HomeSportsContactSawiroWararkiihorecars

Halkaan waxaa kala socon kartaa Mucjisooyinka Caalamka & Barnaamishka Ila Qosol.

... No Links Defined ...
Videos - barnaamijka layaab
... No Links Defined ...
      Mas

    Magaaladii eey Kooxda Arsenal Fasaxa ku joogeen oo Mas weeyn uu ku dhex fakaday, Boqalaal Boolis ah oo wadooyinka Xiray, Maxeey ka yiraahdeen Laacibiinta Arsenal( Daawo Nuuca Maska fakaday)
     
    Nuuca Maska halista ah ee loo yaqaan Armanda ayaa waxa uu ka soo Fakaday meel Xayawaanka lagu xanaaneeyo oo ku taal  Magaalada eey Dalxiiska u joogeen Kooxda Arsenal waa Caasimada labaad ee Wadanka Austria (Graz)
     Maskaan oo lagu magacaabi jiray Boa-Constrictor ayaa waxaa laga keenay Asalkiisa wadanka Bolivia ee Latin America waxaana iska lahaa oo meel Qafilan ku ilaalin jiray mudo 10-sano ah nin lagu magaacabo  Klaus Löschnig oo 52-sano jir ah.
     Armanda Boa ayaa guud ahaan xaalad xun galiyey Magaalada Graz oo ah Halka kooxda Arsenal dhoor cisho ka hor Koox ka dhisan Magaaladaas oo lagu magacaabo Sturm Graz eey 3-0 uga badiyeen.
     Kooxda Arsenal oo ilaa iyo hada ku sugan Gobalka Steiermark ayaa shalay waxa eey 4-0 uga badisay koox heer ka 3-aad ah oo lagu magacaabo Neusiedlsee.
    Goolasha Arsenal waxaa u kala saxiixay Walcott, Thomas, Vela, iyo Marwan Chamakh oo Rigoore u dhaliyey.
    Laacib Theo Walcott oo ka hadlay arinta Maska Armanda Boa ee fakaday ayaa yiri sidan:
     
    Cabsida waxaan la qabnaa Shacabka magaalada in kastoo aan Hotel sare deganahay"
     Halkaan ka daawo Nuuca Qatarta ah ee Maska Fakaday : http://www.youtube.com/watch?v=-8BmOQqukRY&feature=related
      
     
    Hoostan ka aqri in yar oo ka mid ah Warka Maska Armanda Boa Constrictor ee meesha Xayawaanaadka ka fakaday:
     
     würgt ihr Beute zu Tode und ist am Sonntag im Süden von Graz aus einem Terrarium ausgerissen: eine Boa Constrictor, die von ihrem Besitzer nach einer Biss-Attacke allein in der Wohnung im ersten Stock eines Mehrparteienhauses zurückgelassen worden war. Als der 52-jährige Schlangenliebhaber wieder nach Hause kam, war das Reptil verschwunden.
     
    BY: Omar Ali Omar
    Xiriiriyaha  sportiga
    http://www.xiriiriye.com/
    omarjuva9@hotmail.com

     
    zinadin
    Basket
    yaa
    Feedback
    Qiso
    spain2
    final
    Taariikh
    robinho2
    philip
    arjen
    yaya
    auto
    karton
    suuqa
    cole
    hoyo
    van
    ikar
    kaka
    totti
    turkiga
    4
    Mas
    raul
    mata
    coach
    jimmy
    aguero
    tartan
    amir
    an
    cr
    mofarah2
    ag
    cup
    mb
    Gerrard
    ar
    fifa
    jaabir
    gh
    cf
    dd
    el
    k
    m
    rk
    ivan
    diego
    yb
    deco
    valencia
    bilad
    moscow
    sp
    cole
    dublin
    p
    c
    wr
    peter
    s
    som
    stefi
    gool
    sa
    live
    talo
    3geesood
    sansiro
    cl
    iq
    sharci
    nani
    obama
    keevin
    mesut
    ribery
    ramo
    wargeys
    xaj
    miki
    cars
    bayern
    qasaaro
    faalo
    guul
    rk
    axad
    rayi
    vodka
    david
    carlos
    ibra
    alex
    italy
    neymar
    jm
    wahiba
    qorituur
    pele
    frank
    sky
    sigaar
    warar
    hapy
    forlan
    bo
    ceni
    uk
    been
    knaan
    saaxiibo
    kalasaar
    guul
    dheel
    euro2012
    94
    Halkaan waxaad kala socon kartaa heeso cusub (new songs) oo u badan heesaha cayaaraha.
    Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
     Chelsea
     Arsenal
     Manchester united
     Liverpool
     Manchester City
     Tottenham


    Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
     Inter
     Juventus
     Milan
     Roma
     Fiorentina
     Napoli


    Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
     Barcelona
     Real Madrid
     Valencia
     Sevilla
     Deportivo La Coruna
     Atletico Madrid


    Heeso video ah

    Xiriiriye.com