Cristiano Ronaldo iyo Jaceeylkiisa Irina Shayk oo Dalxiis kulul ku tagay Dalka Turkiga, Muuqaalo aan gudaha idinkugu Diyaarinay oo Mucjiso Xambaarsan ,* Waa Yaabee Saxaafada maxaa daba dhigay Shaxaari Cristiano Ronaldo iyo Lamaanihiisa? Halkaan ka Daawo Yaabkaan kana akhriso Magacyada Qabiiradii Sport ee ku Guuleeystay Hal Xiraalihii Sportiga (Fur Sawirka gudaha soona sheeg Xiddiga aad u maleeyn karto Wajigiisa Xiligii uu yaraa ?) !!
Xaflada maalmaha Ciida & Barnaamishka Aqoon isweeydaarsiga iyo Hal Xiraalaha Xiriiriye.com waxaanu ku soo qaadaneeynaa Magacyada Qabiiradii ku guuleeystay Hal Xiraalihii ugu dambeeyey oo SuŽaashiisa eey eheed (Waa kuma Xiddiga ka dhex baxay Dumarka kuna abuura mar kaste Jaceeylka?).
Laacibkii aan Sawiradiisa soo qaadanay ee ku Mashquulsanaa Baashaalka Dumarka waxa uu ahaa Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo dos Santos Aveiro oo dhashay 5 Bishii Febraayo Sanadkii 1985-kii kuna dhashay Magaalada loo dalxiis tago ee Madeira oo ku taal dalka Portugal .Halkaan ka Daawo C.Ronaldo ilaa Yaraantiisii sidii uu Ciyaartooyda ugu gambin jiray iyo isaga oo booqasho ku tagay magaaladii uu ku dhashay >>> http://www.youtube.com/watch?v=lDWoE0X6COc . Jaceylka Cristiano Ronaldo Irina Shayk wexeey u dhalatay dalka Russia wuxuuna iyada ka balan qaaday inuu joojiyey Shaxaarinimadii badneed iyo is gaad gaadkii faraha badnaa ee uu ku heeyn jiray Hablaha kale ee Qur qurxoon. Halkaan ka Daawo Cristiano Ronaldo iyo Lamaanihiisa Irina Shayk oo Baashaal iyo Dalxiis u tagay dalka Turkiga iyo Doontii ugu Qaalisaneed oo loo kireeyey >>> http://www.youtube.com/watch?v=NWkpLrnPomc. Halkaan ka Daawo Cristiano Ronaldo oo magaalada Setubal ee dalka Portugal geeyey Irina Shayk >>> http://www.youtube.com/watch?v=24vdDCqorjQ&feature=related . Saxaafada Caalamka Caadi ma ahan , ma la socotaa Akhristoow in ciyaaryahan Cristiano Ronaldo uu Malaayiin Dolar ku bixiyey sidii uu uga dhuuman lahaa War baahinta Caalamka xiliga uu Baashaalka iyo Dalxiiska kula jiro Jaceeylkiisa Irina Shayk? . Cristinao Ronaldo ha la dhuunto ama meeshii uu doono ha ku qarsado Bajaqda uu Jaceeylka ku beeray ee Irina Shayk balse waxaa ma harto ku noqotay Saxaafada oo Laf dhuun gashay ku noqotay ka dib markii eey ka soo qaadeen Sawiro la la yaabay oo Fadeexo xambaarsan.
Halkaan ka Daawo Cristiano Ronaldo iyo Irina Shayk oo Baashaalkii ebid ugu kululaa ku jira iyaga oo jooga Jasiirada Maldivas wexeeyna iska buuxiyeen ama isku dhabaqeen Cream ka dibna meel laga soo sawiray iyo qaab agtooda loo tagay bal kaalay sheeg >>> http://www.youtube.com/watch?v=qHg7BWT4TnY&NR=1 . Ugu dambeeyntii Akhristayaashii sida saxda ah uga soo jawaabtay Barnaamishka Hal Xiraalihii ugu dambeeyey wexeey magacyadooda kala yihiin sidan :