Hal Xiraalaha Todobaadka & Xiriiriye : Waa kuma Ciyaaryahankaan dhulka Jiifa? Intee ayuu hada ka dheelaa? Qaranka uu u safto mataqaan?
Hadaad tahay Ruux ciyaaraha kubada cagta si weeyn ugu wanaagsan ama kala yaqaan laacibiinta caalamka bal inoo sheeg cida uu u ciyaaro laacibkaan dhulka jiifa iskajir ha ku qaldamin oo sidaas uma Ilko dhaadheera ee Kamerada ayaa qabatay isaga oo xanuun iyo dhaaw loo geestay la qeeylinaya.
Waxaad sheegtaa 3-Su´aalood oo kala ah sidan hoos ku qoran soona raaci magacaaga oo sedexan Fadlan>>
1-Waa kuma laacibkaan dhulka jiifa (Magaciis?) 2-Yuu u ciyaaraa hada (Kooxdee ayuu ka tirsan yahay?) 3-Qaranka uu u safta mataqaan? (magaciis Qaranka uu u ciyaaro?)
Fadlan soo raaci Jawaabtaada Magacaaga oo Sadexan (Mahadsanid)
Lana soco in Hal Xiraalaha Todobaadka dambe uu aad u adag yahay cidii sheegtana aan u aqoonsan doono ama u xurmeen doono Qabiir Sport oo Xiriiriye.com Fikrad ku darsan kara ! Halkaan noogu soo dir Jawaabtaada: xiriiriyesports@hotmail.com