War uu Amin Camir hada ka hor ka Qoray Maqluuqii Bada ee Koobka Addunka Saadaliyey oo hada soo Shaac baxay,(Halkaan ka Daawo Familka leh Paul Krake oo ka hadlay)
Orakel Krake Paul oo ah Maqluuq badeed ku nool Magaalada Oberhausen ee Dalka Germany ayaa waxaa soo food saartay Familka Xanaaneeya Xayawaan-kaan Arin dhinac Farxad ka ah dhinacna Murugo ka ah.
30 000 Euro oo Cash ah ayuu Paul Krake u jogaa inuu ku soo iibsado Duqa magaalada Madrid Mr Carballiño oo ku tilmaamay Wadani loo soo diray Qaranka Spain halka Milyineero u dhshay iyagana Dalka Spain eey ku doonayaan Lacag intaas ka sii badan si eey ugu fushadaan inuu u i shaareeyo Horyaalka Spain iyo Koobka Champions League cida qaadi doonta ama dhamaan Horyaalada Qaarada Yurub.(hoos ka aqri war bixinta oo Jarmal ah).
Dhanka Murugada soo food saartay Qooyska leh Paul Krake ayaa ah in Taageerayaal badan oo u dhshay Holland iyo Qaar Jarmal ah eey ku buufiyeen ama ku qoreen meelo badan oo Darbiyada iyo Gidaarada xaafadaha magaalada Oberhosen ka tirsan sidan: (Paul Krake Muss Sterben) oo Macnaheedu yahay Paul krake waa inuu Dhintaa oo uusan inoo noolaan.
Farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Amin Caamir ayaa Dhamaadkii Koobkii Adduunka waxa uu sawir Mucjiso ah ka sameeyey Paul Krake oo eey ku ciil baxeen Taageeryaasha Niederland oo weliba si xun u Ceejinaya halka geesta kale eey ku dabaal degeeysay Spain.
Sawirkaan oo Saxaafada Germany Mucjiso iyo Taariikh ku reebay ayaa waxaa inta badan soo qaatay Sawirada Amin Amir oo eey Saxaafada Sportiga ee Dalka Germany u arkeen Mucjiso iyaga ku cusub oo inteeysan dhicin laga sii faalooday.
Jaraaidka Farshaxaniistaha weeyn Mr Amin Amir afka hore ku soo sawiray ayaa waxaa ka mid ahaa kuwooda ugu caansan dhanka Sportiga sida, Focus, Bild Sport iyo Kicker Online.
Kicker Sport oo soo qaatay Sawirkii Amin Camir sameey Ciyaartii England vs Germany kaas oo ahaa 4-Gool oo dhex taalay Shabaqa England ayaa waxaa aad ugu Farxay Taageerayasha Germany oo ananba amin Camir aqoon u laheyn wadanka uu u dhashay balse markii dambe ka arkay Qiimeeyntii loo sameeyey Aartiistayaashii World Cup 2010 Sawirada ka sameeyey kuwoodii ugu wanaagsanaa oo uu Farshaxaniis-tahaas Soomaaliyeed 10-ka ugu wanaagsan ka galay maadama raga Amin Amir la tartamayey eey ka socdeen 24-Dal oo Qaarada Yurub u badnaa .
halkaan ka daawo kana aqriso Warar kaas oo af jarmal ah.
30 000 Euro - so viel wollte der Bürgermeister der spanischen Gemeinde Carballiño zahlen, um Paul, das Oktopus-Orakel auf dem lokalen Tintenfischfestival zu präsentieren. Eine lächerliche Beste Somalische Kunstrichtung, vor allem in der Malerei und Skulptur Kunst Amin Amir Zeigt das böse Niederlandische Fans an Paul Krake. Nach acht korrekt vorhergesagten WM-Spielen ist Paul aus dem Sea Life in Oberhausen mehr als das 100-Fache wert, sagt zumindest US-Marketingexperte Max Clifford, der schon die Beatles vermarktet hat. Er schätzt seinen Wert auf 3,5 Millionen Euro. ?Wir sprechen hier über den ersten Multi-Millionen-Oktopus der Welt", sagte der Werbefachmann dem Sender CNN. Paul, der Oktopus würde bei den Werbeeinnahmen beinahe auf Augenhöhe mit Jogi Löw oder Michael Ballack spielen.. (Bild Sport)
Während in Spanien gefeiert wurde, herrschte in Holland am späten Sonntagabend tiefe Trauer. Frustriert zogen hundertausende Oranje-Fans durch die Straßen von Amsterdam. ... Tintenfisch Paul aus Oberhausen wurde im Verlauf der Somalische Kunstler Amin Amir als super Sportlische Bild gezeigt.. ... Gesund und munter mögen wir unser Vierbeiner am liebsten.