La Yaab : Goolkii Buuga Taariikhda ka badalay, Taageerayaasha Milan Jooga ka riday, San Siro Korantada ka damiyey ! (Saxaafada Sportiga ee Caalamka oo Alessandro Del Piero warar Mucjiso ah ka qoray. Halkaan ka Akhri Warka oo Tarjuman)
Barnaamishka La Yaab waxa uu inta badan idiin soo gudbiyaa wax yaabaha xiligaas kacsan oo Bahda Sportiga mucjisada u arkaan.
Shalay ilaa maanta ayaa inta badan Saxaafada Sportiga ee Dunida waxa eey warar kala duwan oo u badnaa Mucjisooyin ka qoreen Xiddiga kubada cagta ee Kooxda Juventus Alessandro Dal Piero oo Jabiyey Rekord u yaalay kooxda Faca weeyn ee Juventus.
Kulankii dhexmaray kooxaha waa weeyn ee Rossoneri & Bianconeri oo kala ah Naadiyada AC Milan Vs Juventus ayaa waxa uu ku soo dhamaaday 1-2 oo eey kooxda Juventus ku badisay waxaana kulankaan in Dunida dacaladeeda laga sheeg sheego ama la buun buuniyo ugu wacnaa dhoor waji oo kala duwan.
Wajiga 1-aad hadaanu ku hormarno waxaa jiro lacag aad u badan oo eey qasaareen dadka maalqabeenada ah ee loo yaqaan Casino oo iyagu aalaaba ciyaara Qamaarka kuwaas oo lacago badan ku dhigto cida ama kooxda markaas badin donta.
Kooxda AC Milan oo sanadkaan si weeyn isku soo qalabeeysay Gurigeeda San Siro kulamadii ka dhacayna aad u awood badneed ayaa maalqabeenada Casino weexey u arkeen in Milan Juventus garaaci doonto maadaama juventus eey ka maqnaayeen ciyaaryahano badan oo laf dhabar u ahaa kuwaas oo eey ka mid yihiin Laquinta ,Amauri & Milo Krasic.
Taasi ma dhicin oo Kooxda Juventus ayaa badisay waxaana Qeeybtii hore ee ciyaarta gool madaxa ugu saxiixay Xiddiga cusub ee u safta Qaranka Talyaaniga oo eey dhawaan kala soo wareegaan kooxda Napoli Fabio Quagliarella waxaana sii raacsaday gool kale Qeeybtii 2-aad ee ciyaarta Rugcadaagooda Alessandro Del Piero oo Jabiyey Iskoor aad hoos kaga bogan doontaan faah faahintiisa iyo wixii eey Jaraaidyada Caalamka ka qoreen. Dhamaadkii Ciyaarta ayaa waxaa kooxda AC Milan gool u dhaliyey Zlatan Ibrahimovic oo Difaaca kooxda Juventus eey Xanjo ku noqdeen kana dhigay ciyaarta 1-2 oo eey Juventus ku badisay. Halkaan ka Daawo: Del Piero oo dhaliyey goolasha nuuca Soomaalida eey u taqaan (ii Salax aan Biriq ka geliyee) http://www.youtube.com/watch?v=Is2LKoLzEmk.
Hadaba Barnaamishka La Yaab hadaanu u gudo galno iyo Mucjisooyinkii eey Alessandro Del Piero ka qoreen Jaraaidyada caalamka ayaa ahaa sidan:(Halka ugu Hooseeyso kala soco warbixinta oo Tarjuman)
9. November 1974 ayuu dhashay, 1993 ayuu ka yamid kooxda Padova una wareegay kooxda Juventus . In ka badan 17-sano ayuu xiran yahay Funaanada kooxda Juventus. Ma jiro Taariikhda sida Laacib Del Piero ciyaaryahan kulamo nuucaan ah ama sidaan oo kale ah u saftay kooxda Juventus, 35-Jirkaan weli Wadnihiisu yar yahay waxaa uu dhamaan Kooxdiisa Juventus u saftay 645 kulan wuxuuna u saxiixay 277-Gool.
Goolkii uu kooxda Milan ka dhaliyey Alessandro Del Piero ayaa waxa uu si deg deg ah wax uga badalay Taariikhda wuxuuna Iskoorkii ka jebiyey Xiddigii iyo Laacibkii hore ee kooxda Juventus Giampiero Boniperti oo mudo aad u fog awood ku heeystay dhanka gooldhalinta kooxda kaas oo sanadihii 1946 ilaa 1961 dhaliyey 178-gool ilaa xiligaasna uu Iskoorkaas u xoreeysnaa.
Alex Del Piero oo dhaliyey Goolkiisii 179-aad ee Horyaalka Serie A ayaa waxaa uu halkaas kaga tagay ama ku tirtiray Taariikhdii ama Buugii Duuga ahaa ee Ex-laacib Giampiero Boniperti.
Sababta eey sida weeyn ugu jeclaadeen Taageerayaasha kooxda Juventus iyo kuwa Qaranka Talyaaniga ayuu ku sheegay Jaraidka ka dib markii kooxda Juventus 5-sano ka hor la ganaaxay oo loo diray Serie B-da Talyaaniga kama uusan tegin oo waxa uu la aaday Serie B kaas oo soo qaaday gool dhalinta Serie B-da kuna soo qaaday 20-gool.
Mucjisada ugu weeyn ee Alex Del Piero ayuu Wargeeyska ku sheegay in xiligii uu kooxdiisa juventus ganaaxii ka dib ka soo saaray Serie B-da uu hada horay ka aaday Koobkii Adduunka ee 2006-kii oo lagu qabtay dalka Germany kaas oo la soo qaaday xulkiisa Qaranka ee Italy. 1996 ayuu Champions League qaaday wuxuuna kooxdiisa Juventus u qaaday 7-Horyaal.
Alesandro Del Piero Hobby-giisa waa heesaha iyo Musica, wuxuuna soo saaray Albuno badan isaga oo heesaayo hadana waxaa uu soo wadaa Albumka loogu magacdaray Musterprofis. Del Piero sanadkii 1999 waxa uu guursaday Sonia Amoruso wexeyna u dhashay 2-caruur ah iyo kii 3-aad oo eey hada uur u leedahay.
Jaraaidka ayaa waxa uu leeyahay Laacibiinta eey Alessandro Del Piero isku soo gaareen ee sida weeyn u amaanay xaga dabeecadiisa ayaa waxa eey kala yihiin Michel Platini , Roberto Baggio iyo Zinédine Zidane oo dhamaantood ku wada sheegay inuu Del Piero yahay Shaqsi Miskiin ah oo aad u degan weliba mar walba iska qosla hadii xitaa la foorjeeyo.
Laacib Alessandro Del Piero oo hada si weeyn u dhigo filimaanta (Italian Comedys ) Shactirada dalka Talyaaniga ayaa waxaa ugu caansan Paperissima iyo Filimka kale ee Striscia la Notizia oo eey isla wadaan Saaxiibadiisa Totti, Nesta iyo Buffon. Halkaan ka Daawo: http://www.youtube.com/watch?v=PbhCDIQEqzk.
Alessandro Del Piero ayaa waxaa lagu naaneesaa "Gol alla Del Piero" , Signore Juve. Iyo Warshada Goolasha.
Halkaan ka Daawo Xiliyada Firaaqada Alex Del Piero iyo Xaaskiisa Sonja. : http://www.youtube.com/watch?v=bsGmI1SdYgo&feature=related.
Halkaan ka Daawo Heestii loo qaaday Alessandro Del Piero oo guud ahaan dalka Talyaaniga Caanka ka noqotay : http://www.youtube.com/watch?v=OQ-ulOLXuWU&feature=player_embedded.
!! Balanteenu waa Xiriiriye iyo Xaqiiqo, Warar Xayi ah oo loo wada Xiisay, Xog Sport iyo Xaalada Ciyaaryahanada, Xiriir Wacan iyo Xiiso Banooni !!
Waxaa Diyaariyey : Omar Ali Omar (Omar Sii Sii )
Xiriiriyaha Sportiga
http://www.xiriiriye.com/
omarinnho@hotmail.com
HOOS KA AQRI WARKAAN OO AAN IDIIN TARJUNAY:
Alessandro Del Piero (*9. November 1974) wechselte 1993 von Padova zu Juventus Turin. Seither hält der Offensivmann der Alten Dame die Treue und sorgte in über17 Jahren im Juve-Trikot für etliche Vereinsrekorde. Kein anderer absolvierte so viele Partien für Juventus wie der heute 35-Jährige (645), keiner erzielte so viele Tore (277).
Del Piero gewann mit dem italienischen Rekordmeister 1996 die Champions League und holte sieben Mal den nationalen Titel. 2006 wurde der 91-fache Teamspieler mit Italien Weltmeister.
Alessandro Del Piero, seit 1993 in Diensten von Juventus, avancierte am Samstag zum erfolgreichsten Torschützen der Clubgeschichte, dass er dabei im Spitzenspiel den 2:1 gegen den AC Milan sicherte war da fast schon Nebensache.
Der 35-jährige Del Piero erzielte seinen 179. Serie-A-Treffer für Juventus und übertraf damit den bisherigen Club-Tor-Rekordhalter Giampiero Boniperti, der zwischen 1946 und 1961 insgesamt 178 Mal in der Meisterschaft getroffen hatte.
Der Europa-League-Gegner von Red Bull Salzburg, bei dem Alexander Manninger nicht im Kader stand, setzte sich dank Treffern von Fabio Quagliarella (24. Minute) und eben Alessandro del Piero (65.) knapp durch und verbesserte sich mit 15 Punkten auf den vierten Tabellenplatz. Für die drittplatzierten Mailänder (17) war ein Treffer des schwedischen Stürmers Zlatan Ibrahimovic (82.) zu wenig.
Vorgelegt
Die AS Roma feierte gegen Lecce einen 2:0-Sieg und kletterte auf den siebenten Rang (12). Roma-Kapitän Francesco Totti und Lecces Ruben Oliveira sahen in der 77. Minute die Rote Karte.
Titelverteidiger Inter Mailand (18) hatte bereits am Freitag auswärts gegen Genoa mit 1:0 gewonnen. Tabellenführer Lazio Rom setzte sich dank eines Treffers von Dias (27.) auswärts gegen Palermo mit 1:0 durch.
Damit beträgt der Vorsprung der Überraschungsmannschaft, die Biava in der 77. Minute mit Gelb-Rot verlor, auf den neuen Tabellenzweiten Inter Mailand nach neun Runden bereits vier Punkte.
Es haben schon viele tolle Fußballer bei Juventus Turin gespielt. Michel Platini etwa. Oder Roberto Baggio. Und auch Zinédine Zidane. Aber einer stellt sie in den Schatten: Alessandro Del Piero.
Der 35-Jährige gehört längst zum Inventar beim italienischen Rekordmeister. 645 Spiele hat er für Juventus absolviert - so viele wie kein anderer.
Seit Juli 1993 hält er der Alten Dame die Treue. Dass er selbst nach dem Zwangsabstieg 2006 nicht den Klub wechselte, ließ seine Sympathiewerte bei den Millionen Juventus-Fans in ungeahnte Höhen schnellen. "Ein Kavalier verlässt seine Dame nicht", erklärte Del Piero seine Beweggründe dafür, dass er 2006 kurz nach dem WM-Titel - im Gegensatz zu fast allen anderen Stars - Juventus nicht verlassen hat.
Dass er in der Saison darauf mit 20 Treffern Torschützenkönig in Italiens zweiter Liga wurde und so maßgeblich am sofortigen Wiederaufstieg beteiligt war, machte ihn endgültig zur spielenden Juve-Legende.
In Italien genießt der Hobbymusiker, der bereits eigene CDs herausgebracht hat, den Ruf eines Musterprofis.
Skandale gibt es keine - weder auf dem, noch abseits des Platzes. Del Piero ist seit 1999 mit Sonia Amoruso liiert, seit 2005 sind beide verheiratet. Mittlerweile erwartet das Ehepaar das dritte Kind.
Del Piero gilt als eloquent und höflich. Für seinen Sportsgeist und seine Fairness wurde er schon mehrmals ausgezeichnet.
Dazu ist er bekannt für seinen Humor. Der verhalf ihm zu Auftritten in den italienischen Comedys "Paperissima" und "Striscia la notizia". Außerdem trat er mit seinen Teamkollegen Totti, Nesta und Buffon in einer gemeinsamen TV-Show auf, in der sie Witze übereinander erzählten.
Torfabrik
Weltberühmt machten ihn aber seine Tore. 277 hat er für Juventus erzielt - so viele wie kein anderer. Und die meisten davon nach einem Schema: Vom linken Flügel zieht er Richtung Mitte und schießt platziert ins Kreuzeck. In der italienischen Fußballersprache heißen diese Tore mittlerweile "Gol alla Del Piero".
Erst am Sonntag hat der 35-Jährige wieder getroffen. Das 4:0 gegen Lecce war ein ganz besonderes Tor. Es war der 178. Treffer von Del Piero für Juventus in der Serie A, damit egalisierte er den Klubrekord von Giampiero Boniperti. "Es macht mich stolz, den Rekord einer Legende egalisiert zu haben", sagte der immer Höfliche. Das Jubiläumstor feierte er wie üblich: Del Piero lief mit herausgestreckter Zunge jubelnd über den Platz.