Maxaad ka Taqaan 15-ka Gool ee Ebid uu Taariirkhda Gool Dhalinta World Cup ku Hogaaminaayo Ronaldo Da Lima ? Ku biiri Aqoontaada Sport (Halkaan ka Daawo 15-ka Gool iyo dalalkii uu ka dhaliyey+qaabkii uu difaacyada u Qiyaameeyey)
Barnaamishka ku biiri Aqoontaada Sport ayaan Maanta waxaanu idinkugu heeynaa Taariikhada iyo Iskoorka Gooldhalinta ee Ronaldo De Lima :
Ronaldo Luis Nazario de Lima waa Weerar yahankii ugu qatarsanaa ee soo mara Xulka Qaranka Brazil waana Xiddiga hada heeysta Gooldhalinta ama Goolasha ugu badan inta Taariikhda la ogyahay ee laga dhaliyo Koobka Addunka (World Cup).
Ronaldo De Lima ayaa hada waxa uu u ciyaaraa kooxda Corinthians Sao Paulo oo ka dhisan horyaalka dalka Brazil wuxuuna horay ugu soo ciyaaray kooxaha kala ah Sidan:
Cruzeiro
PSV Eindhoven
FC Barcelona
Inter Milan
Real Madrid &
AC Milan .
Ronaldo Luis Nazario de Lima ayaa Gooldhalinta Koobka Aduunka waxa uu ka qaaday ama Iskoor ka jabiyey Laacibkii hore ee Xulka Qaranka Germany waa Gerd Muller wuxuuna ku hogaaminayaa the World Cup with 15 goals :
Halkaan ka Daawo Dhamaan Goolasha uu ka dhaliyey Koobka Adduunka http://www.youtube.com/watch?v=200UXfWgMQM
Guulihii ugu muhiimsanaa ee uu Jeebka gashtay ayaa wexeey kala ahaayeen sidaan hoos ku qoran :
* FIFA World Player of the Year: 1996 (youngest winner), 1997, 2002
* World Soccer Player of the Year: 1996, 1997, 2002
* European Footballer of the Year (Ballon d'Or): 1997, 2002
* Onze d'Or: 1997, 2002
* UEFA Most Valuable Player - 1998
* European Golden Boot: 1997
* Copa América 1999: Top Scorer
* Spanish League Top Scorer: 1996-1997, 2003-2004
* Dutch League Top Scorer: 1994-1995
* BBC Sports Personality of the Year Overseas Personality: 2002
* GoldenFoot Award: 2006
* FIFA World Cup
o All-Time World Cup Goalscorer - 15 Goals in 19 games in 3 World Cups
o 2006 Bronze Boot - Third highest scorer (tied) - 3 goals
o 2002 Golden Boot - Top scorer - 8 goals
o 2002 Silver Ball - Second best player
o 2002 Winner
o 1998 Golden Ball - Best player
o 1998 Silver Boot - Second highest scorer - 4 goals
o 1998 Runner-up
o 1994 Winner
* Brazilian Cup: Cruzeiro 1993
* Dutch Cup: PSV Eindhoven 1996
* Cup Winners' Cup: FC Barcelona 1997
* Copa del Rey: FC Barcelona 1997
* Confederations Cup: 1997
* Copa América: 1997, 1999
* UEFA Cup: Internazionale 1998
* Intercontinental Cup: Real Madrid 2002
* European Super Cup: Real Madrid 2002
* La Liga - Primera División champions: Real Madrid 2002/2003
* Spanish Super Cup: FC Barcelona 1996, Real Madrid 2003
Filo Goor Dhaw Warar Sport oo Top News ah +La Yaab iyo warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News oo hada uu ku socdo Qoraal iyo Tarjumis Sawiro iyo Video-yaal daawasho ah wadato...Waxaan kaloo ku soo qaadan doonaa Barnaamishyadeena maanta Xulka Xiriiriye iyo Ciyaartooydii aanu ka soo xulanay Horyaalka Ingiriiska. Sidoo kale filo goor dhaw Barnaamishka Mucjisooyinka Caalamka!!
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
Waxaa Diyaariyey : Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga & Mucjisooyinka Caalamka
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com