaha badan wexeey ka soo jeedaan dalka Spain oo 12-Xiddig lagu sharfay,* Brazil oo kaalinta 2-aad xiratay wexeey xaq u heshay 8-Ciyaaryahan,* England iyo Germany oo min 5-Xiddig lagu abaal mariyey,* Portugal 4-Xiddig ayeey xaq u yeesheen,* France,Holland & Italy min 3-Laacib ayaa looga ogolaaday Liiskaan Qaaliga ah,* Qaranka Argentina, Qaranka Ivory Coast iyo Qaranka Uruguay waxaa dhamaantood sadexdaan dal looga caleemo saaray Liiskaan min 2-Laacib.,* Dalalka Cameroon, Serbia, Sweden,Belguim, Weles iyo Colombia waxaa laga soo xushay min 1-Ciyaaryahan.
*** Xiddigaha ugu Badan Liiskaan wexeey ka socdaan Horyaalka La Liga ama Primera Division qofba sida uu u yaqaan waana 22-Xiddig,* Horyaalka Ingiriiska ee Premier League waxaa ka socota 18-Musharixiin/Laacib,* Horyaalka Serie A oo aad loogu yareeyey Musharixiinta Sanadkaan waxaa ka socoto kaliyah 9-Xiddig,* Bundesligaha dalka Germany 4-Xiddig ayeey xaq u yeesheen,* Waxaana ugu dambeeyntii min Hal Ciyaaryahan lagu abaal mariyey Horyaalada Russia iyo Brazil.
By Cumar Siii Sii
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !! (Xiriiriye.com Xarunta Ciyaaraha iyo Mucjisooyinka Caalamka)
|