Ka Qeeyb qaado Aqoon is weeydaarsiga Sportiga ee Xiriiriye.com : Waxaad sheegtaa Ciyaaryahankaan caanka ah ee sii jeeda, Kooxda uu u Ciyaaro iyo Magaciisa ??? (Hal Xiraalaha Sportiga ee Todobaadka iyo Kor u qaadista Bulshada Nabada)
Xiriiriye.com waxa uu ku daŽdaali doonaa in uu soo bandhigo Ciyaartooy badan oo caan ah xiliyada eey sii jeedaan ama eey adag tahay in uu qof walba garto marka laga reebo Qaar ka mid ah Bulshada Soomaaliyeed ee dhanka Ciyaaraha u gooŽgoŽay.
Hadaba Ciyaaryahankaan Tumashada mashquulka ku ah waxa uu ka mid yahay Laacibiinta ugu magaca dheer mid ka mid ah Kooxaha Qaarada Yurub iyo Qaran si weeyn looga Qadariyo Qaarada Yurub. SuŽaashu waa Soo sheeg xiddigaan isaga oo sii jeeda hadii aad xitaa Muuqaalkiisa garananeeyso waxaana lagaa doonayaa Only Magaciisa & kooxda uu u Ciyaaro Xiddigaan Oradka badan???
Jawaabtaada noogu soo dir adoo ka fiirsaday kana Faaideeystay Fursadaan Aqoon is Weeydaarsiga Sportiga ah halkaan >>> xiriiriyesports@hotmail.com . Fadlan soo raaci magacaaga iyo hadii aad Neenaas leedahay, Jawaabta Halgameyaasha Sport ee guuleeysta waxaanu soo saari doonaa haduu alle raali ka noqdo maalinta Axada ah 19.12.2010 . Mahadsanidin intii Sportiga iyo Nabada ku xiran !!