Weeraryahanada Caalamka waxaa ku jiro kuwo Ciyaal Suuqiin ah oo mararka qaar la kulma Jawaabta eey mudan yihiin (Halkaan ka Daawo Yaabkaan Ciyaaryahan Afka iyo wadnaha Haraati laga galiyey ka dib markii uu muteeystay ama jjilaafay Bortiyeeri !!)
Xiddigaha kubada cagta ee Caalamka gaar ahaan kuwa ka ciyaara dhanka Weerarka ayaa waxaa la sheegay ineey ku jiraan Weeraryahano Ciyaal Suuqiin ah oo mar kasta isku daya ineey lugaha iskugu taabtaan ama legdaan Boortayaasha.
Ciyaartooydaan ayaa sidoo kale wexeey isku dayaan ineey Qiyaaneeyaan Boortayaasha ka dibna marka uu Boortiyeeriga xanaaqo ama wax dharbaaxo Rooso loogu dhajiyo.Waxaad marka qaar akeeysaa Boortaha oo kubada si caadi ah u qabsaday iyo Weeraryahanada oo Caaynaya marka loo soo dhawaado ama caay loogu jawaabana dhulka isku tuuraya si Bortiyeeriga Rooso loo laqsiiyo.
Weeraryahanada kuwa ugu Aqlaaqda xun waa kuwa la raadsada Boortayaasha waxa loo Yaqaan Maqaska oo macnaheedu yahay marka Boortaha Maqas lagu qabto oo Lugaha la iskugu taabto si eey Kubada uga fakato.