Fanaaniin,Wariyaal,Ganacsato iyo Masuuliyiin kale oo Hambalyo kal iyo laab ah diraya (Dhalasho Taariikh mudan).
Faysal Max'ed Xasan (Faysal Jawaase).
Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis).
C/xafiid C/samad Zaciimka .
Knaan Cabdi Warsame.
Cabadulqaadir Qoor dheere.
Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii).
Cabdi Casiis Duceeysane.
Garaad Salaad Xirsi (Garaad yare).
Axmed Sheekh Cali Kalaay.
Moowlid Xaji Cabdi.
Amran Ali Omar (Indho u roon).
Salmaan Bahdoon Nuuriye (Salman yare)
Ismahaan Yuusuf Naaleeye (Sucaad).
C/wahaab Maxamed Cawaale (Sadriyare).
Saxar Xuseen Guure.(Lazio)
Maxamed Deeq Cali Cumar (Deeqsom)
Cabdi Cali.
Falastiin Nuur Maxamed Xussen.
Dr.Yaasiin Bahdoon Rooble (Farayare).
Nasro Faarax Haashim (Nasrina).
Hassan Ali Omar (Tallman).
Xadraawi Xussen Guure.
Sahro Maxamed Cabdulle (Sahro keeyf).
C/Qaadir Cali Muunye (Jeeri).
Zamzam Cilmi Sahal (Sabaah).
Saadaq Qaandiid.
Saacid Sheekh Xussen Kheeyrdoon.
Barni Nuur Kaarshe (Barni Siman).
Qadar Barca
Luul Xassan Yacquub (Ladan)
Dr.Mohammed Abdalla (Anazurri).
Dhamaan Masuuliyiintaan oo kala jooga dalalka Sweden, Norway, Finland ,Austria ,Canada, Germany,Denmark, USA, England, Masar,Muqdisho, Hargeeysa iyo Boosaaso waxeey Hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Qoraa sare Aabe C/raxmaan Macalin Xusseen iyo Hooyo Fatxo Maxamed Faaraax oo Taariikhdu markeey eheed 27-kii Bishaan Janaayo gabar ugu dhalatay Boqortooyada dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London Gabadhaas oo loo baxshay Faaduma waxaanu leenahay Faadumo Filsan Allaha ka dhigo tii anfacda Waalidkeeda, Dalkeeda iyo Diinteedaba. Amiin Amiin Amiin !!