Liverpool Laacibkii eey Sigaarka ku fadeexeesay oo Jooga ka riday, Samuel EtoŽo oo Inter bad baadiyey , Chelsea & Juventus oo Darsin goolal ah dhiibay. ( Natiijadii Horyaalada)
Horyaalka Ingiriiska oo la ciyaaray kulankiisii 5-aad ayaa waxaa Cuqubo eey qabsatay Kooxda kubada cagta ee Fc Liverpool oo Man Utd ku dubatay 3-2. 3-da gool Man Utd waxaa u wada dhaliyey Laacibka Qaranka Bulgaria iyo Kooxda Manchester Utd Dimitry Berbatov oo la wada ogyahay waxa eey Liverpool ku sameeysay sanad ka hor markii eey soo bandhigeen isaga oo Sigaar ku cabaya Hoolka Kabiinaha kooxda Liverpool xili eey halkaas ciyaar u tageen kooxda Man Utd.
Tababaraha Man Utd ayaa xiligaas iska diiday Fadeexadaas waxaana uu ku tilmaamay isku dir iyo iska hor keenid Kooxda Man Utd. Dimitry Berbatov oo ciil kaas u qabay FC Liverpool ayaa maanta ka aargutay ka dib markii uu ka wada dhaliyey 3-dii gool ee Man Utd ku badisay. Labada gool ee kooxda Liverpool ayaa waxaa u saxiixay Rugcadaagooda Stefan Gerrard.
Kooxda FC Chelsea oo dooneysa ineey Ricord cusub jebiso ayaa caawa waxa eey badisay kulankeedii 5-aad oo xiriir ah. Chelsea ayaa 4-0 uga badisay Naadiga Blackpool waxaana goolasha u kala saxiixay Drogba, Kalou iyo Malouda oo ku tuurtay 2-gool.
Kooxda Man City ayaa iyana waxa eey guri kale ku soo dubatay Kooxda Wigan oo eey uga badisay 0-2, labada gool ee Man City waxaa u kala saxiixay Carlos Tevez iyo xiddiga dhawaan eey kala soo wareegeen Kooxda Barcelona waa yaya Toure.
Kooxaha kale ee Horyaalka Ingiriiska ayaa isbuucaan waxa eey ku kala baxeen sidan:
Stoke
West Ham
1:1
West Bromwich
Birmingham
3:1
Tottenham
Wolverhampton
3:1
Aston Villa
Bolton
1:1
Everton
Newcastle
0:1
Blackburn
Fulham
1:1
Sunderland
Arsenal
1:1
Axad:
Manchester United
Liverpool
3:2
Wigan
Manchester City
0:2
1.
Chelsea
5
5
0
0
21:1
15
2.
Arsenal
5
3
2
0
14:4
11
3.
Manchester United
5
3
2
0
14:7
11
4.
Manchester City
5
2
2
1
6:2
8
5.
Tottenham Hotspur
5
2
2
1
6:4
8
6.
Newcastle United
5
2
1
2
8:6
7
7.
Fulham
5
1
4
0
7:6
7
8.
Aston Villa
5
2
1
2
6:9
7
9.
Blackpool
5
2
1
2
8:12
7
10.
West Bromwich Albion
5
2
1
2
5:9
7
11.
Sunderland
5
1
3
1
5:5
6
12.
Birmingham City
5
1
3
1
7:8
6
.
Bolton Wanderers
5
1
3
1
7:8
6
14.
Wolverhampton Wanderers
5
1
2
2
6:8
5
15.
Blackburn Rovers
5
1
2
2
5:6
5
16.
Liverpool
5
1
2
2
4:7
5
17.
Stoke City
5
1
1
3
5:8
4
18.
Wigan Athletic
5
1
1
3
2:13
4
19.
Everton
5
0
2
3
4:7
2
20.
West Ham United
5
0
1
4
3:13
1
Horyaalka Talyaaniga ee Serie A oo la ciyaaray kulankiisii 3-aad ayaa waxaa gurigeeda lagu garaacay Kooxda Fiorentina waxaa garaacday Lazio, Roma waxaa eey 2-2 la dhaafi weeysay Bologna, Milan waxaa gurigeeda Xanjo ku noqotay oo bareejo 1-1 isla dhaafi waayeen Catania, Juventus waxa eey guri kale 4-0 u soo dhiibtay kooxda Udinese . goolasha Juve waxaa u kala saxiixay Fabio Quagliarella, Marchisio ,Iaquinta iyo Bonucci.
Kooxda Inter ayaa guuldaro eey kala kulanto Palermo ka bad baaday ka dib markii gool lagala hor maray waxaana bad baadiyey oo ka fujiyey Laacib Samuel EtoŽo oo kooxda Palermo gool keedi ugu badalay 1-2.
Kooxaha Serie A ayaa sidan isku fara saaray :
Fiorentina
Lazio Rom
1:2
AC Milan
Catania
1:1
Axad:
Bari
Cagliari
0:0
Palermo
Inter Mailand
1:2
Udinese
Juventus Turin
0:4
AS Roma
Bologna
2:2
Chievo Verona
Brescia
0:1
Parma
FC Genoa
1:1
Cesena
Lecce
1:0
Sampdoria Genua
Napoli
1.
AC Cesena
3
2
1
0
3:0
7
2.
Inter Mailand
3
2
1
0
4:2
7
3.
Chievo Verona
3
2
0
1
5:3
6
4.
Lazio Rom
3
2
0
1
5:4
6
5.
Brescia
3
2
0
1
4:4
6
6.
Cagliari
3
1
2
0
5:1
5
7.
AS Bari
3
1
2
0
3:2
5
8.
Juventus Turin
3
1
1
1
7:4
4
9.
Sampdoria Genua
2
1
1
0
5:3
4
.
AC Milan
3
1
1
1
5:3
4
11.
FC Parma
3
1
1
1
4:3
4
12.
Catania
3
1
1
1
4:4
4
13.
FC Genoa
3
1
1
1
3:4
4
14.
US Lecce
3
1
0
2
1:5
3
15.
SSC Napoli
2
0
2
0
3:3
2
16.
Bologna
3
0
2
1
3:5
2
17.
AS Roma
3
0
2
1
3:7
2
18.
US Palermo
3
0
1
2
3:5
1
19.
AC Fiorentina
3
0
1
2
2:4
1
20.
Udinese
3
0
0
3
1:7
0
Horyaalka Spain ee Primera Division oo la ciyaaray Kulankiisii 3-aad ayaa waxa eey kooxuhu isku mari waayeen sidan:
Espanyol Barcelona
Almeria
1:0
Mallorca
Osasuna
2:0
Gijon
Bilbao
2:2
Real Sociedad
Real Madrid
1:2
Axad:
Alicante
Valencia
1:2
Santander
Saragossa
2:0
Levante
Villarreal
1:2
Atletico Madrid
FC Barcelona
1:2
Malaga
Sevilla
Real Madrid labada gool ee Sociaded uga badisay waxaa u kala saxiixay Cristiano Ronaldo iyo de Maria, Kooxda Barcelona oo guriga At.Madrid sidoo kale 1-2 ku soo badisay ayaa waxaa goolasha u kala dhaliyey Lionel Messi oo ayaantan kacsan gool-na uusan dhaafin iyo Difaaca eey ku dhaarato Fc Barcelona waa Gerard Piqué .