Mucjiso iyo La Yaabka Dunida. Wiil Yar oo madaxa ku socda
- Daawo video
Ciyaaryahan Zlatan Ibrahimovic oo noqday Xiddiga ugu Mucaaradnimada xoogan maslaxa ciyaaraha, Taageerayaasha Fc Barca, Juve & Inter Ma jecla Ibra
- Halkaan ka Daawo waxa eey ka sameeyeen Video
Weli ma aragtay Eeey Kushineeto sidii Beniaadamka camal u wata oo weliba la soo jiireen kara ?
- Halkaan ka Daawo Video
Maajaajilo Mr Bean oo af Reer waqooyi ku hadlaayo halkaan ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo Real Madrid oo Koobka Spain sidii Championka ineey qaaday camal ugu dalaabdegtay (Abaar Koob)
- Video
Halkaan ka Daawo Goolasha Serie A 2010/2011 Part 1
- Video
Man City & Yaya Toure oo Man Utd Dhulka la simay inta ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo Heesta Dhibaatada uu leeyahay Facebooka laga sameeyey
- Video
Soomaalida hadeey tagtay Wadamadii Ciyaaraha kubada cagta laga soo gaaray weli wexeey ka dhamaan la yihiin ku ciyaarista Saraawiisha lugaha dhaa sheer & Kabo la aan
- Video daawo yaabkaan
Halkaan ka daawo Waayeel Jaceyl dartiis Wiil yar isku badalay !
- Video
Halkaan ka daawo 15- Gool oo Top ah oo eey dhalinayaan Laacibiin caan ah
- Video ku raaxeeyso Golashaan
Inta ka Daawo Heesta Safar oo Buuraha la isla koray
- Video
Halkaan ka Daawo Xiddigii Ebid ugu nasiibka badnaa, Ciyaartiisii ugu horeesay oo safay ayuu Goolkii Sanadka dhaliyey
- Video Daawo
Halkaan ka Daawo Heesta Canab oo Jaceyl dartiis Cuntada lagu kor fakaray
- Daawo Mirahaan Caashaqa !
Eric Abidal oo noqday Xiddiga eey ugu jecel yihiin Ciyaartooyda & Taageerayaasha FC Barcelona
- Daawo Cadeenta !
Halkaan ka Daawo qaabka uu Eric Abidal u duceeysto una Difaaco kooxdiisa Fc Barcelona
- Video Murugo ah
Halkaan ka Daawo Ciyaartooyda Caalamka ugu Caansan xiligii eey Caruurta ahaayeen Qeybtii 4-aad
- Video
Laacibiinta Caalamka xiligii eey Caruurta ahaayeen halkaan ka Daawo Qeeybtii 2-aad
- Video
Mario Ballotelli oo mararka qaar eey Maskaxdiisa gadal gadaal u shaqeeyso
- Halkaan ka Daawo Qaabdarada uu sameenaayo
Halkaan ka Daawo Nin Mareeykan ah oo Af Soomaaliga si wanaagsan u bartay hadana la baxay magaca Jabriil !
- Daawo Video
Halkaan ka Daawo Wariyaha Tv-ga qaranka Japan oo Taageero isla qarin waayey ka dibna qeeylo ku dhaqaaqa
- Video
Hablaha ama Gabdhaha Soomaaliyeed oo la sheegay ineey Hablaha kale ee Qaarada Africa aad uga Qurux badan yihiin welib shaqo ka hela mar kasta xayeeysiinta Dharka
- Video Daawo dumarkeena Soomaaliyeed Quruxdooda
C.Ronaldo oo Ceejo dhakab ku siiyey xiddiga eey hada iskugu jecel yihiin Ciyaartooyda ee Marcelo & C.Ronaldo oo Qadariya Laacibiinta eey Dagaalka isku bartaan ka soo biloow xiligii W.Rooney !!
- Daawo Saqiir Suujintaan 1
Halkaan ka Daawo Xulka Qaranka Germany oo 1993-kii ka dib markii ugu horeeysay si Dirqi ah uga badiyey Xulka Qaranka Brazil !
- Video
Saqiir yar oo Cabista Sigaarka Iskoor cusub jabshay Inta ka Daawo yaabkaan
- Video
Gabar Soomaaliyeed oo Su´aal si toos ah u weeydiisay Madaxweeynaha Mareeykanka Mr. Barack Obama halkaan ka Daawo
- Video
Caasi waalidiinoow Xaal qaado. Halkaan ka Daawo dhalinta Yurub ku kortay sida eey Waalidkood uga inkaarsadaan !
- Video Tiiraanyo
Qixii iyo Kala cararkii Shabaab ku dhacay ka dib markii eey Mamnuuceen Ciyaaraha kubada Cagta Daawashadooda Hees lagu alifay Halkaan ka Daawo Cuqubaa qabsatay Sport Naceeybkooda
- Daawo Video
Halkaan ka Daawo Fc Barcelona Fc Porto ka qaaday Super-Kobaha Yurub 2011
- Video
Maxaad kala socota sida eey isku Jeclaayeen xiligii eey Caruurta ahaayeen Laacibiinta kala ah Cesc Fabregas iyo Gerald Pique : Inta ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo 11 Septembar Dhibkii dhacay iyo Dhiigii daatay
- Video
Halkaan ka Daawo Taageerayaasha Fenerbahce oo garoonkooda laga mabnuucay halka Dumarkii & Caruurtii loo ogolaaday eey soo xaadireen 46-kun oo Taageere ka dibna Garoonkii waxaa is qabsaday Qeeylo aan horay loo arag
- Video
Yaab : Ronaldinho oo Qalay Cristiano Ronaldo halkaan ka Daawo
- Video
Hooyada Dhashay Mesut Özil iyo Walaashiis sida eey ugu egyihiin halkaan ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo kooxaha Isku magaalada ah ee Ifka iskugu neceb iyo qaabka eey isku Jilaafeeyaan
- video
Wacdaraha & Mucjisooyinka Laacib Frank Bilal Ribery Halkaan ka Daawo
- Top Video
Halkaan ka Daawo kulan Xaraarad badan oo dhex maray Germany Vs Turkiga & Laacibiin Saaxiibo ahaa oo is jilaafay
- Video
Halkaan ka Daawo Qosolkaan C.Ronaldo oo Difaaca Qaranka Spain inta is dul saaray suu gambis ugu waday iyo Goolkii Sanadka oo uu dhali lahaa ayaa waxaa si qaab daran Hobseet uga galiyey Nani ka dibna Taageerayaasha C.Ronaldo wexeey Nani ku tilmaameen Stupid !!
- Video : Taageerayasha C.Ronaldo oo Nani Stupid ku tilmaamay !
Mucjisooyinka Caalamka : Halkaan ka Daawo Libaax si toos ah u Cunay Ninkii Xanaaneeyn jiray & Askar goobtii timid oo Libaaxii Xabad la dhacday !!
- Digniin :Ha isku Daawan hadaad ka nixi doonto !!
francesco Totti oo Horyaalka Talyaaniga ka dhaliyey in ka badan 201 Gools, Halkaan ka Daawo kuwii ugu wanaagsanaa !
- 201 Totti Goals
Halkaan ka daawo wiilka zidane enzo zidane oo wacdaro cusub la soo baxay iyo aabihiis oo markasta kor ka waardiyeeya
- video daawo
Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee serie A 2010/2011
- DAAWO VIDEO GOOLAL RAAXO AH !!
Halkaan ka daawo Goolashii horyaalka Ingririiska ugu Xaraarada badnaa 2010/2011
- Video ku Raaxeeyso from Xiriiriye
Halkaan ka Daawo Goolal Mucjiso ah qaasatan kuwa Biriqda ah oo uu dhalinaayo Robin Van Persie
- Video Daawo Goolasha Biriqda
Weeraryahan Luis Suarz oo Caalamka looga yaqaan Shaydaankii Qaniinyada halkaan ka Daawo Balaayada uu dhigay
- Vedeo Luis Suarez waa Xiddig jiran
Mararka qaar falalka uu ku kaco Weeraryahan W.Rooney Caruurta xitaa kuma fakaraan
- Daawo Video Ceebta uu dhigay W.Rooney
Yaab : Xiddigii Qaranka Italy ee dhanka Tartanka Mootooyinka Caalamka oo Taageerayaashiisa ka dalbaday ineey Websetkiisa cusub ku darsadaan Daqiiqado yar ka dibna si Live ah u geeriyooday
- DAAWO Marco SiImoncelli oo si Live ah u geeriyooday
Weli ma aragtay Odayaal Weekiyo Waayeel ah oo inta Ciyaar eey ka badiyeen Koox Dhalinyaro ah ka dib Bakoorado soo qaatay Ciyaartiina qanaday !!
- DOO XAYEEYSIIN TOP AH
Halkaan ka daawo Ujeedo xun
- video
Halaan ka Daawo C.Ronaldo Wiil uu abti i u yahay, Walaashiis iyo Eeeygisa
- video
Taageerayaasha Leo Messi oo C.Ronaldo ku tilmaamay sigaar yacab hubeeysan Halkaan ka Daawo
- Video
Halkaan ka Daawo Goolashii ugu wanaagsanaa Uefa Champions League 2010/2011
- Muuqaa Video
C.Ronaldo & Leo Messiga cusub halkaan ka Daawo Mucjisada soo socota
- Video
Qosolkii ugu yaabka badnaa Calaamka >> Halkaan ka Daawo Niman Cadaan iyo Madoow ah oo Dadka waalay ka dib markii ay iskaga dhigeen ineey hal Ruux yihiin (Yaaab)
- Qosolkaan Daawo hadaad rabto inaad Madax Xanuunka iyo Xanaaqa iska iloowdid !!
Halkaan ka Daawo Laacibiin caan ah oo laga dhigay Dhirta ay ka baxdo Paastada loo yaqaan Nudel-ka Spaghetti
- Muuqaal Video
Weli ma daawatay Baashaalkii ugu kululaa ee Leo Messi iyo Lamaanihiisa? Inta ka Daawo Messi oo Qosol ka bixi la
- Video Baashaalkii Leo Messi
Taladii Toora Boora >> halkaan ka Daawo Ruwaayad Qosol badan oo Qaraxyada Shabaab laga sameeyey
- Video
Weeraryahanka Man City & Qaranka Argentina Sergio Aguero oo Wiilkiisa Benjamin Aguero isaga oo aad u yar ku bilaabay barista Darbooyinka kulul
- Daawo muuqaal Video
halkaan ka daawo muuqaal aad naxdin badan oo wariyaha Aljazeera uu ka soo diray dalka somalia gaar ahaan Muqdisho iyo nawaaxigeeda
- Video Naxdin iyo Murugo xambaarsan
Neymar oo lagu wado mustaqbalka dhan inuu ku biiro Real Madrid kana dhiciyo Barca iyo Messi oo iska bartay
- Daawo Video
Ninkii Taksiilaha ahaa muxuu sameeyey markii ay damceen Leo Messi iyo Mascherano ineey gaarigiisa ka degaan
- Daawo Yaabka Video-ga
Daawo Goolal aad u qurxoon
- Daawo Goolal aad u Qurux badan
Fc Barcelona oo qaaday Koobkii Qaaradaha > Daawo
- Daawo Barca oo qaaday Koobkii Qaaradaha
Daawo Wacdaraha Laacib Benzema
- Video
Daawo Pass-kii Waalida ee David Beckham
- Video
Giggs iyo Henry oo isku faanay, mexeey isku sameeyeen halkaan ka daawo
- Video
Fernando Torres muxuu ku soo kordhiyey Fc Chelsea? Aaway Lacagtii faraha badneed? Wuxuu ka bixi la yahay Xayeeysiin iyo Lacag aruursi kale Halkaan ka Daawo yaabkaan
- Video
Gambis aad u Xaraarad badan halkaan ka Daawo
- Video
Farxadii & Dabaaldegii Diyaarada Dusheeda >> Iniesta,Messi, Pique, Puyol iyo Xavi Hernandez DAAWO
- Video
Halkaan ka Daawo QosolkaanLaacibiinta ugu caansan Caalamka ma yaqaaniin Luuqada Engliash-ka
- Video Muuqaal
Daanyeer Caalamka ka yaabsaday Daawo yaabka uu sameenaya.
- Video Yaab Daawo
Maxaad kala socotaa Ciyaartooyda Caalamka ugu caansan iyo Gawaarida Shirkadaha eey kala xiiseeyaan? ,* Ku biiri Aqoontaada Sport,* + Warar kale oo News ah (Halkaan ka Daawo Laacibiinta & Gawaaridooda oo dhoor Muuqaal aan idin kaga soo xulnay !)
La Yaab : Jaceylka Gerard Pique & Shakira oo halkii ugu sareeyey gaaray (Daawo Muqaalo aan idiin soo xulnay) ,* Maxaa kala heeysta kulanka Champions League ee Caawa Raul United Vs Rooney United ?,* Maxaad kala socota Wayne Rooney oo Caawa markiisii 2-aad cagta saari doono Garoonkii loogu soo baxshay magaca "bad boy" & Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News (Halkaan Daawo)!!
La Yaab : Kooxda Fc Barcelona oo qarash xoogan ku bixisa Taakuleeynta Ciyaartooy Lugaha ka go´an oo laga keenay dalka Sierra Leona laguna xanaaneeyo Qeeyb ka mid ah la Masia oo ah halka Fc Barcelona Ciyaartooyda ka soo saarto. (Sidoo kale Halkaan ka Daawo Ciyaartooy badan oo laga keenay Qaarada Africa oo mar dhaw Fc Barcelona soo caan bixin doonto)
Saxaafada Turkiga " Cristiano Ronaldo waa Fulay Fulay dhalay wuxuuna ka beensheegay Nabadgalyada dalka Turkiga,, (Halkaan ka Daawo Cadeeynta Sababta eey inta badan Jaraaidyada ugu caansan dalka Turkiga Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ugu tilmaameen Fulay Fulay dhalay iyo Xiddig uu Cuqdad Nafsi Dilooday) !!
Sir Alex Ferguson oo Gacanta ku dhigay Guul-Sanad guuradiisii 25-aad ,*(Taariikhdiisa oo kooban ) Markii ugu horeeysay Taageerayaasha Man Utd oo Gobolo fog fog ka yimd & Old Trafford oo Boos banaan laga waayey ,* Kaptan Robin Van Persie oo dhaliyey Goolkiisii 8-aad ee Horyaalka Ingiriiska & Ciyaaryahan Yaya Toure oo kacsan . (Faaqidaada Horyaalka Premier-League Halkaan ka Daawo ) !!
Messi Da´baal waa yaqaan been dheh,* Messi Da´baal ma yaqaano sidoo kale Been dheh,* Leo Messi oo ku jira Ebid Raxaadii iyo Qosolkii Nolashiisa soo martay,* Messi ma Qoslo Been dheh (Halkaan ka Daawo War bixin Sir ah oo Xiriiriye.com uu soo helay iyo Taageerayaasha Cristiano Ronaldo oo markooda dharka ka dhigay Ceebna dusha ka saaray Laacib Leo Messi) !!
(25) Liiska Xiddigaha Farxada ee inta badan Garoomada uga baxa iyaga oo Qoslaya ama Faraxsan, Laacibiintaan waxaa yar ama aan la arag Dhibka eey u geeystaan Xiddigaha kale (Akhri Kooxaha eey u saftaan & Qaramada eey u dhasheen >> Qeeybtii 2-aad Baro Dhaqamada Laacibiinta Caalamka) !!
WACDARO CUSUB : Xiddigii badali lahaa Mustaqbalka dhaw Laacibiinta kala ah C.Ronaldo iyo Leo Messi oo Hawada soo galay,* ILIMAN NDIAYE isaga oo socda ayuu kubada Garbaha ku qaataa ,* Yaa Celin doono waaye in la Qalo mooyaanee? (Halkaan ka Daawo Mucjisadaan cusub oo Caalamka ugu hadal heeynta badneed ) !!!
LA YAAB : War uu Qoray Jaraaidka Caanka ah ee Tuttosport oo ka yaabisay Bahda Xiriiriye.com & Qisadaan oo noqotay tii ugu hadal heeynta badneed dalka Talyaaniga (TV-ga RAI ONO OO SII SHAAC BIXIYEY WARKAAN Daawo Sawirka Gudaha ) !!
BARNAAMISHKA KU BIIRI AQOONTAADA SPORT : Maxaad kala socotaa Ebid dhaawicii ugu xumaa oo Ciyaaryahan loo geeysto isaga oo Kubada wata? Xiddiga dhibkaan geeystay waxaa wanagsanaan leheed inuu Qori qaato ka dibna iska xaadiriyo goobaha Dagaaladu eey ka socdaan ee Caalamka !! (Halkaan ka Daawo muuqaalkaan Naxdinta badan hana isku furin hadaad Ciyaaraha kubada cagta Nici doontit)
Qeeybo ka mid ah magaalada London oo midabka Buluuga isku badashay iyo Taageerayaasha kooxda Fc Chelsea oo Wadooyinka iskugu soo baxay+Wararkii ugu dambeeyay ee World Sport News (Halkaan ka Daawo)
Dadka iyaga oo Nool la duugi rabo ka dibna Qabuuraha ka soo baxaayo oo Caalamka ku soo badanaya & arintaan oo Filim laga sameeyay (Daawo Muuqaal+Warbixin Tarjuman).
Kooxda Fc Chelsea oo si Cajiib ah ku qaaday Koobka Champions League markii ugu horeeysay Taariikhda iyo Mucjisooyinkii ka dhacay Garoonka Allianz Arena ee kooxda Bayern Munchen (FAALO DHEER+Top News) !!!
Milyineer-Soomaali ah Oo Nus-Malyuun Dollar Ku Gatay Gaari Nooca Loo Yaqaano Rolls-Royce Phantom, Dhallo Barfuun ahna Kala Baxay $4,300. (Halkaan kala soco Warbixinta BBC-English).
Faaqidaada kulanka Caawa ee Champions League oo Wajiyo badan xambaarsan iyo Xiriiriye.com oo idiin soo aruuriyay Warar Top ah >> Bayern Munchen oo Taariikh madoow ka fakaneeysa & Fc Chelsea oo 2 Champions League u Fakaneeysa (World Sport News).
Gabar ama inan Faqiirnimo ka cabaneeysay oo Dabaq dheer iska soo tuurtay iyo Dad fara badan oo dhacdadaan si Live ah u daawanayay (Daawo Muuqaal+Warbixin).
Kooxaha Ac Milan iyo Inter Milan oo soo xera galiyay Laacibiin cusub, * Michael Owen oo iskaga tagaya kooxda The Red Devils Manchester United & WARARKII UGU DAMBEEYAY EE WORLD SPORT NEWS !
Macalin Roy Hodgson oo ka inkaarsaday Rio Ferdinand,*Fc Liverpool oo burisay Tababare Kenny Dalglish ,*Dani Alves oo ka dhaawacmay Fc Barcelona ,* Xiddigaha Qaranka Denmark oo la magacaabay iyo WARARKII UGU DAMBEEYAY EE WORLD SPORT NEWS !!
Biriq sigtay Diyaaradii uu saarnaa Madaxweeynaha cusub ee dalka Faransiiska Mr.Francois Hollande & dib u dhac ku yimid Safarkiisa (Daawo Muuqaal+Warbixin)
Qaar ka tirsan Xiddigaha Qaranka Spain uga qeeyb galaya Euro 2012 oo la magacaabay iyo Ciyaartooydii Fc Barcelona & Fc Chelsea oo laga waayay Liiska,*Qaranka Diiqa Faransiiska oo dhamaan magacaabay Laacibiinta koobka Qaramada Yurub uga qeeyb galeeysa & Xulka Oranjiga Holland oo aanan ka harin weliba soo dhoobay Laacibiin cusub. (+World Sport News)
Nin Dhar iska soo buuxiyay ka dibna dadka Wadada maraya iskaga dhigay qofka ugu Buuran dunida oo dhoor jeer dhulka isku tuuray (Halkaan ka Daawo Qosolka dhacay & Dadka sida ay u kala Naxariis badan yihiin !!! ).
Saxaafada Ingiriiska " Carlos Tevez oo Xayawaanimadii lagu yaqaanay soo celiyay iyo Xiddigaan oo Maskax ahaan aan caadi aheeyn (Crazy Player Halkaan ka Daawo Waalida uu sameeyay) " * Xiddigii qaaday Laacibka sanadka ee horyaalka dalka Faransiiska oo ku sii jeeda kooxaha Reer Manchester !!
Nin la sheegay inuu Mootooyinka xoowli ku wadi jiray oo Gaari xoog ku socda Mootadii ku qaaday ,intaas ka dib Ninkii xagee laga helay? (Daawo Live Yaabka dhacay).
WORLD SPORT NEWS : Sergio Leonel Agüero oo sheegay inuu qaadista horyaalka Ingiriiska Sharad kula galay Xaaskiisa & Wiilkiisa,* Taageerayaasha Dortmund oo Farxad darteed geedaha dushooda koray ,*Xiddig Caan ah oo diiday inuu u wareego kooxda Real Madrid,* Aston Villa oo burisay Macalin Alex McLeish (Halkaan ka Daawo Top Sport News & wararkii ugu dambeeyay ee Ciyaaraha ).
Xulka Qaranka Talyaaniga ee Squadra Azzurra oo la magacaabay,* Laacibiinta uga qeeyb galeeysa koobka Qaramada Yurub & Ciyaartooy cusub oo lagu soo daray Xulkaas (Akhri Liiska Yaa laga soo tagay ,Aaaway Xiddigihii Weekiyada?).
Kooxda Real Madrid oo jabisay 2 Iskoor oo Caalami ah,*Cristiano Ronaldo oo laga qaaday Gooldhalinta La Liga,* iyo naadiga caanka ah ee Villarreal oo Serie B-da dalka Spain loo tuuray (Halkaan ka Daawo Faaqidaada Primera Division oo la soo gabagabeeyay)
Kooxda Juventus oo Iskoor Caalami ah ka jabisay naadiga Ac Milan iyo Alessandro Del Piero oo dhaliyay Goolkiisii 289-aad intii uu sitay Maaliyada Juventus (Halkaan ka Daawo Muuqaal+Warbixin kooxaha Inter iyo As Roma oo ceeb qabsatay).
Imtixaankii qabsaday Manchester City iyo Dabaaldegii Taageerayaasha Manchester Utd,*Ilintii Farxada isku badashay & Wadne xanuunkii Ciyaarta >> Kooxda Manchester City oo 44 Sano ka dib markeedii 3-aad qaaday horyaalka Premier League iyo Man Utd oo 6 Sano ka dib markii ugu horeeysay Sanadkaan Koobab la´aan Garoomada ka baxday (Faqidaada Premier League).
Mark van Bommel oo iskaga tagay naadiga AC Milan ka dibna bilaabay Faan uu kaga yaabsaday Saxaafada, Maxaad kala socotaa wuxuu Yiri?,* Fc Barcelona oo Bareejo lagu qabtay kulankii ugu dambeeyay ee La Liga & WARARKII UGU DAMBEEYAY EE WORLD SPORT NEWS (Halkaan ka Daawo)
103 Sano ka dib markii ugu horeeysay Taariikhda kooxda Borussia Dortmund oo isku darsatay Koobkii Jarmalka & Horyaalkii dalkaas,*Macalin Sir Alex Ferguson oo Garoonka iska soo xadiriyay iyo Xiddigii uu raadinayay oo uu helay ,*Mucjiso ka dhacday Garoonka kulankii Fiinaalka Koobka Germany,* Kooxda Galatasaray oo qaaday markeedii 18-aad horyaalka dalka Turkiga (Halkaan ka Daawo World Sport News) !!
Taageerayaasha kooxda Manchester City oo ku jira Riyo aan ebid horay Ciyaaraha Kubada cagta loogu arag iyo Ceeb weeyn oo laga yaabo inay dhacdo maalinta Axada ah,*Saxaafada oo markii 3-aad qoorta isku galisay Arjen Robben Vs Neven Subotic ,*Waa maxay sababta ,Maxaa isku soo celiyay? (World Sport News)
Nin Maskiin ah oo ilbiriqsi Hurdo la tagtay iyo Ninkaan & Gaarigii uu watay oo dhoor iyo toban cad noqday (Halkaan Daawo Live Shilkii ugu Halista badnaa Caalamka) !!!!
Waayeeladii Ac Milan oo ka kala yaacaya kooxdaas ,*Kooxaha Real Madrid, Fc Barcelona & Fc Chelsea oo isku heeysta Weeraryahan caan ah ,*Ronaldinho oo Ceeb qabsatay & Wararkii ugu dambeeyay ee WORLD SPORT NEWS !!!
MUCJISOOYINKA CAALAMKA : Xayawaankaba Caruurtiisa xil ayaa ka saaran, Hooyo Maroodi ah oo Cunigeeda yar xoog ku Difaacday (Daawo Muuqaal+Warbixin) .
Pep Guardiola " Ha ii soo dhawanina, ka taga agteeyda, ma jecli anoo Labisan in kor la ii Xambaaro" Sidaas waxaa ku yiri Dhamaan Xiddigaha Fc Barcelona Macalin Pep Guardiola oo Xafladii loo dhigay noqotay mid aad Qurux badan (Halkaan ka Daawo Taageerayaasha Fc Barcelona oo ku Qafiifay Tababare Pep Guardiola).
Xulka Qaranka Faransiiska oo magacaabay 12-Xiddig oo ka Ciyaarta Dibada una matali doonta Koobka Qaramada Yurub & Macalin Laurent Blanc oo Niyada ka dilay 2 Weeraryahan (+World Sport News Dagaal kulul oo ka dhex aloosan Difaacyada Qaranka Ingiriiska John Terry Vs Rio Ferdinand).
Fanaan Shiicada wax ka sheegay oo Dil lagu xukumay iyo Jarmalka oo Amnigiisa la wareegay (Daawo muuqaal+Warbixin).
Radamel Falcao oo Farta ka saaray kooxda Atletico Madrid koobkii Europa League ,*Xiddig Caag la dhacay Alabiitarihii Ciyaarta & Xiriirka Kubada cagta ee dalka Spain oo Xiddigaan Ciyaaraha ka mabnuucay (Daawo Xiddigaan Xanaaqa dhaw Dabaalnimada uu sameeyay+Falcao Gool ) !
La Gazzetta dello Sport " Sixirkii Zlatan Ibrahimovic oo dhamaaday iyo kooxda Juventus oo sabab u noqotay " ,*Laacibiin caan ah oo dhaawac ahaan uga maqnaan doonta Qaranka Spain koobka Qaramada Yurub (Spain Vs Italy) iyo Saxaafada Talyaaniga oo arinkaas buun buunisay (World Sport News) !!
Waligaa Nolashaada si Live ah ma u aragtay Darawalada Cabsan iyo kuwa Hurdada la tagtay oo dad fara badan Nafta ka jaray (Daawo La yaabkaan+Warbixin).
Maxaa Caawa kala heeysta Fiinaalka Koobka UEFA Europa League kooxaha Athletic Bilbao Vs Atletico Madrid oo kala wata Weeraryahanada Fernando Llorente & Radamel Falcao (Taariikhda Koobkaan sida loo kala qaaday),*Waji xumo iyo Ceeb qabsatay kooxda Borussia Dortmund oo heeysata Horyaalka Jarmalka " Telefishinada qaarkood waa Qurun,maxaa yeelay waxay Qarash fara badan farta ka saareen kooxda Bayern Munchen oo aan waxba aheeyn" (Akhri Warkaan oo Tarjuman)
Qeeylodhaan ka soo yeertay inta badan Wadamada Yurub ka dib markii uu dalka Giriiga ka dilaacay Cunsuri weeyn oo ku shaqeenaya Sharciyadii Hitler (Warbixin+Muuqaal).
30 Cisho oo ka harsan koobka Qaramada Yurub iyo Jarmalka oo magacaabay Xiddigaha uga qeeyb galaya Euro 2012+Wararkii ugu dambeeyay ee World Sport News .
Mid ka mid ah Xiddigaha ugu Caansan Caalamka oo inta Dhalo Qamri ah loo dhiibay yiri " Sorry aniga Qamriga ma cabo, maxaa yeelay Muslin ayaan ahay" (Daawo Mucjisadaan).
Hadaad Yaabto Yaasiinka : Haweeneey 1-Milyan oo Dollar Bakhti nasiib ku heshay ka dibna Warqadii boonada Qashinka ku dartay & Haweeney kale oo Lacagtii soo qaadatay (Daawo Yaabkaan+Warbixin)
Naceeybka iyo Xaasidnimada ay isku qabaan kooxaha Inter iyo Ac Milan oo dhalisay inay Juventus ka dhex siibato (Daawo Muuqaal+Warbixin)
Yaya Toure oo kooxda Manchester Utd Malag ku noqday iyo Horyaalka Ingiriiska oo 44 sano ka dib naadiga Manchester City u gacan geli doona,*Skysport oo soo ban dhigay Xiddigaha Man City oo diyaarsaday Funaanado ay ku qorteen "We Are the Champions" (Faaqidaada Premier League).
Kooxda Juventus oo markeedii 28-aad qaaday horyaalka Talyaaniga ee Serie A (Scudetto) ,*Weeraryahan Diego Milito oo sanadkaan naadiga Ac Milan Cagaha ka tumay iyo Saxaafada oo magac u bixisay, (World Sport News Halkaan ka Daawo)
Lionel Messi oo Macsalaameeyay Cristiano Ronaldo dhanka Gooldhalinta Horyaalka La Liga,*kooxda Real Madrid oo Qarka u saaran inay jabiso Iskoor Caalami ah oo u yaalay Fc Barcelona,* 3 ka tirsan Xiddigaha Real Madrid oo dhaliya 87-Gool,* Kulanka Caawa Inter Milan VS Ac Milan maxaa kala heeysta ? (Halkaan ka Daawo World Sport News) !
Mario Gomez oo markii Gooldhalinta laga qaaday ku qara baxay Taageerayaasha Lukas Podolski "Waa Xayawaaniin Dabaalo ah Garoonkii ayay Dab nagu qabadsiiyeen" ,*Klaas-Jan Huntelaar oo si Cajiib ah ku qaaday Gooldhalinta Horyaalka Germany (Daawo Sawirka gudaha iyo Madficii Gooldhalinta oo farta laga saaray)
Mid ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed oo Riyo Jaceyl bilaabay isaga oo saaran Tareemada dheereeya & Fanaankaan oo Daanyeero dusha soo saartay (Halkaan ka Daawo Calaacalkaan iyo Yaabkaan) !!
Kooxda Fc Chelsea oo qaaday FA-Cup ,* John Terry iyo Didier Drogba oo jabiyay Iskoor Caalami ah & Warar kale oo Top News ah !!
HADAL HEEYNTA UGU BADAN CAALAMKA:Tababaraha kooxda Fiorentina Delio Rossi oo Garaacay mid ka mid ah Xiddigaha kooxdiisa & Tababarahaan oo iminka la buriyay (Halkaan ka Daawo Yaabka & Feerka dhacay).
Weeraryahan Wayne Mark Rooney oo la siiyay Abaalmarinta Goolkii ugu Quruxda badnaa horyaalka Premier League mudo 20 Sano ah (Yuu ka dhaliyay Goolkii Sawaariiqda Halkaan ka Daawo Cadeenta World Sport News).
Arjen Robben oo markii Qandaraaska loo kordhiyay Amaan la daba kacay kooxda Fc Bayern Munchen " Caruur badan ayaa halkaan iigu dhalatay Bayer Munchen waana Gurigeeyga oo kale " Kooxda Bremen oo ku Qarxisay Weeryahanka Qaranka Sweden Markus Rosenberg iyo Difaaca reer France Mikael Silvestre (Warar News ah oo Tarjuman) !
Eeyaha dadka u kiciya Shaqada oo ku soo badanaya Caalamka & Fursadaan oo ay ka faaideeysteen dadka Hurdada culus (Daawo Yaabkaan).
Goolhaye Gianluigi Buffon oo kooxda Juventus ka inkaarsaday & Macalin Antonio Conte oo Dhegaha faraha gashtay Ceebta uu dhigay Buffon darteed (Daawo Sawirka Gudaha+Muuqaal Video),* Weeraryahanka Qaranka Senegal Demba Cisse oo kooxda Fc Chelsea Garoonkeeda Dharka uga dhigay,* Fabrice Muamba oo Ciyaaraha dib ugu soo laabtay iyo kooxdiisa oo Dhulka la la simay (WORLD SPORT NEWS) !!
Libaax Ooman oo Wabiga Biyo u doontay iyo Yaxaas ku Qalday Ari, Intaas ka dib maxaa dhacay ? (Daawo Muuqaal+Warbixin).
Jose Morinho oo soo wata ciyaaryahan Zlatan Ibrahimovic ,* Gonzalo Higuain iyo Ricardo Kaka oo ku sii jeeda naadiga Rossoneri Ac Milan & Zlatan Ibrahimovic oo aflagaadeeyay qaar ka tirsan Xiddigaha ugu caansan kooxda Fc Barcelona,* Muxuu Yiri? (Aqri War Bixin Top ah oo Tarjuman).
Shabeell dhanka Dabaasha Kaluun isku badalay iyo Dadka oo mar kasta u soo Daawasho taga (Daawo Yaabkaan+Warbixin).
Kooxda Juventus oo Qarka u saaran Qaadista Horyaalka Tayaaniga ee Serie A iyo Ac Milan oo aan weli is dhiibin (Scudetto)+Iskoor la Jabiyay iyo Kaalimaha 3-aad & 4-aad oo Dagaal ba´an uu ka taagan yahay (Faaqidaada Horyaalka Serie A).
Dagaal kulul oo dhex maray Mas weerar soo qaaday iyo Yaxaas baahan, labada dhinac oo aan waxba isku reeban (Yaa laga Taqluusay Daawo).
Waligaa Nolashaada ma aragtay Gaari Diyaarad ah oo marna Duulaayo hawada sare marna Magaalada dhex mushaaxaayo ? (Halkaan ka Daawo Yaabkaan+Warbixin).
Qofkii Xiddigaan sheegaa waa Qatar waxaana loo Qirayaa inuu yahay Qabiir Sport,*Waa Ciyaaryahan caan ah markii uu yaraa,* Magaciisa oo kaliyah soo sheeg >>Halkaan noogu soo dir Jawaabtaada soona raaci magacaaga oo sadexan xiriiriyesports@hotmail.com (Halkaan ka Akhriso Magacyada Guuleeystayaashii Hal Xiraalihii isbuucii la soo dhaafay) !!
HAL XIRAALAHA TODOBAADKAAN : Ma tahay Qof Ciyaaraha ku taqsuusay ? >> Soo sheeg Xiddigaan Magaciisa iyo kooxda uu u safto >> Halkaan noogu soo dir Jawaabtaada & Magacaaga oo sadexan >> xiriiriyesports@hotmail.com .
FAALO : Maxaa ka jira Messi markii uu tagay magaalada London inuu ka cabsaday in Daaqadaha laga Toogto?? Taageerayaasha Cristiano Ronaldo oo fulaynimadii Xiddigooda uu sameeyay ku soo gadiyay Leo Messi !! (Yaa Saxsan labada dhinac oo yaa Fulaysan labada Xiddig Halkaan ka Daawo Cadeeynta).
Qaar ka mid ah Xiddigaha ugu caansan Caalamka oo la xaqiijiyay ineey Beerta ku jiraan dhanka ku hadlista Luuqada English-ka,* Leo Messi iyo Cristiano Ronaldo yaa badiyo dhanka ku hadlista Luuqada Englishka?? (Halkaan ka Daawo Barnaamish Qosol badan iyo Xiddigo caan ah oo Luuqada English-ka aan B & T aqoon)
YAAB : Yaxaas lagu sheegay inuu Cuni jiray Masaska yar yar oo ku qaldamay Mas weeyn iyo Yaxaaskii oo isagii la laqay (Daawo Mucjisadaan)
Yaxaas Baahi la il´daran oo Masas ku Quraacday iyo Suntii Masaska oo Yaxaaskii saaqday (Intaas ka dib maxaa dhacay Halkaan ka Daawo)
Maxaad kala socotaa Sirta hoose iyo qaabka uu Geele Gaaboow Leo Messi Waqtiga ugu dhumiyey Barashada Tuurista Bilisiyoonka? >> (Daawo Barnaamishka Caag Nin aan Toogan Calaacal iyo Cirka ayaa u dambeeyn doonto: Free Kick & Messi maxaa kala heeysta) ,
Mucjiso Rabaani ah oo dalka Turkiga ka dhacday ayaa wexeey noqotay mid aan waligeed Dunida ka dhicin & Qofkii Qadar-kaan Alle Daawada oo Jariiraco dareemi doona (Nin Aduun joogay maxaa aragti kuu laaban >> Halkaan ka Daawo Yaabka Dhacay).
Qeeybtii 2-aad >> Mid ka mid ah Xiddigaha Dunida ugu caansan oo Faqri ku soo koray balse Maanta Qani noqday," Aabaheey Antonio Mosquera wuu diiday inuu Shaqadaan xun ka haro laakiin Xoog ayaan uga reebay,, (Halkaan ka Akhriso Xiddigaha Faqriga ku soo koray balse Maanta Taajiriinta isku badashay : Qeeybtii 1-aad & Qeeybtii 2-aad)
Mas Dhirirkiisa lagu sheegay 6-Mitir oo Nafta ka jaray Neef Lo´ah iyo Maskii oo isna Goobtii lagu Dilay (Daawo Muqaal+Warbixin).
DHAGAJUUN : Gnegneri Yaya Toure oo Gacanta ku dhigay abaalmarinta Laacibka Sanadka ee Qaarada Africa (Yuu kaga guuleeystay Xilkaan adag? + Warar kale)
WARAR KII UGU DAMBEEYEY EE WORLD SPORT NEWS > > Skysport oo qoorta isku galiyey Hooyada dhashay Laacib Cristiano Ronaldo Mss Dolores Alveiro iyo Hooyada dhashay Laacib Leo Messi Mss Celia Maria Cuccittini >> Hooyada dhashay Laacib Cristiano Ronaldo Mss Dolores Alveiro oo Qaatu ka taagan Caay xun oo kaga timaada Taageerayaasha Leo Messi,* Waa maxay sababta Akhri War bixinta (Sawirka Gudaha ka Daawo Leo Messi iyo Hooyadiis Celia Maria Cuccittini ) !!
Lionel Messi oo Taariikhda markii ugu horeeysay qaaday Abaalmarinta Laacibka Sanadka ee dalka Argentina * Olimpia de Oro* (Faalo : Sanadkii la soo dhaafay isaga oo u soo Labistay Abaalmarintaan Qaaliga ah ayaa Haweeneey laga siiyey ka dibna waxaa goobtii ka dhacday Ceeb & Kala dhuumasho).
LA GAZZETTA DELLO SPORT " Xaaska Buffon Alena Seredova wexeey Waashay Gabdhihii Talyaaniga oo Waalidiintooda Qaatu kala taagan yihiin,, (Waa maxay sababta Daawo Sawirka Gudaha +War bixinta)
Weeraryahan Karim Benzema oo Gacanta ku dhigay Abaal marinta Xiddiga Sanadka ee dalka Faransiiska, Yaa heeysta Iskoorka ugu badan ee Laacibka Sanadka dalka Faransiiska? (Ku Biiri Aqoontaada Sport)
Xayawaanka loo yaqaan Dolphins oo Gool Qurux badan ka dhaliyey Victor Valdes, Maxaad kala socotaa Baashaalkii Miami & Xiddigaha Barca (Halkaan ka Daawo Mucjisadaan)
LA YAAB : Xiddiga Qaranka Germany iyo Kooxda Fc Bayern Munchen Bastian Schweinsteiger ayaa Fikrad cusub oo uu la yimid wuxuu Shirkada Adidas ka muteeystay Lacag Caqli ka fooq ah iyo Caqligaan cusub oo dad badan ka yaabsaday (Halkaan ka Daawo Yaabka uu dhigay Bastian Schweinsteiger oo Telefishinada Live ka ahaa)
LA YAAB : Wiilka Robinho Caanaha ma cabo Cuntadana ma cuno hadaan loo wadin goobta uu Aabihiis Robinho iyo kooxda Ac Milan ku Tababartaan ee Milanello. (Halkaan ka Daawo Barnaamish Xiiso badan oo uu sii daayey Tv-ga qaaska ah ee Ac Milan & Wiilka Robinho oo noqon doona Laacib Weeyn)
QEEYBTII 1-AAD >> Maxaad kala socotaa 3 ka mid ah Laacibiinta Caalamka oo Faqri iyo Baahi ku soo koray balse hada Taajiriin isku badalay (Halkaan ka Akhriso War Bixin Tarjuman By : Bild Sport)
Cristiano Ronaldo iyo Jaceeylkiisa Irina Shayk oo Dalxiis kulul ku tagay Dalka Turkiga, Muuqaalo aan gudaha idinkugu Diyaarinay oo Mucjiso Xambaarsan ,* Waa Yaabee Saxaafada maxaa daba dhigay Shaxaari Cristiano Ronaldo iyo Lamaanihiisa? Halkaan ka Daawo Yaabkaan kana akhriso Magacyada Qabiiradii Sport ee ku Guuleeystay Hal Xiraalihii Sportiga (Fur Sawirka gudaha soona sheeg Xiddiga aad u maleeyn karto Wajigiisa Xiligii uu yaraa ?) !!
Maxaad kala socotaa Taariikhda horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska? Ku biiri Aqoontaada Sport !!
" Garoonka Fc Barcelona anoo Asturan ayaan tagaa marka uu Wiilkeeyga Ciyaaraayo mana arag cid wax iga sheegtay,, Sidaas waxaa tiri Habiba oo ah Hooyada dhashay Xiddiga Fc Barcelona & Qaranka Holland Ibrahim Afellay !!
Weeraryahanada Caalamka waxaa ku jiro kuwo Ciyaal Suuqiin ah oo mararka qaar la kulma Jawaabta eey mudan yihiin (Halkaan ka Daawo Yaabkaan Ciyaaryahan Afka iyo wadnaha Haraanti laga galiyey ka dib markii uu muteeystay ama jilaafay Bortiyeeri !!)
Saadaal : Dalka Somalia oo Guud ahaan eey ka dhici doonto Nabad balaaran & Magaalada Muqdisho oo si Wacan u Camirmi doonto (Sababta,Qodobada & Rajada Sawirka Halkaan ka Akhri) !
Liiska 25-ka Magac ee Xiddigaha ugu Dabeecada kulul Maslaxaha Ciyaaraha kubada Cagta iyo Kooxaha eey u saftaan (Saxaafada Caalamka qaar ayaa Laacibiintaan u taqaan Ciyaartooyda Madax Faluuqa ee Xanaaqa dhaw) !!
Heeso iyo cayaaro video ah
Shakira Waka waka
-
Kow laba dheh kow
-
Knaan waving flag
-
Qaran dumay calanka saar
-
Knaan America live
-
Halkaan ka Daawo Laacibiinta caalamka oo Rigoore dhali kari waayey, waana Pepsi Cola ayeeysiin
- video
halkaan kala soco Ciyaartooyda islaamka ah ee salaada tukada
- video
Halkaan ka Daawo Libaax ilmihiisa Dameer faroow ku quudinaayi, iyo ilmihii oo caloosha Damer falowga ka dhex baxay
- Video
Yaab, Halkaan ka daawo Qaabka dadka ugu boodaan Eeyaha tababaran ee halista ah
- video
Halkaan ka daawo Ruwaayadii labo daran mid dooro Qeeybtii 1.aad
- video
Halkaan ka daawo Qeeybtii 2-aad ee Labo daran mid dooro
- video
Halkaan ka daawo Wacdaraha Luis Nani With Xiriiriye Music
- video
Inta ka Daawo 10.kii Gool ee World Cup ugu wanaagsaneyd With Xiriiriye Music
-
Halkaan ka daawo Hees World Cup 2010 ah oo Farxad & Murugo labadaba xambaarsan
- video
Halkaan ka daawo Goolashii ugu wanaagsanaa ee LaacibSamuel Eto'o With Xiriiriye Music
- video
Halkaan ka daawo Wiil 5-sano jir ah oo Bahda kubada cagta ee Caalamka ka yaabsaday.
- video
Inta ka daawo Hees Macaan oo Africaan ah, waxaana la qaaday World Cup 2010
- video
Halkaan ka Daawo wacdaraha Cristiano uu la yimid Real Madrid
-
Inta ka dhageyso Heesta wardheer oo Dhaanka aan wax la iskula harin ah
-
Inta ka dhageyso Wardheer Dhaanto Party 2
- Video
Heesta Cida inta ka Daawo
- Video
Lionel Messi sida eey kooxda barcelona ugu hagar baxday yaraantiisii halkaan ka daawo
- video 2
Halkaan ka Daawo Laacibiin badan oo caan ah xiligii eey caruurta ahaayeen sida Rooney, Henry, Lampard, Ibrahimovic iwm
- Video
Nuucyada Gawaarida ugu qaalisan ee Ciaartoyda kala wataan halkaan ka Daawo
- Video
Yaa ku guulaysan doona horyaalka ingiriiska?
Chelsea
Arsenal
Manchester united
Liverpool
Manchester City
Tottenham
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Talyaaniga?
Inter
Juventus
Milan
Roma
Fiorentina
Napoli
Yaa ku guulaysan doona horyaalka Spain ?
Barcelona
Real Madrid
Valencia
Sevilla
Deportivo La Coruna
Atletico Madrid
Benjamin Aguero waa Wiil uu Awoowe u yahay Diego Armanda Maradona waxaana dhalay Weeraryahanka Man City & Qaranka Argentina Sergio Kun Agüero (Halkaan ka Daawo Wiilkaan oo aad u da´yar iyo Darbooyin kulul oo la baray) .
Mid ka mid ah Xiddigaha ugu caansan Ciyaarta kubada Cagta oo Sanad kasta taga Xajka & Xiddigaan oo dhawaan Islaamay ayaa waxa uu dhibsaday xiliga uu Tukanaayo Dadka Xajka dhexdiisa Sawirada la daba kaca (Halkaan ka Daawo)
Maxaad kala socotaa Taariikhda Horyaalka Talyaaniga ee Serie A ?, Yaa loogu jecel yahay gudaha dalkaas? Ku biiri Aqoontaada Sport.(Halkaan ka Daawo Goolashii ugu dambeeyey kuwii ugu Wanaagsanaa) !!!
LA YAAB : Mesut Özil " Mar dambe ma dhici doonto ineey i Ceebeeyso Walaasheey Nese waxaana arintaas kala hadlay Hooyo Gulizar (Halkaan ka Daawo Arinta Mesut Özil ka xanaajisay & Walaashiis oo Laf Dhuun gashay ku noqotay ka dib markii eey ka faaideeysteen Saxaafada Ciyaal Suuqiinta ah) !!
Lionel Messi oo qaaday Abaal marinta Laacibka ugu wanaagsan Qaarada Yurub,*Aqri Magacyada 10-ka Ciyaaryahan ee Cod bixinta ama Tartanka ka qeeyb gashay,*Falaqeeynta iyo awooda kooxaha Champions League ee isku dhacay ,* Emmanuel Adebayor oo ku biiray kooxda Tottenham ,* Kulan adag oo Caawa eey Hilfaha isku qaadi doonaan Super-Koobka Kooxaha Fc Barcelona vs Fc Porto (World Sport News iyo War Gelin muhiim ah)
Maxaad kala socotaa Taariikhda Horyaalka La Liga ee dalka Spain? Ku biiri Aqoontaada Sport (Halkaan ka Daawo Goolasha LA LIGA Kuwii ugu Wanaagsanaa) !!!
LA YAAB : Mesut Mustafa Özil "Bisha Ramadaan hal maalin igama fakan,dagaalkii na dhex maray aniga iyo David Villa 100% wuu iga qaldanaa !! (Wareeysi By SPORT1.de) iyo Warar kii ugu dambeeyey ee World Sport News !!
Home
Sports
Nagalaxiriir
SiiSiiSomband
2011
Bye2011
2012
Naceeyb1
Xiriiriye.com