Weerar yahanka xulka Qaranka Argentina & Kooxda Atl.Madrid Sergio Aguero ayaa Nasiib u yeeshay inuu Laacib iyo Fanaan isku wada noqdo.( Halkaan ka Daawo Hees uu Maaradona u sameeyey & kumanaan Tagerayal Jalbeysan ah oo dhageysanaya)
Sergio Aguero ayaa waxaa uu qabaa Gabadha Maradona oo lagu magacaabo Giannina wexeyna u dhashay hal Cunug.
Aguero ayaa waxaa ku daalay oo baadi goob weeyn ugu jira Kooxaha Qaarada Yurub ugu tunka weeyn sida, Fc Chelsea, Fc Barcelona, Bayer München, Juventus, Liverpool iyo Inter oo hada qarka u saaran ineey la soo wareegto.
Aguero ayaa waxaa Darbooyinkiisa aad u dhibsaday Goolhaye-yaasha uu markaas ka soo horjeedo iyagoo ku tilmaamay Biriq oo eey ula jeedaan sida Darbooyinkiisa u kulul yihiin sidii waa uu Roberto Carlos Goolhaye-yaasha uga yaabsan jiray.
Cajalado badan oo uu soo saaray ayaa waxaa lagu kala iibsaday Suuqyada Caalamka in kastoo eey ugu wanaagsaneyd Heestii uu u sameeyey Sodegiis Diego Armanda maradona